Sign in to follow this  
Abtigiis

Maaddeey is SOL's charm

Recommended Posts

Haatu   

Abdiladiif ninyow gurbaan aad dhufeyso daa. Labo kala liita ayaad tihiin. :D Horaan kuugu sheegey, Maaddeey dadkiisa carada ayey ka badan yihiin.

 

Hadduu caqliilow yahey, inta aanu yara difaacaayo ayuu ka faa'ideysan lahaa laakiin dhuumaaleysi buu ku jiraa baan u maleyn :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Just because Maaddeey abtiyaashii do not speak Somali means they cannot participate in this argument and that is a big disadvantage. But he has lots of fans to more than make up for that. :D isagayse tilmaan ka sugayaan. Tolkii mayara meesha laakiin wax isku dubba ridda sida Xinn wax isugu duwo oo kale ayey la'yihiin! :D

 

Haatu, war ma kaligaabaa rer NFD meesha ka jooga? Isiolo iyo Kajiado meel aad la hadashaba birmad dalbo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ hadayna reer abtiyadii soomaaligaba aqoon muxuu soomaaligga hala barto lahayey sxb?

 

LOL@laba kala liita. Balo kuliidey. Sxb, nin meejaasaan kagga hadhey waxaas aad arkaysana kaftan iyo galgacal buu ahaa waase ila garan waayey

 

KK, eegga wixii dhacay dhacye, nabad ka keen hadii aad dadkiisa uu Haatu sheegayo kamid tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   
:D:D of all people ma xitaa LST ayaa dagaalka soo galay. Bas. I am with Maaddey now. Tuugtiinan kale waa in la iska kiin qabtaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Haatu:

Afareyda soo rid oo soo badi laakiin waxaad ogaataa, Ngonge waa nin Carab ah oo buuran oo Soomaalida neceb. Asagaaba is dhaqaajin karin iskaba daa qof uu difaaco
:D
Weligii lagama yaabo in uu kuu hiiliyo.

 

Waa runtaa. Anigu Xiin ban ka hor jayda. Iminka na final warning ban bixiyaay. Hadi aad Sheikh Maaddeey ka hadhi waydaan gabay iyo wuxoon kale ban idin ku sii deyn ila aad i sasabatan o tidhaahdan 'kaadaa PLEASE, af somaliga ha ku ciyaarin'.

 

اين انت يا شيخ ماديي؟ هل حفرت خندقا عندما رأيت هذه الاحزاب؟ :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

AT&T, balaayaad shiddey niyahow, Abdiladiif oo hadal gaabnaa xataa wakaa toobta dillaacsadey :D

 

 

Aaan sugno Maaddeey wuxuu madasha keeno, kolleey wax unbuu la maqanyahay

 

 

EDIT: lool@cirroole qurbeysan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooool@ta'layda abdiladiif

 

Maaddeey script has been taken down for scheduled maintenance. It's interesting those who authored it are feigning a heartfelt defense on his behalf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

LST

Waxba maaadan ula hadhin Maaddey. Adigoo bil caddan u ban gareeya oo magaciisa meeshi ka yari ku sawirnaa ee xumayd ku soo dhajiya ayaa u dhaantay! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Maaddeey faraha ha laga qaado, for he is the only shabaab supporter that makes sense around here!

 

Maaddeey, adeer. I know ina ciil bastaa latahay oo odayaashan gafuurka waa ween iskugu kaa tageen, but please what ever you do ha is

, meeshan saad la socoto caruur iyo islaamaa ka buuxa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ahlan Akhyaarta 'ma fogeyn' smile.gif

 

Waxa la yiri:

 

TAKAATHARATI DIBAA'U CALAA KHIRAASHIN FAMAA YADRII KHIRAASHU MAA YASIIDU

Sheekada meesha taal waxay tahay: NIN iska aammusnaa ayaa dad is heysta soo dhex-galay, hadal malaggi galay ayuu iska yiri, markaan XUJJO ( smile.gif ) cad u keenay meeshii uu MUQAARACATUL XUJJATI BILXUJJAH keeni lahaana, Af Soomaali jajaba oo waqti igu qaatay inaan fahmo ayuu la soo shir tegay, Illeyn Soomaali muran kama dhamaadee si uu inuu Soomaali yaqaan iigu caddeeyo ayuu AFARREEY la yimid :D , miskiinku ma oga inaan reer miyinnimo ku qabsan & inuu Soomaaliga ku hadlo ama ku gabyo toona, balse qoraalkiisa uu yahay meesha uu ka dhintay!, intuusan qoraalka Soomaaliga soo bixin & intey Soomaali jirtayba waa la gabyi jiray lana geeraari jiray! sax?

 

Xiin oo ka duulaya: CADAWGAA, CADAWGIIS WAA SAAXIIBKAA, ayaa isku dayey inuu ka faa'iideeysto, isaguna Afarreey kale ayuu meesha keenay 'YAA OG INUU KA BAAWSADAY EEDDADIIS, ADEERKIIS FURAY' :D , waana fulay oo qof kasta oo cantarabaqashkiisa, isagase uu 'analysis' u yaqaan ka hor yimaada, qaladkiisana tusa waa 'SCRIPT'.

 

Nin baa raba Soomaaliya oy ugu dambeysay 20 sano ka hor ee intuu calwasaad soo qoro yiraa: KA FAA'IIDEEYSO, MEEL KALE KUMA ARKEYSIDE :D

 

Adeer, KAKUMA, MOMBASA & EASTLEIGH kuguma heysannee hanugu qabsan meelaha lagaa badiyo! :D

 

Alliance lagu dhisay BAADHIL ma raago, sug uun inta 2 wiil oo Soomaali-Galbeeda (laa qaddraLLaah) la dhiibo ama la xiro!.

 

Asxaabta kala ah: KK, Haatu, Nuune & inta kale, waad mahadsantihiin lakin kuwaan igu daaya :D

 

Ngonge, adiga Soomaaligaaga aad buu u fiicanyahay, dhowr mar oo horena waan kuu sheegay, haddana waan kuu sheegayaa: Ereyo yar oo Soomaali ah misna micno badan ayaad sheegi kartaa, adiguba arag, HUNGURI yaa ka Soomaali badan? :D

 

Ps. Tol & Asxaab maxaa meesha keenay oon ka ahayn JAAHILIYYAH CAMYAA', nimankii yiri: 'WALAWLAA RAHDHUKA..' & 'INNAA LA NARAAKA FIINAA DACIIFAN' maxaad isu tihiin?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Ahlan Akhyaarta 'ma fogeyn'
smile.gif

 

...
inyuusan
:D
qoraalka Soomaaliga soo bixin ...

Maaddeey script :D

 

enough said

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Maadoo masaakiintan ha maslaxin

maadama ay ka hadhi waayeen,

meel walba kuu gabadeen,

maashakil iyo mala yacni kuula yimaadeen..

mar qodha mad ku qaraxdid..

mari saaxibo mari.

 

ahem..err..Allahu Akbar. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this