Sign in to follow this  
ZOLA

WHERE ARE THE GOOD SOMALI MEN ?

Recommended Posts

Alle u baahne,,, thanks walaalo

 

waan fahamsanahay laakiin aniga runtii kaftan uun bay iga ahayd ,,,, waxoogaa spice ah uun baan ku darayay sheekada ee si kele ha u qaadan.

 

Sida aad sheegtay way caqli badan tahay ,,, waxaanan ka helaa sida fiican ee ay kaftan yaqaanka u tahay laakiin marka aad arrimahaa meesha soo dhigto inta ay qajisho ayuunba Waar qashqashaada dhaaf ku waalataa ,,, dee markaasaa anigana la i saaqaa oon yara damqadaa :D:D:D (kaftan),,,

 

Laakiin sheekadaada waan ka helay runtii

 

Thanks again and again

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hay it is all good sida aan horayba u idhi as long as the conversation is healthy dhib jiro....

 

 

Qayr Alle Weeye:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

hahahahah...........

 

 

Maad Naga Yara daysid walaal waad garanaysaaye... Waxaan jeedaa hadduusan hadalku Qallafsanayn ama uu xumayn dee dhib ma jiro...........

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasha!

 

Jacaylbaro, runtii hadaa heshay erayga aan islahaa hala weeydiiyo wiilo waxay ula jeedo, aloow haku qaadin, aamiin. :D Healthy baan garan waayay, caku iyo jaahilnimo.

 

Ukaadi bal aan eegee warqadihii aan aqrin jiray waayo waayo, dhag dhag dhag.... haaaaaaa waxaa ku qoran healthy inuu la macna yahay af soomaali erayga marka lasoo gaabiyo loo yaqaan, "xaalad macaan". Yacni marxalad wanaagsan. Waxaa laga yaabaa in la iiga fiican yahay luuqadaha ee bal hala i caawiyo halkaan intaanan kufin! icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Healthy: ladan, caafimaad qaba..Inta uu hadalku caafimaad qabo ama hadalku ladan yahay, in another words, hadalku xumaani ku jirin dhib ma jiro. Fahantu................

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

eheheheh, gax gax gax... :D:D

 

War amaan riyo ku jiray oo sheekadu iska socotaa? ... aloow aysan riyadu igu dheeraan oonan maanta shaqada ka daahin inta riyada igu dheeraato!

 

Ar ii sheega albaabkee laba bixi jiray horta?

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is forum..and is public

 

please make your SHUKAANSI private..It ain't no good doing it like this..better still..go to a chatroom..and do each other on the screen.

 

Remember..Where are the good men was the topic..

 

Minus hate... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this