gooni

Mr.Farmajo must go before February, he is too weak this time.

Recommended Posts

gooni   

Haduu ku guul daraystay doorasho qof iyo cod ah cidna ka yeeli mayso inuu dad karaamadooda difaacanaya u gumeeyo shisheeye kal-kaal.

Maxay shisheeye kal-kaalku ku diideen qof iyo cod?
Dhagayso dhoobo-daareed.

4.5 wuxuu la mid yahay inaad u dabranaato beel kale oo aad ku hoos jirtaa.

Taas macnaheedu waxaa weeye .5'ka cabanaya yaa kaa fiican oo kaligiis meel taagan, asagoo saxankiisa wata, halka aysan garanayn reer maakhir iyo reer gedo waxa deni iyo madoobe oo aan sharci ku iman usoo taagi doonaan.

Farmaajo nalkii casaa wuu soo dhaafay hadaanan ilaahay nagu bad-baadin mukhtaar iyo muudey.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

😆 😆 lol 😆 

Niic-badane, maanta niicdii raqiiska ahayd baad saalkeedi soo taabatay oo wadi kari waydey miyaa?

Weligayba Farmaajo inuu useless yahay baan idiin sheegi jiray laakin durbaan baad u tumi jirteyn like some modern day savior.

Haye, ka xaaxaabiya hada!😁

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni, maxaa deg degaan? Wixii Dhuusamareeb lagu heshiiyey lee la toos toosiyey marka shirka Dhuusamareeb u dambeeyey kama soo horjeedinee. Shirkaas qof iyo cod kama soo bixin.

Kuwii mucaaradka ku ahaa dowladda dhexe, kuna xujeynaaye in ra'iisul wasaare cusub la magacaaba marka koowaad, in baarlamaanka aan la geyn karin heshiiska ee gaareen, in gudiga doorashooyinka qaranka talo ku lahayn doorashada iyo in ciidamada qaranka in Gedo laga soo saaro. Intaasba ma dhicin oo lama yeelin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Gooni, maxaa deg degaan? Wixii Dhuusamareeb lagu heshiiyey lee la toos toosiyey marka shirka Dhuusamareeb u dambeeyey kama soo horjeedinee. Shirkaas qof iyo cod kama soo bixin.

Kuwii mucaaradka ku ahaa dowladda dhexe, kuna xujeynaaye in ra'iisul wasaare cusub la magacaaba marka koowaad, in baarlamaanka aan la geyn karin heshiiska ee gaareen, in gudiga doorashooyinka qaranka talo ku lahayn doorashada iyo in ciidamada qaranka in Gedo laga soo saaro. Intaasba ma dhicin oo lama yeelin.

If all you mentioned above will help you sleep better and you believe Useless Farmaajo has accomplished a victory then please share with us whatever it is your are smoking.😁

Useless Farmaajo was forced to appoint a new PM to implement this agreement.

Useless Farmaajo’s stooges Mursal and Muudey where invited to witness the political agreement between the Federal member states and the Federal government, and were also forced to acquiesce to its tenets. So let’s see if gudhuu Mursal dares to not pass the agreement in parliament!😂
 

Lastly, the electoral commission of Xaliimo Yarey is out the door. This new one useless Farmaajo will now appoint is only going to be ceremonial election observers from the federal government sent to the respective federal member states. Each federal member state will be responsible for their respective local elections and only they will decide who they will send to the Federal parliament.

Marka gudhuu MMA, your support for N&N was a total waste of time. Somalia is a federal republic and the sooner you forget your wet dreams of a central government in Xamar running all the national politics of Somalia the better it will be for your sanity.

But then again, I am yet to see a person from your part of Somalia who has the innate freedom living nature commonplace in most Somali nomads. You lot always seem to choose want to booty shake for whoever resides in Villa Somalia at any one given time.

I wonder why such fawning obsequiousness is abundant in Baidoi?😁

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta maxaa la caaytantaa sidii islaan dhoocil ah?

Ra'iyaaga dhiibo without cheap qashin aflagaado.

Anyway, baarlamaanka can and will make amendments, even though the Imaaraadka stooge you worship did not get anything in the current agreement, including trying to sideline baarlamaanka. All his useless Imaaraadka u soo dhiibay conditions and beesha caalamka u calaacal was null, not to mention being forced to come to Xamar and be a timid guest of Filla Soomaaliya.

Anyway, wixii Soomaaliya hore u wadaayo, horumarinaayo waa dhaweyneynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Horta maxaa la caaytantaa sidii islaan dhoocil ah?

Ra'iyaaga dhiibo without cheap qashin aflagaado.

Anyway, baarlamaanka can and will make amendments, even though the Imaaraadka stooge you worship did not get anything in the current agreement, including trying to sideline baarlamaanka. All his useless Imaaraadka u soo dhiibay conditions and beesha caalamka u calaacal was null, not to mention being forced to come to Xamar and be a timid guest of Filla Soomaaliya.

Anyway, wixii Soomaaliya hore u wadaayo, horumarinaayo waa dhaweyneynaa.

Lol 😂 “ gudhuu” cey ma aha, ee suunka dhuuqso calaacalkana yaree!

Baarlamaanka gudhuu Mursal uu gudoomiyaha ka yahay hal shey ah kama badali karaan heshiiska siyaasedeed ee dhex maray dawlladaha Federaalka Somalia iyo Farmaajo.
 

Ma xoogaagi Mursal loo laabi jirey baad is leedahay N&N rajo u ah? 😁 Wake the hell up, mate! Federalism is the law of the land and anyone who attempts to get in its way will end up just like Farmaajo now, and Culusow before him.

Now MMA, I urge you to get with the program and work towards building functioning and effective local institutions for KoonfurGalbeed Federal State—instead of needlessly always opting for the easy way out and toadying up to whichever damn politician that moves into Villa Somalia every four years.

Ku dayo Puntland, forget about Xamar and fix the damn gudhuu Southwest Federal State for a change! Lol 😆 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni oohinta orgiga kawayn. Waxaad lacabaadaysaa ma aha wadan aad unaxaysid ee waa qoladayadii baa laga badiyay, marka aan galgasho sidii geelii 😂😂

Farmajo haday dhab ka tahay one man one vote kamuu hadleen saacadihii ugu dambeeyay madaxwaynimadiisa ee horey buu udajin lahaa chesskii lagu gaari lahaa laakiin wixiisi waa aan kudarsado waa mudanahaye. Saasna wadan kuma shaqeeyo.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

M.macruuf.
Farmaajo wuxuu noo ahaa nin daacada oo xoriyad maskax iyo qab soomaali ku jiray.

Waxyaabaha qaar si sahlan loogama tanaasuli karo siiba markay timaado arrimaha qowmiga ah.

Ama si kale hadaan u dhigo markii dhabarka dhaawac aad u dhimanayso kaa gaaro waa la gur-guurtaa ilaa aad tagto meesha ugu dhaw oo hoos iyo doog leh si aad ugu naf baxdo.

Xashiish korkiis laguma dhinto, macnaha magucu waa qaali caruurtaadu sii wadi doonto.

Nimanka uu la shirayo waa shisheeye kalkaal wixii farxad geliya waa ajande shisheeye ma'ahan mid beeleed iyo mid soomaàliyed labadaba.

Waxaan diidayo waa niman sharci daro wax ku marooqsaday aadna u neceb in dadku xoriyad helo, inuu umad dhan oo wanaagsan hoos geeyo masiirkooda kuna takri falaan xoriyadooda doorasho oo shakhsigaa.

Tusaale sahlan
Farmaajo ku darsasho yuu doonayaa waana kaligii talis waa eedooda ama nuxurka doodooda.

Hagaag 
Madoobe 8 sano yuu kukuyada la joogaa kismaayo sifo aan aan sharci ahayn iyo iska daba wareeg.

Dr. Deni oo jufadiisaa dhaxal u siisay kursiga puntland waa ku simaha doorka kale ee ina adeerkiis. 

Nimanka noocaas ku yimid oo farmaajo ku leh waa kaligii taliye dadkoodiina in yar nalka u shiday miyaa lagu raaci waxay ku qoslaan?
Aragtidayda waa maya.

Ilmo burtinle 
Sidii habar wax lagdatay ha u hadlina farmaajo haduu jeebka idiin galay qosolka yareeya.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia waa dal nasiib daran oo mar walba  dadkiisu tabcaynayaan.  NABARKA ama cadowga shisheeye waa laga kici karaa, oo laga hortagi karaa, laakin kan daarada waa dillaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

I was one of the first to point out that Farmaajo is useless. Many disagreed at the time. 

He probably won't go without a fight. They are all the same.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Maakhir
Waxaan u malaynayaa in ay la fool xumaatay in gaal farta ku taago asagoo dhex fadhiya shir soomaaliyeed.

Laakiinse wuxuusan ogayn in shisheeyuhuu diidan yahay hor fadhiyaan ayagoo madaw oo af soomaali ku hadlaya.

Nimanka lugaha isaga maray waa kali taliyayaal, shisheeye kalkaal, qabiilaystayaal ah oo aan wax arxan ah u hayn haybad soomaali yeelato abid.

Intaas markaad ogtahay tanaasul kuuma furna, hadii aad tanaasusho waxaad luminaysaa haybadii dalka iyo dadka ka muuqatay ama noo iftiintay waana arrin nagu qaali ah inteena horu socodkaa.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.