Sign in to follow this  
ZOLA

WHERE ARE THE GOOD SOMALI MEN ?

Recommended Posts

Aamiin abaayo wiilo,

 

Ee ilaah adiga iyo Jaceylbaro dhexdiina ubad iyo barwaaqo farabadan ha dhex dhigo, waan ujeedaa koley, horaa loo yiri, "waayeel korkiisa waa wada indho".

 

ehehehehehe, ilaahoow noo kaalmee, aamiin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedhe ninyahow Alle_ubaanhe, waanba u jeedaa inaad Allaah U baahantahaye, waxaa doonaysaa :rolleyes: oo aad u joojin la'dahay "Qalqaalda".........

 

 

Go Figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haye, eedo wiiilo waan kaa tagayaa, ee sidaas hanoo ahaato, muraadkana ilaah ha wada sahlo anagoo dhan, insha allah. Salaad iyo jiif baa i sugaaya, macsalaama walaashiis.

 

Assalaamu Caleykum and thanx for the time you exchanged with me the nice views. smile.gif

 

Nabadeey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Always ur welcome, and sleep well.

 

 

Oh by the way soo DUCEE in Allaah sahlo arimaha oo dhan...

 

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waaryaa Alle-u baahne,

 

anigu mar horaan kuu sheegay , gabadhan aad ka qajilsiinayso ka dhaaf , maxaa asturaadda kuu diiday ??

 

Hal maalin baa lagu arkaa maalintaana wax baad qashqashtaa ..... weeshal xaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Iska daa ha BAASHAALEE as long as the conversation is Healthy dhib ma jiro...........

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waan soo laabtay, aleylahey, laakiin wiiilo iyo jacaylbaro, runtii qosol baad iga keenteen. Ilaaheey danbigiina ha dhaafee.

 

Jacaylbaro,

 

Horta ha iga shakin waligaa walaaloow, sababtoo ah, waxaan kula jeclahay waxwalba oo aan nafteyda la jeclahay, waana waajib diineed, si iimaanka dhabta ah loo gaaro. Waxaan taas u leeyahay yacni xoogaa ayaan arkay inaad i yara garbineyso dhanka wiiilo, anigana qasadkeyga wuxuu ahaa inaan wiiilo-caqlibadan iyo adiga dhexdiina (islaax beyna naas) dhex dhigo. :D:D Gabadhuna runtii sidaan u jeedo waa naga caqli badan tahay labadeena, laakiin si kastaba ha ahaatee hada inaan barino maahee, sirkale kuma fiirin karno sababtoo ah weyna fahamtay. Ilaah wixii ceeb ah hanaga asturo, aamiin.

 

Soo ducee bal walaal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this