Sign in to follow this  
General Duke

History of Somalia: SOL new section....

Recommended Posts

Castro   

^ The most time consuming tasks will be researching, finding and authenticating these refernces. Once found, deciding on putting them out there is a matter of a few exchanged emails or an IM conference. So finder(s), authenticator(s), and auditor(s).

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Thats good Comrade Fidel. So you propose splitting the group into finders, researchers and auditors? Interesting.

 

I like it very much it is still raw though..

Share this post


Link to post
Share on other sites

I believe that the most suitable people for this task are actually people who might know one or two things about History and how to convey and varify historical facts.

 

I'am a historian myself. May I suggest that all things come through my door and get my authorisation first before publishing their article's in the History section of SOL.

 

May I begin with the history of one clan without ofcourse mentioning the clan's name in any way or form.

 

Oh sorry its actually unworkable without a permission from the admin to use clan names.

 

Without the usage of clan names there is and will be no history section.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ Your record on impartiality is blemished sir. Find another outlet for your clan propaganda.

 

General, this is a monumental task. The logistics are very difficult. The obstacles (people mostly) are numerous. But the rewards will be great.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^What do you know? Are you even Soomaali? I doubt it.

 

BTW I'am the most impartial person you all are likely to meet in this whole fora of SOL.

 

I'am qualified as I'am a Historian. I've studied History.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

I believe that the most suitable people for this task are actually people who might know one or two things about History and how to convey and varify historical facts.

 

I'am a historian myself. May I suggest that all things come through my door and get my authorisation first before publishing their article's in the History section of SOL.

 

May I begin with the history of one clan without ofcourse mentioning the clan's name in any way or form.

 

Oh sorry its actually unworkable without a permission from the admin to use clan names.

 

Without the usage of clan names there is and will be no history section.

LSK, this is what I was referring to when I said I doubt it can work.

 

Look at these absurd suggestions already. This is going to be near impossible even if doable.

 

Most of the participants will be the same ones who leave garbage on the politics section (look at the key interests here- they're itching to have their skewed version of the glory of their forefathers told), that said it will turn out into this clan is better than that fest. It will ruin SOL.

 

General,

 

Rahima represents only herself. No need to mention my name at every given moment like i speak for a clan. The history i know is that of the Aborigines, Somali history is full of shidh as far as i'm concerned.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I vote nay. This site is good for foruming and debating; strengthening those ideas that make sense and shooting down those that are pure rubbish. Lets keep it that way.

 

P.S: I didn't like men’s' section proposal either for a totally different reason .

Share this post


Link to post
Share on other sites

I've got a great idea why don't we ask the historian Sadiq Enow to contribute to this side.

 

A good start would be if we with the permission of Dr Sadiq Enow to translate his compilation of the history of Somalia called "Goortii dhulkayagii la qaybsaday". It focuses on how the Somalis were divided into five different entities.

 

It's really entertaing. Sadiq Enow could translate his work himself. He would have the resources, capabiltiy, impartiality to contribute to this side with credible sources.

 

I'll post the first volume of his work.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GOORTII DHULKAYAGII LA QEYBSADAY!

 

S. Enow

dr_sadiqenow_s.jpg

 

"Dalkayaga labadii qarni ee u dambeeyay (kii 19-aad iyo kii 20-aad) gumaysatyaasha Yurub iyo Xabashida (Euro-Abassinian Colonialism) ayaa inta qaybiyay misana sii qaybiyay. Qiimo muuqda oo uu dalkayagu lahaa maahayn arinta sababtay in dhulkayaga la boobo. Maxaa yeelay qallafsanaanta ay leedahay noloshayada xoolo-dhaqatada ah maahayn mid dhiirri gelinaysay raggii ina soo weeraray. Raggaasi waxay nolosha u qiimeeyeen si aanu annagu u qiimayn. Waxay horay u degeen dhul hodan ah oo beeraha ku fiican, hawadiisuna ay wanaagsan tahay. Ujeedooyinka laynoo qabsaday waxaa ka faalooday falalkii ay gumaystayaashu mar danbe sameeyeen. Falalkaasi waxay ahaayeen siyaasadihii anaaniga ahaa oo ay xoogaggii gumaystayaashu nagula keceen. Taas oo ay ka dhigteen waddo ay raacaan, iyaga oo aanan u aaba yeelin masaalixda dad-waynaha soomaaliyeed".

Qudbad uu allaha u naxariistee Cabdirashiid Cali Sharmaarke ka jeediyay barlamaankii Soomaaliya 1962-kii.

"GOORTII DHULKAYAGII LA QEYBSADAY, waa casharro taxane ah oo inoo tilmaamaya milicsi soo-jireenkeenii hore iyo muuqaallo ku saabsan fiisiko ahaan sidii loo bur-buriyay noloshii dhaqan-dhaqaale iyo cimiladii hiddo-siyaasadeed ay dadkayagu lahaayeen intuusan haleelin hooshkii gumeysiga. Dhacdadaasi, waxay af-gembi ku keentay taxane fil-weyn oo kumanyaal sano la da´ ah. Dabadeed waxay bara-bixisay sii wadiddii noloshii caadiga ahayd ee bulshadii xoolo-dhaqatada ahayd ee Soomaaliyeed.

 

Waa casharro ina xusuusinayaa sida shisheeyaha danaha ka leh lahaansheheena uusan marna u ilawin una ilaawidoonin tabahoodii isu-kaashiga ahaa lahaanshaha ummadaha ay gumeeyeen, qaybi oo xukun, qarda jeexsiin, dhalan-rog iyo maquunin dhaqan-dhaqaale, hiddo-siyaasadeed, mid aqooneed iyo mid ciidan.

 

Inkasta oo doolkii ina bara-bixiyay uu weli waddada inoo fadhiyo, inkasta oo il-duuf badan uu ka muuqdo bulshada dhexdeeda, inkasta oo laga sad roonaadey bulsho-weynta Soomaaliyeed, misana dadkayagu weli kama hakan dareenka ah in ay soo ceshadaan waddada noloshii laga fara-maroorsaday si ay jiritaankooda u ilaashadaan.

 

Waa casharro inagu dirqinaya miyir-doorasho, masuuliyad iyo ka lib-keen waajibaadka qofeed iyo kan bulshadeed ee ina hor yaal. Waa meel aanu ka heleyno tamar inoo suuro gelisa mindidnimo diidan dhaxal wareejin, midnimo diidan qaybin inaga iyo lahaansheheena, inoo maskax iyo gacan banaysa tiigsasho aaya wacan leh, kana caagan guryo noqosho murug aan ur lahayn, nuxur ahaan sababta aan isugu dayeyno in aan wax ka qorno guud ahaan dhacdooyinkii la soo gudbay, gaar ahaan kuwa dhulkeena iyo dadkeena waa iskudayga dhismaheena iyo dhaqashadeena maanta iyo barashada ma dhaafaanka wanaagsan".

Dr. Cumar Cabdi Barre

Share this post


Link to post
Share on other sites

General, this is a monumental task. The logistics are very difficult. The obstacles (people mostly) are numerous. But the rewards will be great.

I must say I like Mr Castro.. I agree it will be tough, yet I dont see any other option. A people who dont know where they came from will have no idea of what direction to take.

 

Rahima, my apologise for metioning your name, it wont happen again. Indeed you might need this section as you stated you only know about the history of the Aboriginis, why not learn your own??

 

Yoonis, I understand you was jesting but I require more ideas from you brother. You have claimed to be a historian, so lets see you contribute to this section.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I vote nay. This site is good for foruming and debating; strengthening those ideas that make sense and shooting down those that are pure rubbish. Lets keep it that way.

Brother Xiin. I mean in no way to change the SOL forum as it is but to add a history section of the Somali people. A timeline, maps, articles and so on. Profiles of great leaders and maybe even villans..

 

Who knows it might open the eys of some people towards our shared heritage.. I gues it would be good for young Somali;s wanted to learn abour their past. Somalia is more than, drought, famine and the weaknesses of today. We are a distinct nation who occupy an area the size of western Europe..

Share this post


Link to post
Share on other sites

The history i know is that of the Aborigines, Somali history is full of shidh as far as i'm concerned.

 

My concern here is to put the Somali side of the East African history. We already have the Ethiopian side and the Arab side but what about the Somali's. If one outs together all the whispers it can get real loud...

 

Battle of Shimbra Kure

From Wikipedia, the free encyclopedia.

Jump to: navigation, search

Battle of Shimbra Kure

 

The Battle of Shimbra Kure was fought in March of 1529 between the forces of Adal led by Imam Ahmad ibn Ibrihim al-Ghazi, and the Ethiopian army. The Ethiopians were []led by Dawit II.[/b] Despite being outnumbered, Adal was victorious.

 

This article about a historical battle is a stub. You can help Wikipedia and the Military history WikiProject by expanding it.

 

The Battle of Shimbra Kure was fought in March of 1529 between the forces of Adal led by Imam Ahmad ibn Ibrihim al-Ghazi, and the Ethiopian army. The Ethiopians were led by Dawit II. Despite being outnumbered, Adal was victorious.

 

This article about a historical battle is a stub. You can help Wikipedia and the Military history WikiProject by expanding it.

 

Conflict:

Date: March, 1529

Location: Ethiopia

 

 

Combatants

 

Adal Ethiopia

Commanders

Imam Ahmad Gragn Dawit II

 

Outcome: al-Ghazi is victorious

 

Casualties

Share this post


Link to post
Share on other sites

HISTORY MUST BE TOLD! PLEASE DO NOT DELETE IT AS I DID NOT POST ANYTHING OFFENSIVE OR DEEMED CONTROVERSIAL! THANK YOU FOR YOU CONSIDERATION'S AND UNDERSTANDING!

 

GOORTII DHULKAYAGII LA QEYBSADAY!

 

Casharka I-aad

 

Adeer ! waxaad ogaataa in baduhu ay yihiin xuduud dabiici ah oo u dhexeeya umadaha dunida ku nool. Waa teet eeyan a tallaabi karin kuwa aanan aqoon u lahayn adeegsigeeda. Isla markaas waa irido u furan oo ay caalamka kala xiriiraan dadyowga garashada u leh adeega gaadiidka biyaha. Geeska Afrika wuxuu ku yaal meel dunida u dhexaysa, isla markaasna xeeb dheer ku leh labo badood oo caalami ah (badda Cas iyo bad-waynta Hindiya). Sidaa darteed ayaa degaanku goor hore wuxuu kamid noqday baraha kulmiya dhaqdhaqaaqyada ganacsiga dunida. Geeska Afrika waxaa xiiseeyay dhamaan mammulladii abuuray wixii ilbaxnimo ahaa ee dunida soo maray. Sababaha loo xiisaynayay, adeerow, waxay isugu jireen mid diineed, mid dhaqaale iyo mid siyaasadeed. Maamulladii boqortooyadii reer Fircoon ee ka jiray dalka Masar muddo 5.000 oo sano horteed ayaa iman jiray geeska Afrika iyaga oo gobollada waqooyi-bari ka guran jiray mydiga. Magaca ay degaanka u yiqiineen wuxuu ahaa Dhulkii Uduga Puntland.

 

Adeer ! dadyowgii ahaa Giriigii hore ayaa iyaguna kamid ahaa dadka socdaalada ku iman jiray dhulkayaga. Magaca ay degaanka u yiqiineen wuxuu ahaa Geeska The Horn. Dadka degaanka ku noolaana waxay u yiqiineen Breber. Adeerow waxaad ogaataa in magaca magaalada Berbera uu yahay raadka keliya oo ka haray magacii loo yiqiin dadkeenii hore. Magaalada Xamar ayaa iyana ah degmo ku xusan qoraalada taariikheed ee laga dhaxlay dadkii hore. 1000 sano horeetd, magaaladu waxay kamid ahayd degmooyinka ku yaal bad-waynta Hindiya kuwoodii ugu camirnaa. Magaca Geeska wuxuu ku xusan yahay qoraalladii ay ka tageen dal-mareenadii Giriiga ahaa ee iman jiray geeska Afrika. Waxaa kamid ah qoraal lagu magacaabo The Periplus of Erythrean Sea, kaas oo uu dhigay nin bad-mareen ahaa markay taariikhdu ahayd 60 sano c.d.

 

Adeer ! bad-mareeno iyo ganacsato Shiinees ah ayaa kamid ahaa dadka xilliga hore socdaalada ku yimid geeska Afrika. Xilliyada uu socdaalkooda ku beegnaa waa qarnigii 8-aad, kii 12-aad iyo kii 13-aad. Qoraaladii ay raggaasi ka tageen waxay ku xuseen in dadkeenii hore ee degganaa Geeska ay ahaayeen dad xoolo-dhaqato ah.

 

Bartamihii qarnigii 8-aad, ganacsato isugu jira Carab iyo Beershiyaan ayaa waxay soo degeen degmooyinka xeebta ah ee ku yaal koonfurta Soomaaliya (Xamar, Marka iyo Baraawe).

 

Adeer ! markii ay diinta Islaamku soo if-baxday oo ay Carabtii badowda ahayd noqdeen kuwo hoggaamiya ilbaxnimadii adduunka, waxaa bilaabatay in dal-mareenadii carbeed ay si joogto ah u yimaadaan geeska Afrika, wax badana ay ka qoraan. Adeerow ! ragga socdaaladaas ka dhex muuqda waxaa kamid ah :

 

1. Al-Yacquubi wuxuu soo booqday geeska Afrika qarnigii 9-aad.

 

2. Al-Mascuudi wuxuu soo booqday geeska Afrika sanadkii 933-kii c.d.

 

3. Al-Istakhri wuxuu soo booqday geeska Afrika sanadkii 960-kii c.d.

 

4. Ibnu-Howgal wuxuu soo booqday geeska Afrika sanadkii 977-kii c.d.

 

5. Al-Baruuni wuxuu soo booqday geeska Afrika sanadkii 1030-kii c.d.

 

6. Al-Idriisi wuxuu soo booqday geeska Afrika sanadkii 1154-kii c.d.

 

7. Al-Yaaquuti wuxuu soo booqday geeska Afrika sanadkii 1226-kii c.d.

 

8. Ibnu-Batuuta wuxuu soo booqday geeska Afrika sanadkii 1331-kii c.d.

 

9. Al-Haaruuni wuxuu soo booqday geeska Afrika sanadkii 1334-kii c.d.

 

10. Ibnu-Siciid wuxuu soo booqday geeska Afrika sanadkii 1344-kii c.d.

 

Waxaa kale oo jiray nin eeyan taariikhdu magaciisu xusin, kaas oo geeska Afrika ka qoray buug uu ku magacaabay Kitaab Al-Sinji.

 

Adeer ! dhul-mareenka la yiraahdo Ibnu-Siciid oo sanadkii 1344-kii wax ka qoray noloshii dadkeenii ku noolaa geeska Afrika, wuxuu xusay magac kamid ah magacyada odeyada ay ku ab-tirsadaan qaar kamid ah beelaha soomaaliyeed. Dal-mareenkaasi wuxuu tilmaamay in koonfurta Soomaaliya ay degganaayeen bulsho-wayn xoolo-dhaqato ah, kuwaas oo magacooda la yiraahdo {Hawiyaha}. Marka degaanka baadiyaha laga reebo, qoraagu wuxuu sheegay in dadkaasi ay ku noolaayeen tuulooyin ay tiradoodu gaarayso konton tuulo, kuwaas oo degmada Marka ay magaalo-madax u ahayd.

 

Adeer ! Ibnu-Batuuta oo booqashadiisii ay 13 sano ka dambeysay tii Ibnu-Siciid ayaa wuxuu booqday degmooyinka Saylac iyo Xamar. Qoraalkiisii wuxuu ku xusay noloshii dadkeenii ku noolaa degaamadaas, kuwaas oo uu ku magacaabay Berber. Afka ay ku hadlayeena wuxuu yiri waa af-berber. Adeerow ! halkaas waxaa ka muuqata in dadkayaga soomaalida ahi ay goor hore ahaayeen dad af- iyo dhaqan-wadaaga.

 

Adeerow waxaad ogaataa in qarnigii 15-aad iyo kii 16-aad ay geeska Afrika ka unkameen ilbaxnimo ay hor-mood u ahayd maamulkii boqortooyadii ay dhiseen dadkayagii reer Awdal. Maamulka saldanadaas waxaa degaan u ahaa dhulka u dhexeeya degmooyinka Saylac iyo Harar. Waxay soo gaarsiisnayd illaa dhulka Howdka ah ee degaanka Jigjiga. Saylac waxay ahayd magaalo camiran oo dekad leh. Waxaa laga dhoofin jiray hargaha iyo xabagta. Waxaa jiray colaado si joogto ah, reer Awdal kaga imanayay dhanka boqortooyadii reer Tigray oo saldhiggeedu ahaa degmada Oksum. Arintaasi waxay markasta sabab u noqonaysay dagaalo dhexmara ciidamada labada maamul. Sanadkii 1420-kii, dagaal ay Tigreygu ku jebiyeen ciidamadii soomaalida ayaa boqorkii Tigrayga Negash Yeshaq (1414 - 1429) wuxuu ka tiriyay gabay uu ku tilmaamayay guusha wayn ee uu helay. Gabaygiisaas waxaa kamid ahaa meel uu ku tilmaamayo in uu soomaalidii ka adkaaday. Gabaygaas waa raadka ugu da´da wayn ee uu magaca Soomaali ku xusan yahay. Sheekadan waa mid taariikhda soomaalida xiiso gaar ah u leh. Waayo waxay muujinaysaa in soomaalidu eeyan ahayn qowmiyad goor dambe ku soo biirtay dadyowgii degganaa geeska Afrika, bal ay yihiin qowmiyad da´ wayn oo raad hore ku leh degaanka.

 

Adeer ! qarnigii 14-aad iyo kii 15-aad waxaa si muuqata u kordhay xiriirkii ganacsi ee caalamka, kaas oo dadyowga dunida ku nool ay isku dhaafsanayeen waxyaabaha nolosha loo kaashado. Dadyowga reer Yurub waxay aad ugu baahdeen waxyaabaha raashinka lagu maceeyo, lagu dhanaaniyo, lagu carfiyo iyo kuwa lagu kaydiyo sida sokorta, cusbada, xawaajiga iyo filfisha. Waxaa kale oo ay u baahdeen waxyaabaha maanka dooriya iyaga oo ay u adeegsanayeen daawo ahaan. Waxaa kale oo ganacsatada reer Yurub ay xilligaas qiimaynayeen cudbiga. Waxyaabhaas oo laga heli jiray qaaradaha Afrika iyo Aasiya ayaa waxay kalliftay in ay socodoodii iyo socdaalladoodiiba ay ku bataan waddadii la oran jiray Waddadii Xariirta The Silk Road. Adeerow ogow oo waddadaasi waxay isku xiri jidhay deegaamadii laga curiyay ilbaxnimada dunida ka jirtay sida dhulka Shiinaha, Hindiya, Beershiya, Carabta, waqooyiga Afrika iy! ! o Yurub. Dadyowgii Carabta oo xilligaas lahaa ilbaxnimo hanaqaad ah oo ay ka dhaxleen diinta Islaamka ayaa waxay ahaayeen kuwa gacanta ku hayay meelaha ugu muhiimsanaa oo ay waddadaasi mareysay. Bad-waynta Hindiya oo ahayd fagaare qiimo gaar ah u lahayd ganacsiga lays dhaafsanayay ayaa ganacsatada carabeed waxay ahaayeen kuwo kaga gacan sareeyay umadaha kale.

 

Adeer ! Soomaalidu xilligaas waxay kamid ahaayeen dadyowgii camiray dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee ka socdaydegaanka bad-waynta Hindiya. Degmooyinka Saylac, Xaafuun, Baraawe iyo Xamar ayaa kamid ahaa meelaha laga yiqiin caalamkii ganacsiga ee qarniyadii dhexe. Waxaa xusid mudan in waxyaabaha Yurub loo dhoofin jiray xilliyadaas, in kala bar ka badan ay ahayd cusbada. Meelaha ay ka qaadan jireena waxaa kamid ahayd degmada Xaafuun oo ganacsigeeda uu si toos ah ugu xirnaa magaalada Xims ee ku taal Shaam (Suuriya), taas oo ku tiil qalbigii Waddadii Xariirta.

 

Dabayaaqadii qarnigii 15-aad iyo bilowgii kii 16-aad, dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee ka socday bad-waynta Hindiya waxaa ku soo biiray dowladihii Burtuqiiska iyo Isbaanishka, kuwaas oo jebiyay gacan sarayntii ay carabtu ku lahaayeen badwaynta Hindiya. Arintaasi, adeerow, waxay ka dambaysay markii ay degaanka u soo direen doonyo badan oo ciidamo hub casri ah sita ay saaraayeen. Kuwaas oo dagaalo ku qaaday degmooyin badan ee ku yiil xeebaha badwaynta Hindiya. Duulaamadaas, Soomaaliya, waxay soo gaareen sanadkii 1506-dii, markaas oo ciidamo Burtuqiis ah ay soo weerareen degmooyin ku yiil xeebaha koonfureed ee Soomaaliya. Ciidamadaas oo tiradoodu dhamayd 6000 oo nin ayaa la socday doonyo, waxayna siteen hub casri ah. Magaalooyin badan oo bariga Afrika ku yaal ayay ciidamadaas horay u soo mareen oo ay soo gubeen, dadkoodiina ay qaxiyeen. Markii ay soo gaareen degmada Baraawe, dagaal adag oo eeyan horay u arag ayay kala kulmeen dadkeenii halkaas ku noolaa. Nin la yiraahdo Copland oo taariikhdan wax ka qoray ayaa tilmaamay sidaas. Adeerow qoraalkiisii waxaa kamid ahaa sidatan :

 

 

" Difaacoodu (Soomaalidii) wuxuu ahaa mid caniid ah (qallafsan). Sidaa darteed baa Burtuqiiskii waxaa laga dilay tiro ka badan, 40 nin oo ciidamadoodii kamid ahaa ayaa ku naf waayay, waxaana laga dhaawacay 60 nin. Markaas dabadeed bay magaaladii gacan-gashay. Ciidamada soo duulay, waxay magaaladii ka yeeleen sidii magaaladii Mombaasa oo kale oo inta ay burburiyeen bay gubeen. Dabadeed waxay u gudbeen magaalada Muqdisha, oo sida la´ogyahay ahayd magaalada ugu camiran ugu hanti badan uguna ciidan badan degmooyinkii ku yiil bariga Afrika ".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this