Sign in to follow this  
Jumatatu

Allah uu Naxaaristo...!

Recommended Posts

Jumatatu   

Ina Lillahi wa ina Illeyhi Rajacuun

WAXAA XALAY SHIL BAABUUR OO KA DHACAY COLOMBUS KU GEERIYOODAY ABWAAN CABDULQAADIR XIRSI YAMYAM

abwan1.jpg

Waxaa Shil Baabuur oo ka dhacay Magaalada Columbus ee dalka Mareeykanka ku geeriyooday cabdulqaadir Xirsi Siyaad "Yamyam"oo kamid ah abwaaniinta Soomaaliyeed ee Qarnigaan Nool kuwa ugu caansan .Abwaan Yamyam allah ha u naxariiste waxaa lagu xasuustaa gabayadiisa Waddaniga ah iyo kuwa guubaabada ah oo ku salaysan midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed :

Abwaanku alla ah u naxariistii wuxuu intii dagaalada Sokeeye socdeen ka qaybgalayey dhammaanba Shirarkii dibuheshiisiinta isagoo halkaa ka jeedinayey gabayo iyo Murti ugu baaqaysa soomaalida in aay soo ceshadaan Midnimadoodii iyo qarannimadoodii :

Allah UU naxaaristo , eheladi iyo dadki uu ka tageyna samir iyo imaa Allah ka siiyo...amiim..amiin..!

An icon in the 'Suganta Soomaaliyeed' has gone he will be missed but surely his work will always rekindle the memories to his genuity.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Allaha unaxariisto! He was one of the few good men today in somalia and had a positive impacts on lives of somalis everywhere.

Share this post

Link to post
Share on other sites

That's really sad. Even I know of his gabayo. Allah ha u naxariisto.

Allah UU naxaaristo , eheladi iyo dadki uu ka tageyna samir iyo imaa Allah ka siiyo...amiim..amiin..!

Amiin.

Share this post

Link to post
Share on other sites
RedSea   

SALAMU CALAYKUM,

YAA ALLAH U NAXARIISO ADOONKAAGA BISHA RAMADAAN DHINTAY, SABIR IYO IIMANA KAASII EHEL KIISII. ADUUNBAANA WAX DILA WAXNA NOOLEEYA. ILAAHAYOW QABRIGA U WAASICI ADAA WAX WAASICIYEE YAA RABI YAA RAXMAAN. ANAGANA SIDOO KALE NOOGU NAXARIISO. DHIMASHADO WAA XAQ NOLOSHO WAA XAQ, DHIBTU WAA XAQ CAAFIMAADKU WAA XAQ CADAABTU WAA XAQ JANADU WAA XAQ. ILAAHAYOW KUWII MUSLINIMO KU DHINTA NAGA DHIG, DANBIGAYAGA DHAMAAN DHAAF IYO KUWA WAALIDIINTAYADA BA. AAMIN YA RABBI AMIN YARABI.

SALAMU CALAYKUM

Aamiin Aamiin Aamiin

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sky   

Ilaahey waxaan uga baryayaa dembi dhaaf iyo naxariis. Innaa Lillaahi Waa Inna Ileeyhi Raajicuun.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abyen   

My sister who lives in Ohio told me about the accident, walahi it was brutal accident. may allah bless his soul.

amin

Share this post

Link to post
Share on other sites
J.Lee   

^Gruesome wasn't it? Inaa lilaahi wa'inaa ilaahi rajacuun.

YAA ALLAH U NAXARIISO ADOONKAAGA BISHA RAMADAAN DHINTAY, SABIR IYO IIMANA KAASII EHEL KIISII. ADUUNBAANA WAX DILA WAXNA NOOLEEYA. ILAAHAYOW QABRIGA U WAASICI ADAA WAX WAASICIYEE YAA RABI YAA RAXMAAN. ANAGANA SIDOO KALE NOOGU NAXARIISO. DHIMASHADO WAA XAQ NOLOSHO WAA XAQ, DHIBTU WAA XAQ CAAFIMAADKU WAA XAQ CADAABTU WAA XAQ JANADU WAA XAQ. ILAAHAYOW KUWII MUSLINIMO KU DHINTA NAGA DHIG, DANBIGAYAGA DHAMAAN DHAAF IYO KUWA WAALIDIINTAYADA BA. AAMIN YA RABBI AMIN YARABI.

Aamiin, Aamiin, Aamiin.

Share this post

Link to post
Share on other sites
OLOL   

He was really creative gentle soul!

He was able to survive the bullets of Xamar, travelled all over Somalia with his car and even militia of road blocks when they are told of who he is ...they will let their guns down. I know people who are related to him and they are not the only saddened by his death. All their neighbors, all their friends are coming to pay tribute and condolences to them and they live here in Minneapolis. My family is saddened by this too.

May Allah have mercy on him and forgive his short-comings. A great Somali man who was loved by every one is dead.

Ilaaheey jannadiisa ha ka waraabiyo dhamaanteenna samir iyo iimaan ha naga siiyo Aamiin

http://www.aftahan.com/maqal/yamyam.ra

Share this post

Link to post
Share on other sites
Gabbal   

yamtacs1.jpg

yamtacsi2.jpg

yamtac3.jpg

Aaskii Marxuum Al-Abwaan C/Qadir Xirsi Yamyam Oo Ka Dhacay Columbus, OHIO

Boqolaal soomali ah ayaa ka soo qeyb galay aaskii marxuum abwaan Cabdulqadir Xirsi Siyaad (YamYam) oo galabta ka dhacay magaalada Columbus ee gobalka OHIO ee dalka Mareykanka. Iyada oo dadkii ka soo qeyb galay aaska ay aad ugu murugsanaayeen geerida naxdinta ee ku timid marxuumka.

Marxuum Cabdulqadir Xirsi Siyaad (YamYam) ayaa lagu aasay xabaalaha musliimiinta Sunbury ee magaalada Columbus, OHIO. Madaxda iyo masuuliyiinta magaalada Columbus, OHIO ayaa ugu tacsiyeey soomalida ku nool magaalada Columbus geerida ku timid abwaan Marxuum Cabdulqadir Xirsi Siyaad (YamYam).

Marxuum Cabdulqadir Xirsi Siyaad ayaa shalay maqribkii asaga oo sooman ku geeriyooday shil ka dhacay mid ka mid ah wadooyinka magaalada Columbus ee gobalka OHIO. Booliska magaalada Columbus ayaa ilaa iyo hadda wada baaritaanka shilka.

Gedonet News Desk

Columbus, OHIO

Share this post

Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Alaha ha u naxariistoo abwaankaan oo Soomali idil dhan ay jeclaayeen! :(

Taariiq Nololeedkii Marxuum Cabdulqaadir Xirsi (Yamyam)

Marxuumka ayaa waxaa uu 1945kii ku dhashay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud, waxa uu isaga oo ahaa wiil fahmad badan oo firfircoon markii uu 4 sano jirayba la geeyay dugsi qur’aan, xilliyadaasna waxaa loo yaqaannay Cabdilqaadir Farxad, taas oo ay ugu baxday farxaan nimada joogtada ah ee ay dadkii arkay kula yaabeen. Isaga oo 8 sano jir ahna waxa uu dhammeeyay Qur’aankii, isaga oo aan dayicin wax barashadiisii diiniga ahayd ayuu markii uu 18jir ahaa waxa uu u waxbarasha doontay magaalada Saylac isaga oo markii dambena u soo wareegay magaalada Baardheere, waxana uu bartay kutub diini ah oo fara badan.

GedoNet

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this