Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xatooyo la xalaaleystay

Recommended Posts

gooni   

Mujaahidiintii iyo agoontii snm, niman dhacay oo habrihii ka oohiyay, odayaal koonfur ka yimid u joojin maayaan.

Nabad galyadu waa shabaq ay ku kaluumaystaan, buurahooda iyo dekadahooda oo dhan waa wada iib.

Qaraabo kasta haday doonaan, haday ergoodaan, maxkamad haday aadaan, bac iyo xanjo haday gubaan, lagama yaabo inay snm dhul u ogolaato.

Waligood ku dili maayaan sidaad garsoore marqaansan uga daba wareegayso markii kabuhu kaa dhamaadaan oo caruurtaadu korto bay ku dhihi xogaa yaa laguu ogolaaday ee ma qaadan. 

Mise warqad cusub yaad soo daabacan garsoorsyaashii hore mid ka fiican yaa iminka jooge.

Warqada markaad daabacayso way yaqaanaan waxaa ku qoran inaad Siyaad Barre Supporter tahay macnaheedana kaligood baa yaqaan umana jeedid meeshay ku qorantahay.

Odoyaashaan wixii loo ogolaado ha iska qaateen intaysan daruuftu dabrin.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Dhulka siday horta ku yeesheen.  Orodo dalkini ku laabta. SOMALILAND wax dhul aad ku leedihin majirto. 

Magaca tuugnimada meesha aad ku heysiin kala taga marka. Dhulka Soomaalida meesha ha ula bixina haddaa tihiin Soomaali diid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
21 minutes ago, Saalax said:

dhaqankii Xamar laga yaqaanay miya lo so wareejiyay galbeedka Hargeisa. :D

Bililiqo caadi ah, dadkan waa dad dhulka iibsadey oo waraaqo haystey

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, maakhiri1 said:

Bililiqo caadi ah, dadkan waa dad dhulka iibsadey oo waraaqo haystey

Soomaalida kaftanta waxee waa hore ku maahmaaheen abkeey dooli diloow dad nool maas u daahaa.

Muuse Muqayil aanan agoon iyo rajo inuu dhaco midna dhaafeynin maa dad kale u daahaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 9/22/2020 at 1:10 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Magaca tuugnimada meesha aad ku heysiin kala taga marka. Dhulka Soomaalida meesha ha ula bixina haddaa tihiin Soomaali diid.

Isku Somali ma nihin  adeer.   Magaca Somali na Somaliland ba idin kaga horeysey. Dalkina ku laabta ma ceeb ba. Wax dhul ah in laga ibiyo qof aan Somaliland u dhalan waba qalad. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Forget about any deals made during the Barre era about lands. The civil war correct that land issue for Somalilanders and we have made it clear that those not of Somaliland history cannot own land here. The Aideed clan should return back to Hirshabelle state as they should known by now there is no such thing as Somaliweyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
On 9/25/2020 at 8:41 AM, Kala Duwan Clan said:

Forget about any deals made during the Barre era about lands. The civil war correct that land issue for Somalilanders and we have made it clear that those not of Somaliland history cannot own land here. The Aideed clan should return back to Hirshabelle state as they should known by now there is no such thing as Somaliweyne.

You’re saying any properties in xamar which is owned by *** should be confiscated by Mogadishu Clan, that’s good deal for us there are plenty of properties to take.

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 hours ago, cadnaan1 said:

You’re saying any properties in xamar which is owned by *** should be confiscated by Mogadishu Clan, that’s good Ideal for us there are plenty of properties to take.

I thought your kind already did that. And they are called ***...😎

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.