Sign in to follow this  
Juje

The Story Behind the 'release' of one of the French Hostages.

Recommended Posts

Juje   

Al-Shabaab Oo La Dagay Iyo Xisbul Islaam Oo Lala Heshiiyay. Lahaystayashii Faransiiska!!!

 

War degdeg ah oo hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in la sii daayay labadii nin ee Faransiiska ahaa ee laga afduubtay hotel Saxafi bishii hore 14keedi. Wararka hor dhaca ah ee ay faafisay dowladda ayaa sheegaya in ninka ay hayeen Al-Shabaab uu kasoo baxsaday kooxdii haysay, uuna soo galay xarunta Villa Somaliya isagoo lugihiisa ku socda, taasoo u muuqatay mid aan ka dhici karin xaalada Muqdisho ay hada ku jirto. Goobo badan ayaa la isku horfadhiyaa dagaal, wayna adag tahay in nin ajnabi ah uu dhex maro goobahaas oo uu lugihiisa ku tago Villa Somaliya oo uusan aqoon dhinac ay ka jirto. Ninka ay hayeen ururka Xisbul Islaam ayaa isaga lagu siidaayay heshiis horay u dhex maray dowladda Faransiiska iyo madaxda Xisbul Islaam. Waxayna u badan tahay in madax furasho lacageed laga dhiibay.

 

Ururka Al-Shabaab ayaa maanta lagu balamiyay in lasiin doono lacagtii ay dalbadeen. Waxase jiray qorshe kale oo qarsoodi ah oo lagula balamay maleeshiyaadka gacanta ku hayay ninkaas, oo si qarsoodi ah loola heshiiyay. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in 8dii wiil ee ilaalada ka ahaa ninkaan la kala gatay oo 5 ka mid ah loo balan qaaday lacago iyo in deganaansho laga siinayo dalka Faransiiska. 5ta wiil ee lala heshiiyay ayaa xalay saqdii dhexe dilay 3dii kale oo aan ka warqabin heshiiska qarsoodiga ah, waxayna lasoo galeen xarunta Villa Somaliya ninkii ay ilaalada ka ahaayeen ee Faransiiska ahaa.

 

Howl galka lagu soo furtay nimankan ayaa waxa ka wada shaqeeyay saraakiil ka tirsan sirdoonka Faransiiska, dowladda Somaliya iyo xubno ka tirsan labada urur ee Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam, inkastoo labadan urur midkoodna la siray, midka kalana lala galay heshiis lacageed oo si fudud loo siiyay lacag madax furasho ah.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

French Captive in Somalia Gains Freedom

 

By JEFFREY GETTLEMAN

Published: August 26, 2009

 

MOGADISHU, Somalia — One of two French security advisers kidnapped in July and then shuttled between feuding militias emerged from captivity here on Wednesday, but the other adviser appeared to still be in the hands of a violent Islamist group, Somali officials said.

 

There were conflicting reports about how the man, who has not been identified by authorities, gained his freedom, with some Somali officials saying he had escaped, and others saying he had been released by his captors after a ransom was paid.

 

The freed man, the Somali officials said, turned up Wednesday morning at the presidential palace here in the war-torn Somali capital, gaunt, pale and heavily bearded, and identified himself to authorities as one of the two men who had been taken at gunpoint from a hotel on July 14.

 

The French Foreign Ministry confirmed that the man was free of his captors. But a Foreign Ministry official stressed that, contrary to some reports, there had been no violence or shooting involved. The official, who declined to give his name because he is not authorized to speak publicly, said no ransom had been paid. The Ministry also underlined that the second hostage remained in captivity.

 

Both of the men, the ministry said, had been working in Somalia on behalf of the French Ministry of Defense to train Somali government forces.

 

For reasons that remain unclear, they had identified themselves as journalists to workers at the hotel where they were staying, creating some initial confusion about their identities.

 

Somali officials said that the men had originally been taken by a pro-government militia, but later, under murky circumstances, they ended up under the control of Hizbul Islam, a Islamist insurgent group fighting the weak transitional government. French officials confirmed that the freed man had been held by that group.

 

To avoid tensions with a more radical Islamist militia, the hostages were split up, a Hizbul Islam leader said in July. The younger, lower ranking French military adviser — the man who was freed — remained with Hizbul Islam, while the older, more senior man was given to al Shabab, considered the most violent and fearsome militia in the country.

 

Somali officials said Wednesday that the freed French adviser said that he had not been mistreated by his captors. After a few days of being held in tight confines, he was given more liberties.

 

Westerners seldom go to Somalia, in part because kidnappings are frequent here. The country has been without a functioning central government since 1991, and is wracked by lawlessness, warfare, corruption, and off its shores, piracy.

 

Sharon Otterman contributed reporting from New York and Dan Bilefsky from Paris

 

Source : NY Times

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by nuune:

Armuu sheekadan rimiyey jinn!

Wa wax dhici kara saxiibo.

But read the statement from the man himself:

 

Marc Aubriere oo hadalkiisa ay soo koobtay BBC:

Aad ayaan u faraxsan ahay, laakiin waxaan ka walaacsan ahay saaxiibkeey, oo weli la haysto.

Aad ayaanan u nasiib badan ahay, waxaanan rajeynayaa in aan dhowaan qoyskeeyga aan la kulmo.

Keligeey ayaan soo baxsaday.

Si wanaagsan ayaana la iila dhaqmay intii aan ku jiray gacanta nimanka i hayay.

Raashin wanaagsan ayaa la i siin jiray.

Cadaadis la ima saarin.

La iima gacan qaadin.

 

Sidee u baxsaday Marc Aubriere?

 

Waxaan soo baxsaday xalay saqdii dhexe wakhtiga Muqdisho.Nimanka i ilaalinayay way daallanaayeen oo wey hurdayeen.Intaan is diyaariyay ayaan keligeey soo baxsaday.Ma jirto cid aan dilay ama aan dhaawacay marka aan soo baxsanayay.Shan saacadood ayaan dhex lugeynayay Muqdisho, ilaa aan soo gaaray Guriga Madaxtooyada.

In la soo baxsadaa ma sahlanayn, laakiin in laga sheekeeyaa way sahlan tahay.

Aad ayaanan u nasiib badnaa.

 

Source: BBCSomali

 

This Frenchmen who has been abducted two nights after landing in Mogadishu and held in a place which was secret to even people who know the where about of Mogadishu - has escaped with ease and managed to find his way to Villa Somalia.

Jinnigi Nuune sheegayay aya mesha ku jira malaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Baxsashada lama yaabani...sida uu guryaha magaalada u kala yaqaaney baan la amankaagay. Tolow ma chip GPS ah baa maskaxdada kaga jirey smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ The true story will come out when he is back to France, he is hiding some facts now for security reasons!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Juje:

Ninkass garbaha la sido aya so baxsadey...
:D

 

:D sheeka in la soo maliigay iney tahay waan isla fahanay taas, xataa anu waxaan ka shakisnahay wareysiga la yiri wuu bixiyey, waxba kama jiro, we await what he would say in Nairobi.

 

 

but I like this bird out of this story :D

 

DSC09836.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this