Sign in to follow this  
MAXIMUS POWERS

Saqajaanimo tendencies of Somali People!

Recommended Posts

Tuujiye   

^^ lol abti 2002 naga qabo nooh? difoose culus waaye maka cabsatay? sidii la iskaga fadhiye aa halmar la iska soo kacaa ka waran..aloo yaa bugle ku dhufta!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

:D:D shoow dadka reer xamarka ah waa wala ilbax :D

 

Hadaanu nahay reer tuuladda, waxaanu leenahay Tuujiye, MMA, Nuune, kaalaya oo na bara ilbaxnimadda iyo sida loo qaado la iilaaf :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

sxb, shalay unbaan baraney shukaansi ee laakiin waxyaabahaan casriyeysan ma aqaanno, let alone naming luuqooyinka after incidents that happened there :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Haatu marka hore waxaa mahadleh ilaahee oo kaa soo waday gaarisa! meel kaneecada kibir meel ee ka gaarta dadka sanka iyo indhaha ka galeeso.....

 

Mida labaad aniga arday lee ahay..oo sadexdeena waan kala darajo sareenaa...MMA aa macalinka ah, nuune ayaa kabiirka ah anigana arday lee ahay oo khad riiqoowga ku taqaasusay iyo loox caleen mariska... Marka macalin MMA u tag oo dheh macalin faataxada ii bilow.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Haatu:

sxb, shalay unbaan baraney shukaansi ee laakiin waxyaabahaan casriyeysan ma aqaanno, let alone naming luuqooyinka after incidents that happened there
:D

Nuunka runtiisa waaye. Jiirooyinka iyo luuqyada magacyo lahaan jireen. Jiirogaroob ma maqashay? Jiiromaafiya?

 

Waraa Tuujka, yaree qaafka ku iri. Ani iyo macalinimo kala dheer ee adiga garbaha soo tuujin jiray ayaaba Bii'ej'dhii {PhD} ku heysto sida loo falaqeeyo ciyaarahaan ee walaalkeen ugu dhig iyagoo dirsan ka dirsan u socdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

MMA abti somali hore wexee u dhahday, wax kaste oo macaan waa la fiiqdaa!! for exmaple (somaliga aa ii gooye) nac nac, babaay, canbe, liin ugunji, ext.... marka waxkale oo macaan oo lafiiqdo la'iilaaf ka bacdi aa jiro ee walaal keen u soo cilinmee hee MMA adaa ditoorka ehee....

 

 

Geel_Jire wili ani dacwo waxaan u heystaa ninkaan Max la dhahaayo dadkaan aa rabsho wadaan lol....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ee laakiin liimo waa dhanaanee waana la fiiqaayee see camaleeto marka. Wax kale oo macaan ahayn laakiin la fiiqo jirto; ma sheegaayi since the forum is PG-rated nooh, especially in this thread where 'saqajaanimo tendencies' are not encouraged. Perhaps wasqaanimo might be appreciated. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ lool@wasqaanimo,

 

waraada laba kala daran aa tihiin, aniga kuma jiro xeerada idinkaga buuxdo fuudka abeesada, ma xuub dhacsan wali sida Tuujiska :D

 

Tuujiska asaga siduu wax u tuujinaayay hada dakkan dakkan uuba noqdey aan filaa

 

 

HAATUU, abti, adoo reer Gaarisa ah maaba dhahaayo wax ha la i baro, meeshaas intii yareed aan joogey waxyaalo cilmiyeesan ayaan ku soo arkey, taas sheeka dheer ayaan ka qori doonaa,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Wlc back maama lool la'aantaa abaar waaye meeshaan!!!

 

MMA seecamal adiga abti? Liin Ugunji ma taqaanid miyaa? taas goormee dhanaan noqotay? lool... sheekadaan ma hore Alfaladii aamanuunka nuune aa ku dhuftay oo PG13 wee dhaaftay ee naga daa caana shaaha nooh!!!

 

Waraa nuune maxaa fiiqanoosaa?

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by nuune:

HAATUU, abti, adoo reer Gaarisa ah maaba dhahaayo wax ha la i baro, meeshaas intii yareed aan joogey waxyaalo cilmiyeesan ayaan ku soo arkey, taas sheeka dheer ayaan ka qori doonaa,

Shoow dhaqan celis baan u baahan yahay :D

 

PS: sheekadda waan u sugayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Outrageous! is the word that comes to mind after the behaviour of certain Somali individual. Last night, A friend of mine and I were told to pull over on the motorway for allegedly speeding. My friend, the driver was uninsured and did not have a license, this is a guy who has been driving for as long as I can remember. Whats more he tried to mess around with the police officer by repeatedly giving the wrong date of birth. What a saqajaan!

 

I on the other hand, gave the officer the correct details, and was driven to the nearest station tube station after striking a polite conversation with the officer in the confiscated car, while the criminal was put in the police van to spend a night in the Hammersmith Police station Cell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this