Sign in to follow this  
Juxa

kaalay, nafis waxyar!

Recommended Posts

^^^^ am speechless......sheego yar baan kuu sheegaayaa: Hada ka hor ayaa waxaa jiray NIN GEESI ah oo aad iyo aad looga cabsado, Marka maalin maalmaha ka mid ah ayaa RAG kale u soo martiyeeyyeen asagoo hurda , Islaantiisa ayaa raga albaabka ka furtay oo waxay tiri wuu hurdaaye bal suga aan idiin kiciyee, markaaseey in tay dul istaag tay bay lug ta ku kicisey war rag baa kuu jooga kac iyadoo wali lugta ku juq juq sii naysa. Ragii martida ahaa oo u jeeda ..NIN kii geesiga ahaa markuu kacay buu wuxuu yiri "war wuxu waa dumaroo waan wax aan rag la xaajoon"......marka juxa xabiibti meeshu discuss ion ma yaalo....how i said it is how is gotta be :D:D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^^ waayeel fowqal waayeel, adiga hadii aan la iska kaa qaban u gonna say anaa amiir soon.

 

i wil fight cidi iyo diif, anything u say :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooool@juxa waxaan aad u jecleeysan lahaa meeshaad WAAYEEL iigu yeedhay in aad WAAYO ARAG iigu yeeri laheed....in kastoo waayeel wax aan ka cabto aysan aheeyn oo ay tahay ARIN AAD U QAYAXAN OO MURTI IYO XASILOONI ka danbeeyso :D:D:D

 

aniga iyo adiga waxaan nahay CARAB IYO ILKO hadeeynu is dirirna na durba waan hishiineey naa..marka cidiyaha iyo diifka dib isku gu cesho icon_razz.gificon_razz.gif

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^^^ dont try inaad i sasabto. though u cute. i will resist.

 

hishiis bul alaha siiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraada labadiina aarabitaro hadaa u baahan tihiin ila socodsiiya yaah anaa buumo idiin soo xiranaaye.

 

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

feebaro, waxaada kaneeco ku ruugtay ka wayn, yr headaches are consistant with very stage of kuku visions.

 

faataxo, for walaalkeena wareersan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Juxa makuu sheega wax..

 

wareerkaanba waxaa dhigay

wadnaheega doqankee

kaa doortay dumarkoo

aad daryeeli weydoo

wili daacad kuu qaba..

 

wareer badanaa.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

arooska goormee waaye waraada, anina waa ka soo qeeb galaa, wiifoow aa horey u soo qaadanaa oo hadiyad ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^^ bring some brew, i wanna drown my sadness, i want erase it with (goomo)

 

what a dark day, everywhere i look i see darkness. will it ever end :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

yaa rabi, jini aroos aa idinku dhacay, waxa u malaynaa idinka in qobmoos la idiin dhigi doono. bt worry not. help is at hand, dont sing anything, unless i read it.

 

tut tut tut

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

sa wr wb,

 

another monday, alxamudlilah, today seems promising, it rained all night, leaving me calm, sedated and happy.

 

i try sniffing the cool air, dog poo. bt i aint complaining. work is good, the phone is quite and i just got more allowance on my cell. life is good

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this