Sign in to follow this  
Xudeedi

Hol-hol meeting begins: Secessionist propaganda humiliated.

Recommended Posts

Xudeedi   

War Deg Deg Ah--Shirka Hol Hol oo si Rasmi ah u Furmay Galabta oo Warar Been ah Hore Looga Fidiyey

Garaad Ismaaciil ayaa maanta u sameeyey Qado sharaf isimada Sool ee shirka isugu yimmi qada sharaftaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay

Gelinkii Dabe Markii la tukaday salaada casar ayaa shirku si rasmi ah u furmay iyadoo lagu sharfay furitaanka shirka garaadkii lahaa Marti qaadka oo halkaas ka jeediyey khudbad aad u qiima badan uguna baaqay in shirku noqdo ay ka soo baxaan go,aamo ummadda u noqda masiir.

Dhinaca kale garaad jaamac ismaaciil ayaa uga mahad celiyey isimada ssc ee ka soo jawaabay gogoshuu u dhigay iyo marti gelinta isimada ssc.

Dhinaca mar radio laascaanood la xidhiidhay madasha shirka ayaa na loo xaqiijiyey inaysan jirin warar been abuur ahaa oo laga fidiyey shirka iyo in maleeysiyaadka dirta qabsadeen gogoshii iyo dhamaan wufuudiiba.

Si kastaba ha ahatee shirka ayaa waxaan ilaa hadda ka soo qayb gelin garaad jaamac garaad cali iyo ugaas faarax oo markii hore ugu sugnaa garoowe isla markaana ay isimada mar kasoo wada baxeen magaalada garoowe balse aan soo gaadhin madashii shirka ilaa iyo hadda.

Source: Boocame

Share this post

Link to post
Share on other sites

holhol:Isimadii maanta ka tagay magalada garoowe oo si nabad ah loogu soo dhaweeyay deegaanka holhol iyo warar sheegaya in la soo weerara oo been noqday

Waxaan lagu soo waramayaa in ay deegaankaasi lagu soo weeraray isimadii maanta ka tagay magalada garoowe ay taasi noqotay mid aan waxba ka jirin oo ah been abuur ay dad ka soo horjeeda shirka halkaasi ka dhacay ay ka been abuureen ,.

Dhanka kale wararka ka soo baxaya ciidamanada somalilandta ah ee la sheegay inay soo werareen garaadyadii degankaasi maanta soo garaay ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin deegaanka ku xiga hol hol ee ganbadhe isla markaasna ay san wax dagaalka soo qaadin .taasina ay tahay mala awaal aan jirin., 

Safarka ay maanta ku tageen 2:Garaada Saleebaan Garaadmaxamuud 3:Garada Abshier Saalax 4:Garaad C/salaan Xasn Maxamud 5:Garad Cali Buraale 6:Suldaan Xasan C/qaadi 7:Garaad Ibraahin baaruud 8:Garaad SaleebanCali buraale 9:Ugaas Faarax Dheere 10;Ugaas Cabdilahi 11;Suldaan siciid tuulada hol hol oo ka tirsan gobalka sool ayaa waxaa uu salka ku hayaa sidaa qabiilka dhul bahante loo miday lahaa isla markaasna ay noqtaad far iyo faraatigiisa .si ay isaga saa raan gabi ahaanba wixii musuq maasuq ka wada gobalka sool,

Waxaana lagu wadaa in ayaa mahaan danbe ay deegaanka holhol ay ka dhacaan shir ay isigu imaanayaa garaadyada iyo waliba ugaasyad dhul bahante ayadoona shirkaasi la rabo inay ka soo baxaan qodobo dhowr ah isla markaasn wax ku ool ah,

Shirkii Hol Hol oo Furmaya iyo Somali-Land iyo Puntland oo wada Qorshayaal

Hol-Hol:Waxaa maanta ciidan fara badan oo buuxiyay tuulada HOL HOL soo galay maleeshiyaadka taabac san Somaali-land iyagoo joogay qadar xoogaa ah ka dibna la waydiiyay waxa ay u socdaa, waxayse ku soo gaabsadeen inay salaam ugu yimaadeen Garaadada ssc Intaa ka dib waxaa loo sheegay inay ka baxaan magaalada maadaama aan lagu casumin madasha shirka ayna wadaan daandaansi.

Waxaa maanta ciidan fara badan oo buuxiyay tuulada HOL HOL soo galay maleeshiyaadka taabac san Somaali-land iyagoo joogay qadar xoogaa ah ka dibna la waydiiyay waxa ay u socdaa, waxayse ku soo gaabsadeen inay salaam ugu yimaadeen Garaadada ssc . Intaa ka dib waxaa loo sheegay inay ka baxaan magaalada maadaama aan lagu casumin madasha shirka ayna wadaan daandaansi.

War ay WIdh widh Online ku heshay so hoose ayaa sheegaya inay u socdeen Garaad Jama Garaad Cali ayna doonayeen inay gacanta ku dhigaan isaga maadaama uu dhowr goor oo hore uu hadalo kulkul u diray maamulka S/Land oo hada xogg ku joogo meelo badan oo ka mid ah dhulka SSC.

Hungada ay maanta la kulmeen maleeshiyada maamulka la baxa Soomali-land ayaa ahayd dhabar jab aysan filayn waayo Garaad Jama Garaad Cali markaas waxaa la sheegay inuu joogay magaalada Boocame halkaas oo uga gudbay magaalada saaxdheer ee gobolka Sool.

Waxaa iyana soo shaac baxay saw el wel badan oo laga qabo qobsoomida shirka maadaama madasha shirka ay iska imaan karaan maleeshiyo calooshooda u shaqaystayaal ah oo samayn kara waxa ay doonaan.

Dhanka kale maamulka Puntland ayaa isagu waxaad moodaa inuu aad ugu farax sanayahay aadna ula dhacsan in bur bur deg deg ah ku yimaado shirka Beesha ssc si ay weligood u hoos taagnaadaan maamulka Garoowe iyo Hargaysa sidaasna u qaybsanaadaan. Waayo saaka waxaa baneeyay dhamaan wadooyinka Tuko raq maleeshiyooyinkii halkaas u joogay Puntland iyagoo u sahlay ciidamada S/land inay aayar ku tagaan meesha ay doonayaan.

Isku soo wada duuboo haddii aysan Beeshii gogosha dhigtay aysan la iman awood iyo ciidamao ay kaga hor tagto maleeshiyaakan S/Land iyo Puntland waxaa muuqata in shirkaasi uu raaci doono shirarkii ka horeeyay oo ku dhamaaday fashil iyo waxbo la’aan.

source widhwidh.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this