Sign in to follow this  
Maaddeey

Xamar: tartan Quran akhris abaal-marin qaali ah 'sawirro'

Recommended Posts

Somalina   

Abti Maadeey, waan ku xushmeeyaa runtii, ileen qof xushmad istaahila ayaad tahay.

 

Now, hal picture oo ay dadka u gargaarayaan ku soo dhaji halkaan, waxaa laga yaabaa hore inaan arkin, waa haddii ay dad u gar gaareen oo ay biyo iyo badar siiyeen dadka barakacay ama dadka awooda aan lahayn.

Show me the pictures, markaas ayaan dib isugu laabanaaya. Soo taa fair ma ahan?

 

Tan kale inaan ku weydiiyo aan doonayo waxaa weeye, wadan maanta aduunka ka jira oo aan dumar lagu rape gareyn mataqaanaa aan aadee? Imisaa Sacuudiga lagu fuulaa oo aan la sheegin?

It is unfortunate runtii inuu falkaas dhaco, laakiin qof jiran lagama waayo meel walba.

Sida adiga aad isaga indha tireysid, wixii ku dhacay ardeydii ka qalin jebineysey Muqdishu, hadii aan ku sii daro the suicide bombings of the innocent folks in Beledweyne, Hargeysa, Kampala, iyo Hotel Muna, anigana hal iyo labo nin oo jiran dartood ma dhahaayo AMISOM waa cadowgeena.

 

p.s. Waan soo qufaayaa wixii aan qufi karo ileen tabar aan fadhi ku dirir aheyn ma qabnee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Allah yacizak, IA waan keenayaa iyagoo sawirro ah ama qoraal ah, qaarkoodna halkan baa lagu soo dhejiyey.

 

Tan kale, Ardadii qalin jebineysay bal 'search'iga dhag ku sii 'shamo hotel' ama sidii kale eed ku heli kartid, si aad u ogaato inaan iska indha tiray & inkale!.

 

Amisom gaalo waddanka dano kale u jooga waaye oo sida Akhuunaa Fabregas uu ugu sheegay thread'ki aad soo quftay ;) + iney meelaha dadka rayidka ah degganyihiin duqeeyaan, marka khayrka aad ku ogtahay kuwan waa maxay yaa turaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^^^Abti, sababta loo duqeynaayo maxay tahay?

AS haddii ay RPG ka diraan suuqa dhexdiisa ama xaafadaha dadka ku badan yihiin, sidee la isaga celiyaa?

 

Akhuunaa Fabregas waa loo jawaabey, jawaab aan ku qanacsanahay weliba. Faa'iidada ay Uganda iyo Burundi dhiigooda u daadanaayo ma dano kale waaye?

Haddii runta laga hadlo, 20 sanno la soo dhaafey ayaan wax ka baran laheen oo caruurteena mustaqbalkooda ka fikiri laheen, laakiin Abu hebels decided iney qori qaataan oo ay diidan wada hadal with our president, ayagoo isticmaalayo caruurtii innocentki aheyd. Who is going to rehabilitate these kids? bal ii sheeg?

 

Ma maqashey "When liberty comes with hands dabbled in blood it is hard to shake hands with her.” Haddii uu Abu Lunatic oo doonaayo nabad iyo horumar he would've explored peaceful options first intuusan RPG la soo boodin. Maanta inta ayaga raacsan iyo inta ka soo horjeeda, yaa badan ayaad isleedahay?

 

Waxaan kaa sugaayaa sawiradii aad balanqaadey, markaas ayaan hadli fiican ku siin doonaa

 

p.s. edit

Share this post


Link to post
Share on other sites
Neumann   

Originally posted by Ferguson:

wait..you like fox news?

Irrelevant.

It was not as excessive, and redundant as ^.

Oh, so you resort to dragging people's signatures into the thread when they question the relevance of your post to the issue at hand? How convenient!

And what do you think that is? As if you have the slightest idea as to what it might be to label it as anything. It's all Greek to you, isn't it?

But to tell you, the point's to show how media could shape up mankind.

And you think this was not known? I wouldn't be suprised if you have just came out of a cave.

for example in Ethiopia: Zenawi uses media to confuse public, create fake parties.

That has no any possible relevance to this thread.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Nina :D ma afuray jaa?

 

Al Shabaab isgoyska dabka agtiisa ayey joogaan oo wadada Maka Al mukarama hal baabuur oo dawladda leedahay xataa ma mari karo! meesha ay jooganna waa yaqaanaan, Suuqa Bakaarana waxba kama ridaan oo waa la caddeeyey. Xataa haddii ay ka ridaan, ma dadka ay ka ag rideen baa la ciqaabayaa?.

 

Amisom ma iney Soomaaliya badbaadisey u timid?, maxay 2006 ka hor u iman waayeen? jawaabtu waa caddahay oo waxay u yimaadeen nabadda & kala dambeynta waagii maxkamadaha la helay ayay ka soo horjeedaan wixii soo dirsaday (iyaga choise'kooga kuma imaan), Indhaha fur.

 

Ps. sawirada waa kuu ballan qaadayaa, not now! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Yey, soo tii walaalihiis keensaday, yaa u baahan AMISON markaas. :D

 

Isku duubnaadtii ICU (which I supported 100%) aawey? Markii kursiga soo dhawaadey ayaa la isku boodey hadana, waa filin umada Soomalliyeed daawatey marar badan.

Peace is the answer, intaas waad igula raacsantahay aan u maleynaa. Inta kale IA waa after I see pictures of AS helping the needy, and visiting the wounded. Marka waa inoo galin danbe.

 

p.s. Soon ma jiro maanta smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^fak-faktaadaan ka dareemay! :D

 

Waakan wixii aan kaa ballan qaaday in one article!.

 

Xarrakatul Shabaab oo soo bandhigtay Ambalaasyo ay sheegeen in lagu qaadayo dhaawacyada

 

Arbaco, September 01, 2010 (HOL) − Maamulka Gobolka Banaadir ee Xarrakatul Shabaab ayaa maanta kusoo bandhigay suuqa Bakaaraha
laba baabuur oo Ambalaasyo ah, kuwaasoo ay sheegeen in lagu qaadi doono dhaawacyada ka dhasha dagaallada ka socda Muqdisho.

 

"Mar haddii aanu cadowgu joojinayn dhibaateynta uu ku hayo shacabka,
waxaan go'aansannay inaan baabuurtan howlgelinno, si aan dhaawacyada loogu qaadi qaadin gaari-gacanno, waxaana ku rajoweynnahay inaan kordhino
," ayuu yiri Sheekh Cali Maxamed Xuseen.

 

Guddoomiyuhu, wuxuu sheegay in gaadiidkan
ay ugu shaqeyn doonaan qof walba oo Soomaali ah, ayna tagi doonaan meel walba oo looga yeero si ay dhaawacyo uga qaadaan
, isagoo sheegay inay gaadiidku la socdaan kalkaaliyeyaal caafimaad.

 

Dadweyne badan ayaa soo buuxiyay halka laug soo bandhigay, kuwaasoo soo dhaweeyay ku tilmaamay tallaabo horay loo qaaday, waxaana Xarrakadu ay soo bandhigtay gaadiidkan iyadoo maalintii 10-aad uu Muqdisho ka socda dagaal ay ugu magacdareen Nihaayatun Muctadiin.

 

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa horay uga shaqeynayay Ambalaasyo ay hirgeliyeen Shirkadaha Nation-Link iyo Life Line Afrika iyo weliba Amin Voluntery Ambulance, kuwaasoo qaadayay tan iyo sannadkii hore dhaawacyada ka dhasha dagaallada Muqdisho ka dhaca.

 

Sheekh Cali, wuxuu beeniyay eedeyn kaga timid DKMG ah iyo AMISOM taasoo ah inay madaafiicda kasoo dhextuuraan goobaha ay shacabku ku badan yihiin, sida suuqa Bakaaraha, isagoo taas ku tilmaamay been ayna tahay marmarsiiyo lagu doonaoy in lagu duqeeyo suuqa.

 

Dhanka kale, Xarrakatul Shabaab waxay soo bandhigtay sarkaal magaciisa ku sheegay C/raxmaan Axmed Cabdi oo sheegay inuu kasoo goostay dowladda KMG ah,
wuxuuna soo goosashadiisa sabab uga dhigay inuu u adkeysan waayay duqeynta AMISOM ay ku hayso Muqdisho.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

ambalas%209.JPG

ambalas%2011.JPG

ambalas12.JPG

 

Waaliga wilaayada gobolka Banaadir oo ka hadlay goobtii lagu soo bandhigay baabuurtaasi oo wakhtiga uu hadlayay isaga laftiisu xirnaa dharka caafimaadka ayaa saxaafadda uga waramay
ujeedada baabuurtan ay u sameeyeen, waxaanu sheegay in kadib markii ay badatay duqaynta arxan darada ah ee gaaladu ummadda ku gumaadayso ay garwaaqsadeen in dadwaynaha loo gurmado
sidaana ay ku sameeyeen baabuurtan, waxaanu sheegay in dadwaynuhu ay heli karaan baabuurtan wakhti kasta iyadoo aan wax lacag ah laga qaadayn, iyagoo kasoo wici kara namberada kala 118 iyo 117.

 

 

Ugu dambayn wuxuu waaligu la hadlay dadka dariiqyada xira gaar ahaan dadka degen suuqa Bakaaraha,waxaanu ugu baaqay inay furaan dariiqyada si loo helo meel ay usoo maraan baabuurta gargaarka degdega ahi wakhtiyada duqayntu dhacdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Maaddeey, waxyaabo badan baad ku saxsan tahay lakin in yar baad ka yara booddaa sxb.

 

For the record, AMISOM uma iman iney Somalia burburiso. Uganda and Burundi have no intentions to destroy Somalia. There is no reasonable reason for them to do so.

 

AMISOM haddii RPG lagaga soo rido Xaafadaha rayidka dagan yahiin, they have no option but to fire to the same exact locations they are being attacked from. That is called self defense. Adigu maxaad sameyn laheyd?

 

Last but not least, my advice to the youngsters is : Xaq baad ku taagan tihiin ee baddala mowqifkiina ah "adduun baan islaam kawada dhigeynaa oon xoreyneynaa, al-qaacidana walaalo baa nahay", taasi waa haddii ay wax rajo ah ka qabaan iney waddanka wada qabsadaan. Haddii kale qub qacdan baa soconeyso kadibna wakhtigaa ka dhici doono oo waxaa soo bixi kuwa la dhaho al-odayaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

For the record, AMISOM uma iman iney Somalia burburiso. Uganda and Burundi have no intentions to destroy Somalia. There is no reasonable reason for them to do so.

Subxaanah!, is there any reasonable reason oo ay Soomaali ugu gargaaraan?, Anigu weli kuma dhihin iney burburiso ayay u timid, waxay u timid waa Amarka maraykanka & dano iyaga u gaar ah! ii jawaab: maxay 20kii sano ee dhibaatada jirtay u iman waayeen, markay hadda oo xasilooni la helay u yimaadeen?

AMISOM haddii RPG lagaga soo rido Xaafadaha rayidka dagan yahiin, they have no option but to fire to the same exact locations they are being attacked from. That is called self defense. Adigu maxaad sameyn laheyd?

taas waxba kama jiraan, oo post'iga kore aa iyadoo far cas ah aan ku qoray. Ka soo qaad in Shabaab suuqa wax ka soo ridaan, oo shacabka ay qasbaan, dhibaan etc.. Amisom sidaad u maleyso hadeysan dhibaatada Soomaalida rabin, maxay meeshii wax looga soo tuuray (and I doubt they precisely can tell where)madaafiic ugu garaacaan iyagoo og raggii wax tuuray iney mar hore ka tageen?Self defence ma waxaa ah in shacabkii meesha ku soo haray la xasuuqo?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

aas waxba kama jiraan, oo post'iga kore aa iyadoo far cas ah aan ku qoray

Hadalkaaga maa caddeyn u ah marka?

 

Maaddeey yaa sheekhnaa, dadka ha loo turo, xoogna wax ku imaanaya ma jiraan labaatan sano waxaan u maleynaa in ay kifaaya tahay.

 

FG.Hogaankii hore ee darawalada gawaarida gargaarka degdega muqdihsho waa la toogtay, waxaana lagu eedeeyay shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Hadalkayga miyaa, yaa Ustaazz mise waan soo xigtay?

 

FG.Hogaankii hore ee darawalada gawaarida gargaarka degdega muqdihsho waa la toogtay, waxaana lagu eedeeyay shabaab.

kan hadalkaaga lee ma ahanoo? FYI hay'adda Life-line Africa (NationLink Telecom) dhibaato ay Moor'yaantu dawlad ku sheegta u geysatay darteed kama shaqeyso aagaga ay ka taliyaan ee dhulka Shabaab ay maamusho ayay ka shaqeeyaan.

 

Ps. Naharda Yawmul akheer, isbir shuwayyah. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

War ilaahay hadii uu doonayo in aan af carabi ku hadalno miyuusan awoodin in uu nagu abuuro anagoo ku hadlaya afka caribiga? Dadkani sida ay u xaqirsan yihiin luqada somaliyed ayey jiritaankayaga somaliyedna u xaqir sanyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Loll@Isbir shuwaya. wallee iyo wallee in aan kuu fadhiyin.

Guul wade alarmi maqlay camal aan kaaga cararaa sxb. intii hore ha noo ahaato, kolley waxii kheer ah ilahay gacantiisa ay ku jiraan. isagaa waaajinta iska leh.

 

Markale, hadalka kore kayga ma ahan wareysi VOA aan ku siinaaya abaaba, haddad u baahato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

My take is that the biggest fear Somalis (myself incl) in general have vs. Al-Shabab are:

 

1. Arabization or the loss of our beautiful language and culture. Can al-Shabab create an institution for this purpose, teach Somali script, write and publish academic books like Kitaabul Qur'an wa tarjumatu ilaa macaaniyutal Soomaal

 

2. The erosion of our individual liberty such as the right to speak our minds, the right to privacy, etc.

 

3. Women rights like unrestricted access to a decent education, to drive own cars, to dress in normal Somali attire--without countravening religious decrees on the concept of awra, to run, own property and hold an office like Aisha (ra) did.

 

4. Tolerance to people of other faith known as People of the Book in Islam. In Damascus's Umayyad, for instance, there is the domed shrine of the John the Baptist, or Prophet Yahya who is revered. The mosque is still visited by both Christians and Muslims in peace and harmony.

 

 

5. The Rule of Law: As no one is above the law and enforcing contracts either commercial or basic rights as long as such laws do not veer from Islamic jurisprudence. And to codify our laws for clarity, predictability and minimizing conflicts.

 

6. Good International Relations for the sake of preserving the Somali nation. Somalia will always be a Muslim country, so no need to impose a strict form of rule based system.

 

Etc...

 

I think our religion inherently promotes civic nationalism as opposed to ethnic nationalism since the former is more just and progressive than the latter as long as a Somali or non-Somali person meets the criteria to becoming a citizen such as birth, certain years of residence, paying taxation, and noble services.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this