Sign in to follow this  
Xudeedi

Hol-hol meeting begins: Secessionist propaganda humiliated.

Recommended Posts

Johnny B   

Mr Oodweyne once predicted this.

president Riyaale's policies paid off.

The people of SSC can't hold a single meeting of their own, they're for good or worse under the mercy of Somaliland.

Any other assertion seems to be Reality-fraud.

Share this post

Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

quote:Originally posted by 'Dalmar':

Is not your business, where he is, shaqo yeelo

He maxa dhacay si baad u yara cadheysantahay

you wanne talk about it
:D
:D I dont think he wants to talk about it wuu xanaaqsan yahee iska daa.

Originally posted by Aaliyah416:

wa aduun maalinba qof bay shekadu u socota, way kusoo laban doonaan iska sug
icon_razz.gif

Abaayo tiini way idin dhaaftay 1988 MOD. ;)

Laakin dadku kala gobsan kuwana markay awood sheeshaan shacabka ayey xasuuqaan. Laakinse SL inta ay jirto in SSC shacabkeeda dhib la gaadhsiiyo ma dhici doonto. Waayo dad gob ah ayaanu nahay. Waxba ciyaalka SOL hadalkooda ha kasoo qaadin.

SOO MAAL   

Red Sea,

waxba may dhaafin maalintoodii waa soo socotaa, hadana waa soo wareegasaa hadiiba ee jirtu mid hore, mustaqbalka dhow Insha Allah,

Waayo Allaha weyn baa Quranka al-kariim ku sheegay, inuu maalmaha yar ee dunida uu maalin ba qole imtixaanayo si ee cashar ama cibrah u noqoto,

"watilka alayyamu nudawiluha bayna alnnasi"Al-Imran 3:140.

SNM markii la aasaasay 1981, 8 sano ayeey ku qaadatay in ee dagaal dowlada la galaan, intii sano ee ka horeesayna 81kii iskabadaa hadalkeeda

Dad badan bey hada u cadaatay in snm malitia jogsaneen ilaa la joojiyo oo la hakiyo, markaa reer SSC dhowaan ficil bey la imaanayaan hadii Allah idmo, soo joog ninkii laga waayo maanta, soo jiif baa laga helayaa maalin dhow

Shacabka SSC, hogaankooda cusub dhowr bil ayuu jiraa hadeer, markaa yaa waxba la dagdagin, halganka waa lawadayaa insha Allah, wali yaa foodaba isdaray, oo wali meel lagu dagaalamay maba jirtu,

Mida kale, Garaad Abduqani Allah haa unaxariistee, 1980s snm hawd ayuu ugu tagi jiray ayada oo dawladu kasoo horjeedu inuu booqdo snmta, mar waaba la xidhay saa darteed, Garaadku nin gob ah ayuu ahaa waxaanu usheegi jiray snm inuu xaqdarada iyo gardarada kasoo horjeedo, lakiin snm/somaliland waa abaal laawe ninkii saa u wanaagsanaa ayee dagaal Gurigiisii iyo dadkiisii ku soo qaadeen oo rabaan inay guumeestaan

hadii Sl gob yihiin ummada Illaahay amaan bey siin lahaayeen, oo dad walaala hood ah oo ee jaar yihiin dagaal kumey soo qaadeen, sabab kaliya ee hada snm dagaalka iyo dhiibaatada ugu wadaan shacabka SSC waa rakhiis, nin cad baa bari wax map la dhaho xarxariiqay

Arrinta kale aad lasoo shirtagtay oo ah in reer SSC masuul ka yihiin 1980s wixii dhacay ee reer woqooyi galbeed sheeganayaan, hadana snm malitia wado aargoosi, waa arrin gooni ah oo ubaahan in markeeda laga hadlo.

Red sea, adaaba ugu daran Ciyaalka snm ee Sol, markaa maxaad kawadaa ciyaalka hadalkooda waxba haa kasoo qaadin

Kamaavi   

Originally posted by Mr. Red Sea:

quote:Originally posted by Aaliyah416:

wa aduun maalinba qof bay shekadu u socota, way kusoo laban doonaan iska sug

Abaayo tiini way idin dhaaftay 1988 MOD.

Weli la isma gaarin. ;) Mijintu yeyna jar dheer kaa tuurin. icon_razz.gif

Originally posted by Duufaan:

Those people working for somaliland understand, how far they can go.This should be the wake up for eveyone in SCC region. The seccessionist can not afford having a conflict with poeple of SSC. Both economically and politically. They are playing hard boll but they can only lost

It was expected that Redsea will miss the above statement. :D

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this