Sign in to follow this  
Cawaale

Chelsea's salamon Kalou and his Somali Bilcaan!!

Recommended Posts

Cawaale   

Najax Wakiil oo ah, Model somali ah ayaa waxaa dhowaan guursaday Laacibka Naadiga Chelsea ee reer Ivory Coast Salamon Kalou.

 

Illeen Model-ada aad ay u badanyihin, and its hip in America more then europe.

 

Ciyaaryahan caan una ciyaara Chelsea oo Gabar Somali qaba (Daawo Sawirada) E-mail

Ciyaaryahanka u dhashay dalka Ivory Coast ee weerarka uga ciyaara Kooxda Chelsea oo ka mid ah kooxaha ugu waa weyn ee dalka Ingiriiska kana mid ah kooxaha caalamka ugu qatarsan Salomon Kalou ayaa la sheegay inuu qabo Gabar soomaali oo degan Magaalada London.

 

Gabadha Soomaalida ayaa lagu magacaabaa Najax, waxaana ay xayeysiisaa dharka ee Fashion-ka, iyadoo saxaafada Britain ay aad u hadal heyso arrintan oo ah mid warbaahinta ay si weyn uga faalonayeen.

 

Ciyaaryahan Kalou ayaa horay uga cabanayay waqtiga uu heysta ee nasashada isagoo Hooyadiisa ay korineyso ilaa 8-caruur ah oo ay u badan yihiin Gabdho, waxaana la sheegay inuu jecel yahay cuntada ay kariso Hooyadiis.

 

Salomon Kalou ayaa hela waqti kooban oo uu kula kulmo saaxibtiis soomaalida ah, waxaana laftigeeda cariiri gala waqtiyada qaar ee ay la kulanto gacaliyaheeda, waxaana iyada qudheeda ka cabataa waqtiyada ay ku jirto howlaha xayeysiinta dharka.

 

Kooxda Chelsea oo ka dhisan Magaalada London ee dalka Britain ayaa waxaa u ciyaara ciyaaryahano waa weyn oo caalamka caanka ah, kuwaasoo lacago fara badan lagu soo iibsaday, waxaana Kooxda haatan tahay mid hogaanka u heysa Horyaalka Ingiriiska ee EPL.

 

Gabadhan Soomaalida ayaa noqoneysa gabadhii u horeysay ee la sheegay inuu guursaday Ciyaaryahan ka ciyaara mid ka mid ah kooxaha heerka koowaad

 

kalou6.jpg

 

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by STOIC:

She looks gorgeous...Hot..Hot...look at them legs!

check outr the other pictures on the source..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Nabigu SCW iyo Allah-ba way caayeen, ninka aan ficil-ka ama Qiirada lahayn. Waxaana la yidhaahdaa "Dayuus" Waa ninka aan ka qiiroon, markuu arko Gabadh Somaliyeed oo Muslim ah, oo madax qaawan, ama nin Gaal ah oo aan gayyine, sidii caagad ku ciyaarayo. Marka, iyadana Allah hasoo hanuuniyo. Ninka Somaliga ahee, waxan wanaaga u arkaana. Waa Dayuus!

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Preach on brother..the high Priest of the church of the painful truth..Waar aniggu wa dayuus number 1 ..lol

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Do you know, what Dayuus is. I dont think, you understand the true meaning of Dayuus. If you have no jeoulosy and lack the vigilance in maintaining or guarding your sisters and women against the likes of Kaloe or any Gaal, then call your self one!

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

^ Warya, why do I care about a decision made by an adult..I doubt if I have the right to question her CHOICE afterall she is already with the guy.I don't know her and I doubt if I really care whether she sleeps with the next ajnabi that knocks on her door...Yes i would be disapointed and frustrated if she was my next of kin, but she is NOT.So i don't give a hoot about who she unbuttons her pants for!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I think Hunguri means well.I don't think "she's segsy" is the reaction who he was expecting from Somali/Muslim man.

 

 

Cawaale...What's relevance of this story other than showing her pics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Dhagax-Tuur:

War waxan qaawan take off the place, haddii kale keen more suitable photo of the woman.

Qofta cidda miyaa sxbow...suitable hadysan kuu ahayn cid kale ay u tahay sxb..leerta nasii yaakheye..kddin..

 

Ninkana Muslim waaye, haduusan ahayna iyadaa raacday

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Che -Guevara:

Cawaale...What's relevance of this story other than showing her pics.

wanted to see the typical reactions of some Solers. am also competing JB on pasting other contents from another websites :")

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this