Sign in to follow this  
Duufaan

The unofficial meeting of Puntland and Somaliland leaders in picture

Recommended Posts

Liibaan   

It doesn't matter whether this particular picture is real or fake. The fact is that so-called Puntland admin is against people of SSC, and working very closely with Somalidiid

 

People of SSC decided to take matters into their own hands, free their SSCland themselves

 

People of SSC elected a leader, deputy leader, executive council, a parliament (Khusuusi),and now the SSC army is complete and ready to free the land as soon as possible insha Allah

 

___

 

 

Madaxada Hoggaanka SSC oo soo Galay Gudaha Deegaanka SSC

 

 

Thursday, 29 April 2010

Buhodle.net

 

War naga soo gaadhay afhayeenka Hoggaanka SSC mudane Axmed Maxamed Xasan "gacma yare" ayaa sheegay in guddoomiye-ku-xigeenka hoggaanka midaynta iyo badbaadinta gobollada Sool, Sanaag, iyo Cayn (SSC) mudane Cali Axmed Xasan "Cali-sabaray" iyo mudane Maxamed Xasan Buraale oo ah hanti-dhawrka guud ay soo gaadheen maanta (April 29, 2010) degmada Dharkayn Geynyo oo ka tirsan gobolka Sool.

 

 

 

Warku wuxuu intaas ku daray in madaxda si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Dharkayn markay halkaas soo gaadheen, iyadoo dadweynaha ku dhaqan degmadaas ay wejiyadooda ka muqdeen farxad iyo raynrayn.

 

Afhayeenka hoggaanka midaynta iyo badbaadinta SSC wuxuu sheegay in waftigu caawo ku negaaday degmada Dharkayn,ugana sii gudbi doona Buurawadal oo ah xarunta hoggaanka midaynta iyo badbaadinta SSC.

 

 

Caabudwaaq.jpg

 

Ciidamada ssc oo xaalada diyaar garow galay

 

Saturday, May 01, 2010

 

Xargaga.net

 

Ciidamadda Somalilandiidka iyo kuwa SSC ayaa maanta isu jirsaday wax ka yar 20 Km ka dib markii labadooduba ay sahan iyo indho indhayn ku marayeen deegaanadda hawdka..

 

Xaaladda deegaanadda SSC ayaa ku jiray xili saansaan colaadeed la dareemayo iyada oo dhinacyadda is hayaana ay wadaan abaabul dagaal oo xoogle iyo waliba ciidan Urursi.

 

 

Somalidiidku ayaa iyagu in dhaweyba waday abaabul weerar ah oo ay ku kala bixiyaan deegaanadda Buura wadal, Dharkayn iyo Balicad iyada oo gudaha magaaladda Laascaanood lagu arkayey Ciidamo badan oo dhex maraya labadii maalmood uu u danbeeyey sidoo kalena Baabuurta Tiknikadda ah oo ay gacan maris ku samaynayaan, waxana inta badan ciidamadii iyo tiknikadiiba ka qaadeen fariisinkii ay ku la haayeen Waqdari lama garanayo meesha ay dageen.

 

 

Kulan maanta Dhuyu xuushe ku dhexmaray Taliyayaasha sar sare ee Ciimadda Somalidiidka ayaa ay ku go'aansadeen in ay weerar ku qaaban Dharkayn geeyo iyada oo hawshaasna loo xilsaaray Mahad Canbaashe, waxana uu isla markiiba sahan u diray malayshiyaad gaadhaya 10 baabuur kuwaas oo Kalabaydh iyo dhumayba soo maray.

 

 

warar lagu kalsoonyahay oo xargaga ay heshayna waxa ay sheegaan in Somaliland ay diyaarinayso sidii ay fariisimo uga samaysan la hayd Tukaraq,Karin Dabayl weyn, Dhumay iyo Widhwidh kuwaas oo la dajin doono ciidamo u badan *****.

 

 

dhanka Ciidamada Hugaanka SSC ayaa iyaguna saaka sahami ku kala bixiyey deegaano badan oo hawdka kuwaas oo ay u guur galayeen xaaladd ka taagan waxana na loo xaqiijiyey in Xidhxidh uu soo gaadhay Taliye Kayse Cabdi Yuusuf uuna halkaas kula shirar dadweynaha deegaanka SSC isla markaana ay si heer sarre ah u soo dhaweyeen isku afgarteen wax yaabihii ay kala hadlayeen.

 

 

Magaaladda Tukaraq ayaa saaka waxaa gacan ku haynteeda la wareegay Ciidamadda SSC kuwaas oo ka soo ruqaansaday magaaladda Buurawadal waxaana ay xeryo ciidan ka samaynteen goobo ka baxsan magaaladda.

 

 

xeer dheerayaasha u duun dhaloola arimaha ciidamadu waxa ay saadaaliyeen in 10 maalmood gudahood uu dagaal ku dhici doono iyada oo uu dhamaay asbuucii uu taliye Kayse u qabtay in Somaliland ay kala baxdo Ciidamadda SSC .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

secret_s.jpg

 

Shir Ku Dhexmaray Tukaraq Saraakiil Ka Kala Socda Labada Maamul Ee Hargeysa Iyo Garoowe

 

Siada aya sheegeen dad codsaday in aan magacooda la sheegin waxaa dhacay Shir ay isugu yimaadeen saraakiil ka kala socotay dhinacyada Hargeysa iyo Garoowe ayaa shalay 30.4.2010 kana dhacay magaalada Tukaraq , shirkan oo laba dhinac ay uga wada hadlayeen sidii ay uga hortagi lahaayeen shirka Issimada ee ka socda Buurawadal.

 

 

 

Waxaa dhinaca Hargeysa ka socday C/rashiid Garaad Ismaaciil oo ah la taliyaha dhinaca nabad galyada Gobolka Sool ee Riyaale Faysal Aadan Oo Ka soo jeeda magaalada Burco, ahna ninka tirsan ciidamada Hargeysa ee Sool , Cali Axmed Cali (Cali Afdheere) waxaa iyaguna dhinaca Garoowe ka socday sida ay dadka warka noo sheegay W/Ku xigeenka Maaliyada C/halas Qawdhan , Xildhibaan Cali Jaamac Faarax (Cali Dhagacade) Goondhe Odawaa , Jaamac Cali Shire (Sumuli), Xisaabiyaha Gobolka Sool Kayse Muuse Dheri.

 

Shirkan ayaa waxa uu daba socday sida ay sheegeen dad ku sugan xagga telefoonka ah oo dhex maray Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire Iyo Ninka ciidamada Hargeysa gobolka Sool Dhancade.

 

 

 

Waxaaana maalmahan ugu danbeeyey socday sidii weerar loogu soo qaadi lahaa magaalada Buurwadal , weerarkan oo labada maamul doonayaan in ay ku soo wada qaadaan, waxaana arrinta loo xilsaarayaa dhinaca Hargeysa , markii ay maamulka Puntland ka baqeen in kacdoon kaga yimaado, waase ay isla qaateen sida la sheegay wixii kharash ku baxa in ay dhinacooda ka bixinayaan Puntland.

 

Lama oga waxa dhicin doono maalmaha soo socda , waxaase aad loo hadal hayaa shirar hoose oo ay laba maamul dhinaca telefoonada iyo si toos ah u yeelanayaan.

 

Horafadhi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

It is not fake.this one took place in Adis under Malazawi wacth. You can prove it is fake if you have a photoshop

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

dalmar

 

you remind of me pirateland boys such as duke few years ago who used to spoil for fight with somaliland everyday, and somaliland was pateint with them for so long until we broke their back.... now you hear hush from them...

 

now here you are jumping up and down screaming for war, i hope once you get what you looking for you will be contempt with the result.

 

somaliland will not start anything we just wait for someone lakiin if you think you will not go down the road puntland went then you have another thing coming.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Qudhac:

dalmar

 

you remind of me pirateland boys such as duke few years ago who used to spoil for fight with somaliland everyday, and somaliland was pateint with them for so long until we broke their back.... now you hear hush from them...

 

now here you are jumping up and down screaming for war, i hope once you get what you looking for you will be contempt with the result.

 

somaliland will not start anything we just wait for someone lakiin if you think you will not go down the road puntland went then you have another thing coming.

Wow now NW Somalis are taking credit for Lascaanod. I think the fact that Riyaale was chased out of there never to return is proof of how unstable the area is and his failure to do anything futher shows what power he has! It was not until Habsaade switched sides (again) and within weeks he convinced in militia men to do the same and Lascaanod went back!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Cyber_Nomad:

quote:Originally posted by Duufaan:

For first time we have proof. Could it be fake picture, I do known things so.

 

I dont know which is worse your observational powers, or your appalling grammar.

 

Its humorous to see that SSC graphic capabilities are elementary.
Since when Aynabo boys mastered photoshop, mind boggling at its finest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this