Sign in to follow this  
Mr-Peace

Somali-African marriages

Recommended Posts

Tuujiye   

lol@ KK... adi BOB sidaas ha ugu qoslin nooh..lool duqaan habeen kaste canbuulo iyo saliid qube uu isku cunaa..shiirkiisa aan ka cabsadaa adigana waa igu diree.. Qosolka caafimaad waaye maxaa rabtaa lool iska qosol oo iska cirid cadee adi lol waayo waayo soo xasuuso adigaba lool calaashaan waagii filinkaada ciwaankiisa la qoraaye nooh lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Originally posted by *BOB:

 

Juxa iyo KK waan kasoo adkaaday, midna 4th round knockout midna 11th round ko aan galiyay ee adiga intaan kuugu bilaabin
KISMAAYO faraha ka qaad.
:D

 

 

yaah intaan maqanahay midna (jaabadi ka yimid gaarrisa) and BOB (qoraxdi kismaayo wajiga ka gubtay )wax boob siis bey bilaben yaah?

 

NNC sorry i was not here lakin dont ever ever back-track, ku adkeyso fikradaada always qalad or sax (that is the somali way)

 

haye ma iska dhaafnaa kismaayo hada, for whats worth sonkor baa laga keeni jirey and i like xalwo, for that reason waan dhaafay kismaayo now

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Kool_Kat:
quote:

BOB wili dheel dheel uu wadaa iyo
biyo firdhis sidii gabar hindi ah oo barkad agteeda lugu shukaansanaayo
....

Tuujiye,
one of these days KK wey suuxday sidey waxa aad qorto ugu qoslaysay hadii lagu dhoho, isbitaal bill keyga korkaaga ka helee ogoow...Walahi caadi matihid!!!
Wareegto Luga Cad

 

 

Ha i dhihin waxaa sawiratay anigoo surwaal cad oo igu dhagan gashan oo jidna ii baxsanyahay oo barkad biyo ka buuxdo kor fadhiyo oo gabarta aan u heesi rabo ku firdhinaayo...waxaaga waa hala is dilo hadaa sheekadaas keento. :mad:

 

 

Juxa

 

 

Adiga in xalwad lagaa joojiyo waaye oo inaan u sheegno kuwa xalwada sameeyo inee strike sameeyaan si xalwad loo waayo. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   
Oh eM Geeeeee @adoo wadato surwaal cad kugu dhagan iyo jidna kuu baxsan! LOOOOOOOOL...That'll be so xaaaaaax! Mitun walaalkiis kayar miyaa? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

KK maxaa iga rabtaa kaaley? ma igu riyoote abooto! Kuligood waan daayey, ee waakaasaa xar ha iga haraan! BOB maanta xataa wuu i gardarayste, where were you markaas, Lawyer bilaa lacag yahey? ii sheeg aan ku dhahey! :mad: mise aniga lee iga adag tahey.

 

Juxa, waxa ley walaaqe ma ahee, fikradeeda waa ku adkeysan lahaa! icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by GaroweGal:

I could never see myself with a jareer man, the only african I could see myself is with a somali-man. Marrying outside the race is something I wish never to do. I can't imagine falling for a non-Somali.

 

 

I wish for someone that can share my values and culture with me. I would like my spouse to appreciate a koob of shaah with me, understand the meaning of khaaraan. Tolerate all the night calls. And yes understand everyone in my clan is my cousin by definition.
:D

He has to comment on my new dirac and most of all appreciate bariis isku dhax karis.
:D

This is such an ignorant remark, I dont whether to cry or laugh. Can u imagine we have people who think that they are superior to another human being.

 

How so sad. Ignorance is unacceptable at this age and dawn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

NNC, hilfahaa uqaaday kuligood...Teeda kale qalad ha'uga qaadan, waji lee rabaan iney kaa diyaarsadaan...This is their way of saying "you're a kool chick and we like you"...Hadii kale anaa kuligood hal hal kab ladhici lahaa! Word!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@word, kaaley oo Rudy iga celi bal. Meeshan ma ogeen iney sidaa aheyd! good looking out Luga Cadey. Waxaasa sharaf la dhahaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Weeeeeee, bas hee Rudy maa hadana fara gashatay, he's my homie yo'...Muxuu ka rabaa? Adi teeda kale catarkaaga maxaa kuligood wada ursiiyay? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

KK walaal kabta naga daaf. I hate it. Ok, Tuujiye told me to chase nnc to his side...so waan ka bajinaayey! He told me that he needs under cover xalimoo in bc.

 

I confess so no kab ladhicid for me plz! thnx

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Nimankaan adiga taqaanid ee iga celi haddii aad saaxiibadey tahey.

Meel safe ah maba laha forumkaan! naga daaye dee! Shiidh!

Rudy xaal ayaan ka rabaa, ileyn cay oo ila soo istaagee.

 

lol@Rudy

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ Waaba isla badbadatee adiga see camal? qaali aaba iska dhigtay kawaran.. geed yahee okiyaalaha weyn wadato.. Maxaa lagafalaa qof yahee goggles ka soo xiritay aad u qabatay kuulo iyo luul bada hoosteeda maantadhan kasoo raadineys.. Wijigaan aad u qabtid abaay kutubee oo neeftuureysa!....Quuq aa laga dhahay yarta!

 

 

Rudy, since when you wrote this much somali? caadi ma tihid lool...NNC told ayadoo xanjo buufis calaajineeso "yo tuujs' I like that home boy of yours rudy!..is he a single father?" and I told her no but kabo ayuu LA ku luujiteeyaa lool....Sorry homie Haatuu aa qoftaa weershe ku noqday lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Tuujiye xataa anaa?? yaah! dissing mey gaartey, yaan kugu bilaabin aan ku idhi odeyahow camaha kuusan sidii Suge Knight markuu jailka ka soo baxey.

 

Inaan qaali ahey xuseen iyo cajabo isma weydiinaayaan su'aashaas, ee firinbrigaaga la tag meel kale. Homeboy Rudy iyo adiga farta isku fiiqfiiqa sidii inexperienced thieves. Ha kaa saarto taas Timbooy!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol@Suge Knight.... qosol gariirka dhaaf NNC.. Rudy since 2003 somali masoo qorin maantana wuxuu ku haayaa "war yaa igu habeeya Nadiifo Naasir Cali"...ani waraa jiridoonee lee dhahoyaa markuu wiishka yeero... Rudy Sugunto uu joogaa!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Ma kuula ekahay in sugunto aan aqbalaayo. Primadiiba loo safan yahay sidii American Idol tryouts. Xasidnimada iga daa, soo taan heshiine. Mise suulka ayaa feryadayda sodonkun dollar ku sheegte may taagan tahay? lol

 

This is buufis for real.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this