Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Sahal lets you grab tea and eat at restaurants using your mobile phone.

Recommended Posts

Forget about cash, debit or credit cards. Just use your mobile phone to send money or shop in Somalia.

 

files.php?file=ggc2_213282897.jpg

 

Puntlandpost - Garoowe: Shirkada Isgaarsiinta Golis oo soo ban-dhigtay adeeg casri ah oo loogu magac-daray SAHAL

 

Garoowe:-Habeenimadii xalay aheyd Xarunta Cilmi Baarista Puntland ee PDRC ayaa lagu qabtay Munaasabad ballaaran taas oo ay soo qaban qaabisay Shirkada Isgaarsiinta ee Golis, Munaasabadan ayaa waxaa lagu soo bandhigay Adeeg casri ah oo aan horay Soomaliya looga arag kaas oo la yiraahdo SAHAL oo ah nadaam xawaaladeed.

 

Munsaasabadan, ayaa waxaa ka soo qeybgalay Masuuliyiin ka socday Dowlada Puntland, Gacansatada, Shirkadaha, Hay’addaha Caalamiga ah iyo madaxda Shirkada Golis.

 

Ugu horeyntii, waxaa munaasabadan ka hadlay Cumar Ciise oo ah Madaxa Suuq geynta adeega Sahal kaas oo warbixin kooban ka bixiyey barnaajimka SAHAL, adeegan casriga ah sida looga faa’ideysan karo waxaana uu sheegay in uu yahay Account uu qofku ka furanayo Mobile kiisa waxaana uu sheegay in uu meel-kasta oo adduunka tago uu heli karo lacagtiisa ugu jirta Account mobile isaga oo adeegsan doona Zero number sir u ah.

 

Cumar ciise, oo ah madaxa barnaamijka casriga ah ee SAHAL ayaa waxa uu sheegay in lacagta kuugu jirta Account aad biibitooyinka shaaha kaga cabi kartid hadii qofkii leh SAHAL, taasina ay tahay horumar la gaaray waxaana uu xusay in muhiim tahay in laga faa'iidaysto barnaamijka SAHAL.

 

Maareeyaha Guud ee shirkada Isgaarsiinta GOLIS Aadan Sheekhdoon

 

Maareeyaha Shirkada Isgaarsiinta ee Golis Aadan Shiikhdoon Cali waxaana uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay sida weyn ee looga soo qeybgalay adeegaan ay soo bandhigeyso Shirkada Isgaarsiinta ee Golis kaas oo ah mid aanu u wada baahanahay sida uu yiri maareeyuhu.

 

Maareeyuhu, waxa kaloo uu sheegay in adeegaan casriga ah la bilaabay in uu geeska Africa ka shaqeeyo 2007 kaas oo ay Shirkada Golis ka mid noqotay kuwuu keena Deegaanada Puntland waxaana uu sheegay in intaas laga fakarayey sidii loo hirgalin lahaa adeegan casriga ah.

 

Xafladan, oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay goob joogana ay ka ahaayeen masuuliyiin kala duwan oo ka kala socday Maamulka Dowlada, Aqoonyahano iyo waxgarad kale ayna ka hadleen masuuliyiin kala duwan oo isugujira Ganacnsato, Aqoonyahano, iyo masuuliyiin kale, ayaa waxaa soo xirtay Xafladaan balaaran Gudoomiyahay Baarlamaanka Puntland C/rishiid Maxamed Xirsi sheegana iney soo dhaweynayaa kula tilmaamay mid horumar u ah bulshada reer Puntland.

 

Waa markii ugu horeysay ee adeegaan casriga ah ee SAHAL laga hirgaliyo guud ahaan Soomaaliya, wuxuuna imaanayaa xili ay dalka ka jiraan shirkado badan oo tartarn kala dhexeeyo Shirkadan Golis.

 

Siciid C/salaan Siciid

Wakiilka Puntlandpost-Garoowe

W-mail loole15@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Hodman abaayo Puntland waad u jeedaa heer ee gaartay yaaqee!!!

 

 

Wararaa ina Libaax san ka salsalaaxe, cunug meeshaas jooga ayaa maalin hore isoo wacay oo iiga sheekeeye arintaan, I didn't believe him lol in uu ii faanaayo aan u qabay.... Abti Puntland waa tagtay yaah? bas waaye I have to go and see yaaqee.......

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^ it is like trasfering credit,e.g You go to a restuarent and dine for $10 , then instead of giving cash, you transfer $10 from your mobile phone. The Business owner and the customer both have to subscribe to SAHAL service first.

 

It is very good for remittance, I don't know if they will do this, but is very popular in

instead of going to Dahabshil,Western Union, you transfer money from your mobile

Share this post


Link to post
Share on other sites

M-Pesa's is simple. There is no need for a new handset or SIM card. To send money you hand over the cash to a registered agent - typically a retailer - who credits your virtual account.

 

You then send between 100 shillings (74p) and 35,000 shillings (£259) via text message to the desired recipient - even someone on a different mobile network - who cashes it at an agent by entering a secret code and showing ID.

 

A commission of up to 170 shillings (£1.25) is paid by the recipient but it compares favourably with fees levied by the major banks, whose services are too expensive for most of the population.

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Grasshopper, haddii deyn la ogolaado, the sida London iyou galbeedka baa recession ku dhici maaha. Dhaqaalaha iska yara tabarta yar ee Soomaaliyeed kama soo kaban karo dhaawac caynkaas ah, bail-out dawladda dhexe ka imaneysana ma jirto. Marka wixii kuugu jira baad cuni kartaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kanzy:

JB: how much are they charge for the use of the service?

It is not more than $0.08 per transaction ...... but some are free of charge.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

But the recipient has to have a phone right?

 

This doesn't seem practical, but it makes things that much easier kudos to Golis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Come to think of it now, it is very convenient in Somalia today. The Somali currency is ailing and corrupted (the fakes produced and reproduced causing the inflation and so on) and the bulk of it when making simplest of transactions would inconvenience anyone not to mention the danger element of carrying that much cash that you can't hide. So, these sort of systems are going to be good for the economy, I think.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this