Sign in to follow this  
nuune

something for 2003,it is your horoscope,somali horoscope!!

Recommended Posts

nuune   

this is by no means a cilmi falak ama xidigaha eegida,saadaalin,fuquburaale,ruuxaamo,boorame tumis,duca dalab ama inkaar,shaydaama iska eris,cuudin,jinni iska shidis or any other fal or ficil to tell cilmul ghayb.

 

iam not here to talk about scorpio,libra or pisces.

 

This horoscope is name of the Days Only,anyway, do u know which day name u were born,then pick your day,say if u were born on Monday or friday,then pick it and tell us that you were born on that day.

 

sorry for those nomads who don't understand the somali language as the horscope will be written entirely in somali.

 

what comes after the names of the days is YOUR descriptions said about YOU, it can be true,it can be false,but believe me,experimently speaaking,they are 98.2% true!

 

hadal badan haan ma buuxshee ee waxaad yeeshaa-

have fun and enjoy YOUR day!!

 

HERE IT GOES.

 

MONDAY(Isniin): ma raja xumid,ilaah idinkiis,waxaad noqon doontaa qof cilmi badan,xag diin iyo xag adduunyaba, noloshaadi hore ma xumeen balse dadka indhahooda iska ilaali,yacni yaysan kugu dhajin si aadan u jirran haddii kale qalbi wareer baad qaadi adoon natiijooyinkaas gaarin,goobaha technologiga ayuu ku xiranyahay meelaha aad ka shaqeen doonto ama noloshaadu ay ku xirantahay maadaama aad ahaan jirtay qof khasaaro kassoo daal ah.

 

TUESDAY(Talaado): muruqaaqa isticmaal si aad heer sare u gaartid,balse intaas kahor,waxaa lagaaga baahanyahay dadaal ween inaad suubiso ama muujiso,caajisnimo weyn ayaa kaa muuqato,adigoo dadkana kuu maleenayaan amaba kuu yaqaanaan in aad tahay qof khattar ah.adigoo ah qof xagga ganacsiga bussnesska,filimaanta,riwaayadaha iyo heesaha jecel,ku bishaarayso inaad computer ag fadhidid waligaa,ha waalan isna dajji waad kulushahayee,shaqadaadu waa halkaas laakiin indhaha ha beellin,is ilaali,adduunyada way weentahay.

 

WEDNESDAY(Arbaco): waad istus badan tahay bay ku dhahaan dadka,laakiinse qalbi iyo jir ahaanba istus ma tihid,qof lilaahi ah ayaad tahay,iska ilaali laqdabada ama waxyaalaha sirta ah,horaa loo yiri "lilaahi iyo laqdaba meel ma wada maraan",wax baa kajira waxa ay dadka kaa sheegaan,laakiinse iska dhaga tir,futurerkaaga mahaleesno,isku diyaari shaqada fuundinimada adoo dhanka hagaajinta,dajinta iyo fakir bixinta, shaqadaada xafiis unbaad fadhin,lagama yaabo inaad yaanbo,burus ama musbaar qaadatid,ka buldheh,aamiin.

 

THRUSDAY(Khamiis): waad khayr badantahay maadaama aad khamiis dhalatay,qof waxaad ahaan jirtay diinta iyo dalka jecel laakiinse waxaa kaa muuqato dal naceeb iyo diintii aad hilmaantay iyo waliba dhaqankii oo aayar aayar kaaga siibanaayo amaba aad hilmaamayso,haddaysan aheen barakada aad qabtid daraadeed waad fallaagoobi laheed mar hore,shaqadaadu waa dhanka dhakhtarnimada isku diyaari maadaama aadan jecleen dhanka caafimaadka,alla bari.

 

FRIDAY(Jamco): horaa waxaa loo yiri: "jamaca dhashe waa janno gale" marka maah maahda soomaalida ha isku halleen ee dadaal ween muujji,maah maahda dad baa yiri marka adoon dadaal weyn muujin sideed janno kugali,qof xisaabta aad ujecel baad tahay,waa loo baahanyahay noloshaada inta kahartay bay kaa caawin,siyaasi baad u egtahay balse waxay u muuqaataa in aad diplomaasi noqotid inkastood ku fakirto inaad noqoto sidaas,mustaqbal ifaya ayaa kuu billaabanaya.

 

SATURDAY(Sabti): "sabti sabti qooqan macalin caraysan arda naxsan loox gariiray usha wash dhac washdhac" waxay u egtahay inaad quraankii aad dugsi looxa ku baratay aad hilmaantay,dhib malahan marka adiga lagu waydiiyo laakiin dhib bay leedahay dhanka Alle,manaxaanka ayaad qabtaa,isdajji,dulqaad tus,ha iswaalin ma waalnidee,adoo kale wuu noolaan karaa wuuna aflixi karaa balse inkastoo computer madaxa kaa galay,shaqadaadu waa dhankaas,websiteyada ayaad dhissi laakiin ugu danbeen wariye ayaad noqon

 

SUNDAY(Axad): axad alloow na barakee,waad duceesantahay adiga,mid yeel,dadka aamin si ay kuu aaminaan,shakiga badan iska dhaaf,aamusnaantu waa dahab laakiin mar bay dab noqotaa ee hadal oo dadka lasheekayso waxa adiga dantaada ah iyo kuwa kaleba,caajiska iska saar si aad mustaqbal fiican u heshid,inkastoo aadan balwad laheen,isku diyaari aakhiritaankaaga inaad noqon doonto engineer rab ama ha rabin waa lagu rabsiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wooooooow....im born on sunday

caajiska iska saar si aad mustaqbal fiican u heshid,inkastoo aadan balwad laheen,

that is soo true walaahi :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

STHLM_Lady yes my sista,wallaahi i couldn't view the site,the same happened to you,ohh dear!!

 

thanks for picking your day,and u got what am talking about,the day u pickeed is similar to mine as well,mine is tuesday,caajis aa anna iga buuxa for real!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisaam   

I see STHLM_Lady u were born on the same day as i was...oh well i guess we have on thing in common than caajis, ilaahay ha naga saaro. But i don't know about the talking part :confused: well i don't think that applies to me, coz in real life aniga afkaa ka falanhay...am a very social person.

 

by the way, did you guys face difficulties viewing the site these past three days?

Yes i had that problem as well....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Nuune:

 

Saxiiboow, maalin aaba ka hadlee, anaga yearkii aaba qaatir bilaah laga taagan yahey. See waaye. Markii dhashay, aabaheey geedkii ku hoos dhashay oo tiin-tiinka ahaa uu labadii Carabi kasaayi ku qorey tariiqda. Well, eventually geedkii waala gooyi oo mundul kalaa laga dhisay meesha, marka saxiiboow 01/01, yacni first january aa ku jacbursanaa, adigana day aaba leedahay.

 

By the way, happy belated birthday to all our JANAAYO KOOWDEED KUWII DHASHAY. You have many in your league. :D:D

 

by the way, did you guys face difficulties viewing the site these past three days?

Ijaarkii aala bixin waaye, waanwaan iyo qaraan aala iska soo aruurinaayi. Aaheey, saas ula socda. :D

__________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA,saaxiib ani xattaa makasaayo markiin dhashay,maalin iska dhaaf warkeeda bishii xattaa magaranaayo,taariikhdaan dhashay waxay ku qornaan jirtay armaajo darbigeeda,maxaa ka dhacay hee,waa la soo qaxay taariikh armaajo ku qoran maa warkeeda lahaayayba!!!

 

anyway many somalis don't know their exact date of birth which is true!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Honesita   

I was born on a friday.....jan 8th, 82....!! My mother tells me that it was mawlid annabi too....which was abviously the 12 of rabiic al thani...the hijri calandar..but if some1 can tell me the year....i'de appreciate it....i'm too lazy to do the math...!!!

 

Birthdays is not a common celebration in our culture, thats why many somalis dont know their real birthdays......if we were a nation that celebrated birthdays we would not have that problem....!!! I'm not saying let's celebrate it, its danbi i know, but it would have helped...!!!

 

Salaamz

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Nayaaaaa... Honesita... why da f===k arn't you in ur msn?!

 

Anyways, heblaaayo me and U have too much in common .. it's getting boring now lol

 

I was born on a friday also... 8.30pm lol Rabiic al-awal 1400. So yours would be 1402 ;):D Theres my maths.... I'm so crap it walahi.. so the person lied there! I like the diplomat stuff though... been thinking about it lately so ama definatley go for it ;):D

Share this post


Link to post
Share on other sites
LuCkY   

I hadnt come across this topic untiLL now-strange.

 

ORIGINALLY POSTED NUUNE:

iam not here to talk about scorpio,libra or pisces.

I was so excited-somaLi horoscope i hadnt seen or heard of it before-then you had to kiLL it for me Nuune...whats up with that?

 

ORIGINALLY POSTED BY NUUNE:

MONDAY(Isniin)[/b:] ma raja xumid,ilaah idinkiis,waxaad noqon doontaa qof cilmi badan,xag diin iyo xag adduunyaba, noloshaadi hore ma xumeen balse dadka indhahooda iska ilaali,yacni yaysan kugu dhajin si aadan u jirran haddii kale qalbi wareer baad qaadi adoon natiijooyinkaas gaarin,goobaha technologiga ayuu ku xiranyahay meelaha aad ka shaqeen doonto ama noloshaadu ay ku xirantahay maadaama aad ahaan jirtay qof khasaaro kassoo daal ah.

Its kinda scary but this is true about me...weLL for the most part anyway.

How is this anaLyZed?I mean how do they come up with this stuff? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adna   

salaam

 

If i'm not mistaken i think mom told me it was a midnight maalin monday ah so i figure it out if it was after midnihgt then it's Tuesday.... :cool: TUESDAY(Talaado): muruqaaqa isticmaal si aad heer sare u gaartid,balse intaas kahor,waxaa lagaaga baahanyahay dadaal ween inaad suubiso ama muujiso,caajisnimo weyn ayaa kaa muuqato,adigoo dadkana kuu maleenayaan amaba kuu yaqaanaan in aad tahay qof khattar ah.adigoo ah qof xagga ganacsiga bussnesska,filimaanta,riwaayadaha iyo heesaha jecel,ku bishaarayso inaad computer ag fadhidid waligaa,ha waalan isna dajji waad kulushahayee,shaqadaadu waa halkaas laakiin indhaha ha beellin,is ilaali,adduunyada way weentahay. most of the sataff is true, much love to ya'll

Ps nuune and STHLM_Lady I see we all cajis looyaal huh,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Changed   

SUNDAY(Axad): axad alloow na barakee,waad duceesantahay adiga,mid yeel,dadka aamin si ay kuu aaminaan,shakiga badan iska dhaaf,aamusnaantu waa dahab laakiin mar bay dab noqotaa ee hadal oo dadka lasheekayso waxa adiga dantaada ah iyo kuwa kaleba,caajiska iska saar si aad mustaqbal fiican u heshid,inkastoo aadan balwad laheen,isku diyaari aakhiritaankaaga inaad noqon doonto engineer rab ama ha rabin waa lagu rabsiin...

i was born on 24 october on a sunday noon and i mean right on the dot 12:00 noon and from what my mom tells me they were celebrating the presidents something ..i think it was the week he got he got elected and they had weekly long celebration...

 

..someone explain the last sentence ..........are they emplaying i will marry an engineer :confused: ama ma balwad aa yelanee eey daheen :confused: ..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this