Sign in to follow this  
Jacaylbaro

HUGE EXPLOSIONS IN HARGEISA

Recommended Posts

Som@li   

Somalia -Allidamaal Arbaco Oct 29 2008 - Qaraxyo waa weeyn oo ka kala dhacay Magaalayoonika Boosaaso iyo Hargeysa, kuwaaso aan la ogeeyn ilaa iyo hada inta u la egyahay khasaarooyinka ay gesteen

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Muqdisho,29,Okt,2008,Arboco,(Hillaac.net) Qaraxyo Kala duwan ayaa waxaa ay ka dheceen Magaalooyinka Haregeysa iyo Boosaaso kuwasi oo lala eegtay Xarumaha dowlada iyo Safaarada Ethiopia ee Magaalada Haregeysa. Halka dhinaca kale uu ka dhacay Qarax kaas la mid ah Magaalada Boosaso ee Gobolka Bari Xarun ay Ciidamada Nabad sugida ku leeyihiin magaalada Boosaaso.

 

edit

 

Qaraxyo is-miidaamin ah oo lala eegtay labo xarumood oo ay leeyihiin Ciidamada Sir-doonka Puntland

Arbaco, October 29, 2008(HOL): Labo Qarax oo aad u xoog badan ayaa goor dhaweyd  lala beegsaday labo xarumood oo ku yaala magaalada Boosaaso, kuwasi oo ay leeyihiin Ciidamada Sirdoonka Puntland, kuwaasi oo loo  yaqaana PISta.

 

Labadaan Qarax ayaa kala dambeeyay muddo daqiiqado ah, waxaana la aaaminsan yahay in ay geysteen dhibaatooyin kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aaney jirin warar rasmi ah oo aan ka helnay khasaaraha qaraxyadaas.

 

Ilaa iyo hadda lama xaqiijin karo tirada dhimasho ee qaraxyadaan is-xigay ay gaysteen, inkastoo dhaawac ahaan isbitaalka Puntland loo dhigay 8 ka tirsan askarta PISta.

 

Lama garanayo cidda sida rasmiga ah uga dambaysa labadaan qarax, mana jiraan cid ilaa iyo hadda loo qabtay labadaasi Qarax, waxaana xusid mudan in uu geeriyooday darawal kaxeynayay gaari waxyaabaha qaraxa dhaliyay laga soo buuxiyay

 

Waxaa labadaan qarax geystay labo gaari oo nooca TOYOTA Surf ah, kuwaasi oo laga soo buuxshay Walxaha Qarxa, iyadoo hal mar laga dareemay labada qarax magaalada Boosaaso.

 

Dhamaan waxaa loo adkeeyay amniga goobaha ay ka dhaceen labadaan qarax ,iyadoo dhammaan hakad ay galeen isku socod Gaadiidka iyo Dadwaynaha magaalada Boosaaso. Wixii ku soo kordha Qaraxyadana kala soco halkan.

 

Faysal Maxamed Xasan (Boston), Hiiraan Online

Bosaso, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Targets in Hargeisa:

 

The Presidential Palace

The Ethiopoian Embassy

The UNDP office

 

 

Still there is no indication of casualities but There are huge bodies both at the presidency and Ethiopian embassy specially those who are there to get visas.

 

My ears are aching from the damn Qarax as two of the were very close to my office.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Update us sxb, we don't want to hear from Allpuntland, Dayniile or Hadhwanaag about the qaraxyo, since you are there, update us whenever you get the details.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

JB forget about the updates and get the hell out of there now...your family must be dead worried about you - remember the aftermath is worst than the actual bombing itself

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this