Sign in to follow this  
Kamaavi

“Haweenka hana hogaamiyaan”- Shariif Sh. Axmed

Recommended Posts

Kamaavi   

ao9kpz.jpg

 

Madaxweynaha DKMG ah oo maanta meel fagaaro ah kula hadlay 500 haweenka ciidamada ku jira ayaa u sheegey in loo baahanyahay in haweenka ay raga hogaamiyaan

 

Shariifka ayaa salaam sharaf ka qaatey haweenka oo boqolaal gaarayay kuwaasoo gaado ka ciyaar iyo calan saar kusoo bandhigey caasimada.

 

Waxa uu haweenka kula dardaarmay in ay isu taagaan xalinta dhibaatada dalka, isagoo ku tilmaamay geesiyaal qaran jacaylku uu madaxmaray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

why is he shaking Mrs Clinton's hand?

 

punch of confused individuals! criminals waaye dhamaantood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ Gaaddo ka cayaar haddaa ii maqala ,,

 

juxa maxaa ka qabtaa haddi lagaa dhigo madaxweynad ,,, buuqa ma kaasi lahayd somalida ... KT Melez cunaha ma qaban lahayd? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

i would probably put them on trial and hang them, one every morning for crimes against humanity and in particular somali people.

 

i simply hate odayaashan, i really dont see purpose of their being

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   
Originally posted by Siciid1986:

[QB] 23689_423738428464_557663464_5272844_773

 

:D:D ar kuwaan lugta kor maba uqaadi karaan askari nimo maxa kukalifay

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^ Caadiyoos waaye abaa, lugahooda iyo minjahooda is heesta ayaan loo ogoleen iney kala siibmaan sidaa darteed weeye waxa aysan lugaha kor ugu qaadi karin halmar, ee adu ka bax warkaa luga jaceel lee iga dheh waxaaga :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

juxa odayaashu ma dhib yara. Ku dhawaad 20 sano ayey jaan rogi la'yihiin. Wax qabad muuqda ma leh. Lagana maarmi maayo.

 

fufu intee jirtay. Ma aroos baad ahayd? welcome back awoowe. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this