Sign in to follow this  
Xudeedi

Hol-hol meeting begins: Secessionist propaganda humiliated.

Recommended Posts

Shirkii Hol Hol oo Furmaya iyo Somali-Land iyo Puntland oo wada Qorshayaal

Hol-Hol:Waxaa maanta ciidan fara badan oo buuxiyay tuulada HOL HOL soo galay maleeshiyaadka taabac san Somaali-land iyagoo joogay qadar xoogaa ah ka dibna la waydiiyay waxa ay u socdaa, waxayse ku soo gaabsadeen inay salaam ugu yimaadeen Garaadada ssc Intaa ka dib waxaa loo sheegay inay ka baxaan magaalada maadaama aan lagu casumin madasha shirka ayna wadaan daandaansi.

Waxaa maanta ciidan fara badan oo buuxiyay tuulada HOL HOL soo galay maleeshiyaadka taabac san Somaali-land iyagoo joogay qadar xoogaa ah ka dibna la waydiiyay waxa ay u socdaa, waxayse ku soo gaabsadeen inay salaam ugu yimaadeen Garaadada ssc . Intaa ka dib waxaa loo sheegay inay ka baxaan magaalada maadaama aan lagu casumin madasha shirka ayna wadaan daandaansi.

War ay WIdh widh Online ku heshay so hoose ayaa sheegaya inay u socdeen Garaad Jama Garaad Cali ayna doonayeen inay gacanta ku dhigaan isaga maadaama uu dhowr goor oo hore uu hadalo kulkul u diray maamulka S/Land oo hada xogg ku joogo meelo badan oo ka mid ah dhulka SSC.

Hungada ay maanta la kulmeen maleeshiyada maamulka la baxa Soomali-land ayaa ahayd dhabar jab aysan filayn waayo Garaad Jama Garaad Cali markaas waxaa la sheegay inuu joogay magaalada Boocame halkaas oo uga gudbay magaalada saaxdheer ee gobolka Sool.

Waxaa iyana soo shaac baxay saw el wel badan oo laga qabo qobsoomida shirka maadaama madasha shirka ay iska imaan karaan maleeshiyo calooshooda u shaqaystayaal ah oo samayn kara waxa ay doonaan.

Dhanka kale maamulka Puntland ayaa isagu waxaad moodaa inuu aad ugu farax sanayahay aadna ula dhacsan in bur bur deg deg ah ku yimaado shirka Beesha ssc si ay weligood u hoos taagnaadaan maamulka Garoowe iyo Hargaysa sidaasna u qaybsanaadaan. Waayo saaka waxaa baneeyay dhamaan wadooyinka Tuko raq maleeshiyooyinkii halkaas u joogay Puntland iyagoo u sahlay ciidamada S/land inay aayar ku tagaan meesha ay doonayaan.

Isku soo wada duuboo haddii aysan Beeshii gogosha dhigtay aysan la iman awood iyo ciidamao ay kaga hor tagto maleeshiyaakan S/Land iyo Puntland waxaa muuqata in shirkaasi uu raaci doono shirarkii ka horeeyay oo ku dhamaaday fashil iyo waxbo la’aan.

source widhwidh.

Share this post

Link to post
Share on other sites

are they pro Somaliland militia or the Somaliland army that went to Holhol? In my opinion, The Garaad must go to the meeting come what may and Somaliland should restrain these people harassing the elders.

The mayor of lascanood went there and some of the army chiefs of somaliland gobolka sool. I don’t think the somaliland army will harass salaadinta iyo cuqaashe they will just keep an eye on them.

The whole point of going to HolHol of all places was to have a meeting without the presence of Somaliland or Puntland. With Somaliland officials there now, it defeats the purpose. So why not just go back to Garoowe and hold it under the Faroole administration that has refused to help them. icon_razz.gif

Aaliyyah   

I pray that this meeting becomes fruitful and that we get our city back...aduun weeye marka magaladaada lugug kaa haysto....

salaam

Originally posted by Aaliyah416:

I pray that this meeting becomes fruitful and that we get our city back...aduun weeye marka magaladaada lugug kaa haysto....

salaam

Magaalada ya iska leh?

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this