Sign in to follow this  
General Duke

Laascaanood: Somaliland Police officer killed

Recommended Posts

Sarkaal ka tirsan Booliska Somaliland oo caawa lagu toogtay Laascaanood

January 15, 2010

Waxaa fiidnimada caawa magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool lagu toogtay Sarkaal sare oo ka tirsan Booliska maamulka la magacbaxay Somaliland.

 

Sarkaalkaas ayaa lagu magacaabi jiray Cismaan Macalin Faarax Cabdi”Suxufi”, waxaana uu ahaa Madaxa Howlgalinta Ciidanka Somaliland ee gobolka Sool mudooyinki lasoo dhaafay.

 

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay ku warameen in toogashada Sarkaalka uu yimi ka dib markii kooxo hubeysan oo aan la aqoon heybtooda ay rasaas ku fureen isagoo kusii jeeday gurigiisa oo ku yaalay Bartamaha magaalada Laascaanood.

 

 

Dableydii dilka geysatay ayaa durbadiiba isaga baxsaday goobta, waxaana isla markii soo gaaray goobta Ciidanka Amaanka ee Somaliland kuwaas oo baaritaano halkaas ka bilaabay.

 

Jawiga magaalada ayaa ah caawa mid aad uga duwan kuwi hore, waxaana magaaladda ku dhex wareegaaya Ciidanka amaanka Somaliland kuwaas oo raadinaaya cida falkaas dilka geysatay.

 

Lama yaqaano sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilka Sarkaalkan, waxaana uu kusoo beegmaaya xilli magaalada Laascaanood ay kusoo badanayaan falalka amaan darada ah iyadoo halkaas dilal lagu geystay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Somaliland.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alaha u naxariisto. Belada Xamar kasocota, Galkacayo, Garowe, Bosaso, haddana Laaska berina Burco saadamena Hargaysa sidataalna Boorame. No one can live in a bubble. War Somaalay tashada and belada meel ugasoo wada jeeshta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

hadalba intii lasoo gaabiyo waxa wanagsan in nabad lagu wada joogo ...kii magaladiisa goysana iyo kii somaliwayn aminsan oo nabad dadkiisa kula joogaya..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Aaliyah416:

hadalba intii lasoo gaabiyo waxa wanagsan in nabad lagu wada joogo ...kii magaladiisa goysana iyo kii somaliwayn aminsan oo nabad dadkiisa kula joogaya..

Marka hore samir iyo iimaan family-giisa, isagana Ilaah ha u naxiirsto.

 

 

Waan kugu raacsanahay cidii gobolkooda goosanysaa ama somliweyn raacaysa in la ixtiraano. Somalidu iyaga oo is haya oo dagaalamaya ayay hadana ka xun iska qaban jirtay oo aanu dadka kusoo dhuuman jirin.

 

War nimankaas afka duuban ee ciyaalka duufsanaya ee diinteena sida khaladka ah ufaafinaya aan meel uga soo wada jeesano oo lawada dagaalano.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^dhalinyaradan aad shegasid caqli bay leeyihiin hadii qofka yacni so easy ah loo persuade gareen karo asaga ayeey danbigiisa tahay...odayashana ilaahay baa la xisaabtamaya laakin qof wayn oo 17 jir ama melaas caqli uu isku dabaro wuu leeyahay...loma baahna in laga dhig like in ay sac yihiin qorta xadhig loo sudhey..ninkasta camalkiisa asaga ka masuul ah kii waxan oo dhan ka danbeyay dabcan asna wax wa ku leeyahay ilaahay hanaga hayo dalkeenana nabad ha kusoo celiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Aaliyah416:

^dhalinyaradan aad shegasid caqli bay leeyihiin hadii qofka yacni so easy ah loo persuade gareen karo asaga ayeey danbigiisa tahay...odayashana ilaahay baa la xisaabtamaya laakin qof wayn oo 17 jir ama melaas caqli uu isku dabaro wuu leeyahay...loma baahna in laga dhig like in ay sac yihiin qorta xadhig loo sudhey..ninkasta camalkiisa asaga ka masuul ah kii waxan oo dhan ka danbeyay dabcan asna wax wa ku leeyahay ilaahay hanaga hayo dalkeenana nabad ha kusoo celiyo.

Waa runtaa waan kugu raacsanahay fegradaada, laakiin dadku mid yar iyo mid weyn way kala aqoon badan yihiin. Waxa aad arkaysaa oday weyn oo 55 jir ah oo hadana sid caruurta u fekeraya oo xuma ka talis ah. Markaa anigu waxaan qabaa nimankan afka duuban ee masaajidada gubaya, dad dhintay soo qufaya, dadka nolosha ku aasaya in layska celiyo oo aan ka saarno meel kasta oo Somali degto. Dhaqan aynaan la hayn maqaadan karno, diinta Islaamkana waa naqaanaa oo ilaa ehel ka ehel ayaa laynagu dhalay. Markaa anigu waxaan qabaa nimankan inta aanay dad badan oo aqoon yar iyo caruurta inaga bedelin aan saarno oo yaan loo naxarisan, meesha lagu arko ha lagu toogto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Peace Action , the difference between Burco and Las anod is, 1 is the mother of somaliland ( Burco) and las anod well what can i say it flip flops every year from puntland to somaliland and vice versa.

 

 

you can't compare the mother of somaliland and a city that changes its shirts every decade ( las anod).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Peace Action:

Ow Gaab, it shows how Somaliland would never become a country because it is driven by tribalism. What is the difference between Laascanod and Burco?

It's partially based on tribal relations, yes. However, so is the TFG administration and the Puntland enclave, does this mean that they will not succeed either?

 

The difference between Las Canood and Burco is that Burco is located in the heart of Somaliland whereas Las Canood is on the edge of Somaliland. Containing or better yet, eradicating these type of problems is always most effective when it's tackled at the primary source before it can spread.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this