Sign in to follow this  
Fiqikhayre

London Demonstrations in support of the Government with Pictures!

Recommended Posts

Mudaharaad aad u balaaran oo lagu Taageerayay Dowlada Federaalka ah iyo Hawlaha ay ka hayso Gudaha Dalka Soomaaliya, ayna ka Soo Qayb Galeen Boqolaal Qof oo ka mid ah Jaaliyada dalka Ingiriiska Dagan ayaa Maanta ka Dhacay Magaalada London.

 

 

Mudaharaadkaan ayaa dhamaan dadkii ka soo qayb galay oo iyagu u mahad celiyay Ururada IGAD, AU, EU, UN, iyo dalalka Ethiopia Ingiriiska iyo Maraykankaba waxay maanta shucuurtooda ku muujiyeen Irida hore ee Madaxtooyada Dalka Ingiriiska.

 

 

Waxaa amaanka iyo nabadgalyada dadka mudaharaadayay si taxadar leh u ilaalinayay Booliska Dalka Ingiriiska, iyada oo maalintii shalay ahaydna xubno hormuud u ah Urur Loogu Magacdaray Somali Concern Group oo si xad dhaaf ah u Taageeri jiray Midowgii Maxaakimiinta, kana mid ahaa wafdigii Maxaakimiinta ee horey u tagay dalka suudaan, iyaga oo horey u sheegatay inay yihiin lataliyayaasha xaga siyaasada ee Maxaakimiinta ay sheegeen inay qalalaase iyo is hortaag ku samayn doonaan Mudaharaadkaas, waxaase hawshii cagajuglaynta ahayd gacanta ku dhigay Booliska dalka Ingiriiska oo xiriir khatka taleefoonka ah la sameeyay xubnahaas inta ayna imaan goobta mudaharaadku uu ka dhacayayba.

 

 

Mudaharaadkaan ayaa waxaa ka soo qayb galay soomaali farabadna oo aan horey loogu arki jirin goobaha soomaalidu ay isugu soo baxaan, iyada oo dhamaan dadkii Mudaharaadkaas Dowlada Federaalka ah lagu taageerayay waday ay siteen Boorar waawayn oo ay ku muujinayeen shucuurtooda wadaninimo oo ay ku taageerayaan Dowladooda.

 

 

Qaar badan oo ka mid ah shacabka Mudaharaadayay ayaa ku hadaaqayay erayo ay ka mid ahaayeen, Maanta ayay Mustaqbalka caruurteenii inoo hagaagtay, dalkeeniina waxa uu haystaa wadadii lagu gaari lahaa nabad waarta, iyo ereyo kale oo ay ku boorinayeen dowlada federaalka ah inay hubka ka uruuriso gacmaha shacabka soomaaliyeed

 

 

Idamaale News

 

Mudaharaad%201.jpg

 

Mudaharaad10.jpg

 

Mudaharaad11.jpg

 

Mudaharaad12.jpg

 

Mudaharaad13.jpg

 

Mudaharaad14.jpg

 

Mudaharaad18.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Any sentiments towards your dead brothers and sisters in the south by US and Ethio bombs as confirmed by Oxfam?

 

Cant say i'm surprised at a one tribe turn out in London though.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ebyan   

I never knew you could the tribe an individual belongs to based on their physical appearance. Huh! You learn new things everyday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ It's not how they look that usually gives them away. It's how they smell. Try it. Get really close one day to someone carrying a sign that says "somalia has no place for terrorists" and take a good whiff. See if you can decipher what clan he or she belongs to.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ebyan   

You all smell the same to me, (Double Double) coffee and cheap cologne. Question.. Do your fingers ever get tired from all the typing? You fadhi-ku-dirir warriors amaze me, maybe I should hangout in coffee shops a bit more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Now he smells people. :D

Northerner, how do you know people there where from a single clan?

 

Mudaharaad3.jpg

 

The people in the demo came from many various clans, in the Horn Afrik interview I heard Osman Maye, maybe his clan came out in force.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this