Sign in to follow this  
General Duke

Breaking news :Restaurant hit in KM4....mis fire of cowards as usual

Recommended Posts

WAR DEG-DEG AH: Ugu yaraan 4-qof oo ku dhintay iyo 20-ruux oo kale oo ka dhashay weerar kaddis ah oo lala maagnaa ciidammada

Posted to the Web Mar 07, 18:25

 

 

Muqdisho (PP) - Ugu yaraan 4-qof ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 20-ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Maqaayad ku taalla Agagaarka Isogoyska KM 4 ee Magaalada Muqdisho, dhacdadaan oo dhacday markii kooxo aan la garanayn ay isku dayeen inay weerar baasuuke ku qaadaan ciidammo Ugandese ah oo marayay Isgoyska KM 4.

 

Wararka laga haleyo Isgoyska KM 4 ee Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in kooxaha aan la garanayn oo watay dhowr gaari oo Toyoto ah ay isku dayeen inay weerar ku qaadaan ciidammo Ugandese ah oo marayay isgoyska, waxaana tani ay keentay in baasuukihii la tuuray uu ku dhacay Maqaayadda oo laga casheynayay.

 

Ciidammada Ugandese-ka ah oo watay ku dhawaad 4-gawaarida aanay xabbadu karin ah ayaa waxaa la sheegay inay dagaal xooggan ku qaadeen kooxihii weerarka ku soo qaaday iyadoo dagaalkaas uu ahaa mid aad u xooggan, waxaana ciidammada la sheegay inay kooxaha huwiyeen rasaas ayna raacdeeyeen.

 

Ciidammo kuwa lugta ah oo Ugadnese ah oo la socday gawaarida ayaa la sheegay inay kooxihii weerarka soo qaaday ay lugta ku eryeen, waxaana sidoo kale rasaas xoog leh huwiyay ciidammadii saarnaa gawaarida weerarka lagu qaaday ee ay ugandese-ku wateen.

 

Waa markii ugu horreysay oo weerar noocan oo kale ah lagu qaado ciidammada Uganda oo soo gaaray dalka Shalay uun, waxaase dadkii goobjoogga ahaa ay qireen in ciidammada Uganda ay karti badan leeyihiin, mar haddii ay lugta ku eryeen kooxihii weerarkaas dhibaatada dhimasho iyo dhawaac geystay ka dambeeyay.

 

Isgoyska KM 4 oo ah halkii maanta lagu dilay laba ka tirsan Askarta ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa la sheegay in haatan ay xaaladdiisu tahay mid aad u kacsan isla markaana la xiray waddooyinka soo gala oo dhan.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: jantiile@puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Funny thing was that the "insurgents" got chased by soldiers on foot. Wow that was some real hardcore insurgents I must say lol. 30-60 days ppl, and we wont hear of any so called insurgents anymore. Could deport them to Bagdhad were they are much needed instead.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^My "uncle" you mean the dear leader of Somalia, well we can all wish but Yey is doing a fine job getting the nation back in shape. Anyhow why the selective memory you know who started this war? So kindly tone down the BS.

Share this post


Link to post
Share on other sites
EboniQue   

The leader of Somali? :rolleyes: please give us a break. He is your Clan president and I can grantee you he is not the leader of my hometown SAYLAC thus not my leader. Who do you think needs to down tone BS me or you? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Indeed Somalieconomist that must be the most laughable and funny thing I have heard for weeks, the hardcore 'insurgents' were chased by Ugandan soldiers on foot and the 'insurgents' ran away for their lives.

 

This shows you the magtitude of those would-be insurgents. How can you be chased around the block in your own 'backyard' by some new arrivals from a far far place?

 

Everyone from now on who tries to disrupt the new found peace and governacne will be crushed inshallah.

 

We're nearly there and Mogadishu will be peaceful and safe inshallah come April. All the criminal elements within Mogadishu will be dealt with inshallah. You either accept the new trend or you die opposing it, simple. If you don't like the peace go somewhere else. Somalia dooesn't need any more trouble-makers, now it is the time for peace-makers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this