Sign in to follow this  
Cawaale

Chelsea's salamon Kalou and his Somali Bilcaan!!

Recommended Posts

The man is talented and successful (and rich), and deserves to have a hot girlfriend, be she Somali or not.

 

As for the brothers who are all shocked and crying out against a Somali girl going out with a gallo (as if it's the first time LOL), that's just good old jealousy rearing its ugly head. Like those bitter Armenians on the internet when the Kim Kardashian sextape came out.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Buuxo:

but you Jamal,You are without a heart! That could of been a cry for help.

I have a heart, buuxo. Qoftu se so iyada waxay ahayd ma nicin? Hadaba haku adkaysato. No regrets baa la rabaa. smile.gif

 

Alle-u-baahne, sxb, naxariista unbaan inyar kala wareegney. Marka, it was for her good. Ninbaa wata ee why talk to others about her life?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Haaheey, waxaaba loo baahan yahay in la kala dhimo. Qaar badanoo liiqliiqato ah ayaa ka buuxa.

 

nuune, weli hindiyad ciyaal Soomaali oo ay hooyo u tahay indhaha ma saartey? Ma fool xuma. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Jamaal :D niyahow kuwa saasa inaan ku arkey ayaan u maleenayaa Birmingham xaafad ka mida straford meeshay dhahaan miyaa, nahii ha namastee kyaa tum nahii wax unbey daldalayeen, adeer ii warrama ayaan ku iri caruurta, da hindiyaa knows her Somali as well

 

 

aad bey u qurux badanyihiin, laakin ha i oran hindi baan dhax galay :D

 

 

kala dhin xisaabta niyahow oo equation isticmaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

lol. Maya hindi ma gelin laakiin waxbaan indha-indheynayaa. I've been visiting some homes and waxaan arkay kuwaa yaryar.

 

Odey baa igu yiri 'iyadoo i babineysa ayaan ka seexdaa, iyadoo i babineeysana waan ku soo kacaa'. Suurta gal ma aha ayaa iga soo hartay.

 

Marka ninyow rag waa iska raggee, naagna waa naagee, ciyaalka asxaan waxaad u fashaa markaad hooyadood guursato ayaana la yiriye, in la iska tijaabiyo mid iyo labo iyo saddexba anigu koley maanta waxba uma arko.

 

Bal sideey ku soo baxaan. smile.gif

 

PS: War Birmingham waa meel ay dumarka indhaha wada taagayaan. Shaleytaan shopping un tagney - walle xirsi xir baan jidka ku marney.

 

Allaha u sahlo kuwa wax baadi goobayo. In laga faaideystana ma xuma.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D in laga faaiideestana ma xuma, indeed :D

 

bara bisin la' akhriso hada ka dib, hadii kale wama adraaka mal qaaricatu ayey sheekadu gaari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by nuune:

 

bara bisin la' akhriso hada ka dib, hadii kale wama adraaka mal qaaricatu ayey sheekadu gaari.

:D walaahi sidaacad aan uqoslay nuune mucjiso atahay awoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by *Ibtisam:

Cawaale, here I thought you was a waada
:D

^ i am WADAAD, laakin Sheekh maahi.

go figure ;)

 

 

Originally posted by nuune:

Cawaale
, talaw ma dookhaagaa noocan, alla dookh xumidaa sxbow mar dhaw faraanfar baan ka yaabi inaad noo soo dhajiso iyo qorratooyinka
:D

---inaan ku habaara maa rabtaana, ka joog sxbkiiis, habaarkii aan jaamacatul Siberia ooga soo baxey haddaan lasoo baxo wax fadhin halkan ma jiraan wallee, naagtaada afartan faraanfar ha dhasho yaanan ku oraninee idhaaf aan kaa ciyaaree tarraqa(tikniko)

waxay u muuqataa in faraanfar-ka adiga ay kaaga dhagantahay, marka ma isku deysanaa sxbow mise FuFU aa noo kala garqaadaayo? but again nin murqo badan gar maloo dhiibi jririn, ee nin guud/duub weyn aa garta loo dhiiba :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this