Sign in to follow this  
Ibtisam

Troll, Shah and Sheeko

Recommended Posts

LOOL midnight stalkers :D:D

 

war gallery u sheega meshaad ku tukanaysan iyo what hijab and how you going to wear it :D

 

dad baa indinka jawaab sugaya - don't you even know one lady that might have annoyed you one time or another and where she regularly prays ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tixdaan maantaa wadaa waa weydiin iyo war celin, ayaan waayaha ka mida, waraabe iyo wanbaa isweydaarsaday su'aal,

 

 

Wankii baa yiri waryaa addunkii waasacyo, walaalowday Afrikoo, waswaaskii imma hayoo, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay wadeynimo kaa marabo wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee waraabo maalin wacan.

 

 

Runtaa!

Wowgii kale waxaan lahaa,

Haaheey!

 

 

Wuxuu yidhi waa tahay, nabsigii waayahan maqnaa, inuu waaxdayda yimi, adi'un baa ii waramay, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha

 

 

Runtaa

Wowgii kale waxaan lahaa,

Haaheey!

 

 

Wuxuu yiri waa tahay, kolkaa waydaysantahay, ninkii kuu gala wanaag, abaal baa laga warshaa, waxyeel'aan kugu aqaan, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan.

 

 

Runtaa

Wowgii kale waxaan lahaa,

Haaheey!

 

 

Wuxuu yidhi waa tahay, aduunyado waayac maleh, wanaag loo gama irkado, nin'na kama buuxsho weelkan mantana waa wareer, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by *Ibtisam:

I love Caadis Issa!!!

:D i'll tell Issa you said that icon_razz.gif

 

I love Carays Ciise Kaarshe (AUN) talented individual. thanks for posting and reminding me.

 

 

Wuxuu yiri waa tahay, wuxuush'nimaddii ka baxay, wasiir'aan leeyahay, waftaa ii mara arladda, wareerkaa sheegat'ana, war iyo waayo umalihi. wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Faheem said she does not know him at all, never heard. So un- Somali of her!!! :(

 

Loool Issa igu sheek bal, I aint see him for ages, wu isoga bahanye a reminder of love :D Tabcaan wilkaas!

 

Juxa did you know run through the rain yet?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Originally posted by Sayid*Somal:

wadeynimo kaa marabo,

ii sharax kalmadaas bal?

Share this post


Link to post
Share on other sites

juxa oo weli ma soo taagan tahay - waadigii lahaa waan qarxay oo gurigaan u carari?

 

WHAT! faheema should be karbashed for not knowing who Carays Ciise Karshe is. unbelievable! how dare she not know - yet she knows nagerian singers icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

The zack do you know any online collections for his poems haad? Can only find odd ones here and there on u tube.

 

Sayid I agree, she said what is THAT you are listening to :mad:

 

Juxa afur wacan or wanagsan smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Ibtisam, no not right now. I will let u know if I find them.

 

P.s. I am mad about your afur because I have eight hours to go before I can even think about touching a date.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Loool pun intended miya?

 

The zack feel sorry for us we have been fasting for 15hrs already and 3hrs to go, I don't where Juxa is running to. Probably cooking a feast!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoL @ afur jealousy. Your time will come too.

I don't know this dude you're all loving either. Faheema and I must have eaten from the same cupcake when we were born.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this