Sign in to follow this  
Allamagan

I saw it on Youtube....(youtube thread)

Recommended Posts

Aaliyyah   

^ lol my last comment was directed at ducaysane and it basically means mind your business or like it doesnt concern you..somin along those lines. Ma saasu somaaligu kugu goyaa redface.gif

 

lemme know what you think of that hamari song. I'm luving it. It sounds so indian walahi lol...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^ seef dheeraa gabadhu, waan ogaa meeshaad u socotey, just waxaan doonayey inaad English ku dhahdid.

 

Kan Soomali anigaa ka badiyo ee iga tag! waxaan ka fahmey keliye the chorus! hindi hindi oo u bedelay.

ka ka badanaa waxu! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^loool is yeelyeelka waan oga awalba ...somali waad dhameesaye inaadeer...

 

You remind me odayasha ii dhaha.."Speak English my dear" in heavy Somali accent :D ...Its the trend nowadays hahhahha

 

As for the song thats exactly why I love it cuz it sounds unique/creative. Not the typical somali songs that I am accustomed to. n the lyrics I myself dont understand half of it..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Somali baa u baahan cilmi iyo tabar? wax walba, 'ga', 'ka' ,'deeda' hadaad ku dabamarisid, aadna YT iyo SOL eeg eegtid, 6 months aad PhD ka qaadan kartaa luqada dhan. icon_razz.gif

 

Do you know this artist? and why did you not post it on the "music" thread, suaal ma xuma in la is weediiye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^I was too lazy to look up for the other thread...besides I saw it on utube lol..

 

As for ur other question I dont personally know him.

 

 

Check this songs out,

 

 

Qurba joog wadankeena qof kalood ku halayso qiyaasti ma hayne...

 

Ku darsada ku darsada qorshaha ku darsada..

 

love it...

 

 

n this is wacdi song...

 

 

Aduunyadu way tagtaa amaba ruux haka tagaa

 

intaad dhalinyarada tahay ee aan cimrigaagu tagin

cibaadada taam ka yeeel..

 

waxaan hadal tooxanaiyo talabada qaydanabaa

intaa malagyaa tirsada

 

intaan tacab uruursaiyo tijaarada urooraynaa xaquna inataabaya

 

tukada tukada tukada intaan anaga dadyahow la inagu tukan

 

 

mashallah hoyooyinkan way ku mahadsanyihin in ay nasoo xasuusiyeey ...waa hees qiiro badan...

 

(Ducaysane make sure you don't spoil it...am in my preaching mode icon_razz.gif )

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Ku darsada ku darsada qorshaha ku darsada... great song girl!

 

Hooyooyinka Somaliyeed ha nooladaan! Great wacdi indeed! thanx Azizah, laakiin tijaarada maxaa waaye? ii jilci hadalkaas... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

tijaara yacni business...waxay ule jedaan intaan duni ku mashquulsanahay oo business iyo wax tabcanano ayaa waqtigeeni yimaada yacni dhimashado no timaada..saas baan filaya..

 

-------------

qurba joog wadankeena qorshaha ku darsada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Dhacdo Naxdin leh oo ay Shabaab u geysteen Qoys Soomaaliyeed.

 

Dhacdadan oo ah mid laga naxo ayay ku dhacday qoys Soomaaliyeed oo ku nool Muqdisho Kadib markii ay Maleeshiyo ka tirsan Ururka Alshabaab isku da... more Dhacdadan oo ah mid laga naxo ayay ku dhacday qoys Soomaaliyeed oo ku nool Muqdisho Kadib markii ay Maleeshiyo ka tirsan Ururka Alshabaab isku dayeen inay xoog ku guursadaan gabadhooda, ayna ku gacan seyreen taasoo keentay in qasab lagu wato gabadhii kadibna ay isku dayday inay soo baxsato taasoo keentay in la dilo gabadhii, Aabaheedna uu Naxdin U dhinto..Dhageyso wareysigaan naxdinta leh oo lala yeeshay wiil la dhashay Gabadha.

 

 

Youtube Video

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allaha u naxariisto labada marxuun. Al-shabab allaha ka qabto shacabka. Qasab ayeey gabdhaha ku wataan oo ugu guurshaan niman ajnabi ah, hal habeen ama laba habeen markii gabdhahaas lala seexdo waa la furaa subixii ama waa la isaga tagaa oo mid kale ayuu hadana soo qabsadaa.... 5 qabo 5 sii daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this