Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

I miss this

Recommended Posts

Tuujiye   

MMA saaxiib 3 meel ayee usii kala baxeen lool... labadii ayaa hadana sii hishiin waaye lol.. Sadexda qabiil oo waaween ayaa loo sii kala baxay loool... I was gonna come and play for Iftin laakiin hada hadaan u imaado ciyaar waxaan u ciyaari doonaa Somali Stars iyo Iftin...

 

labo koox oo Ottawa ah ayaa diyaar eh xitaa laakiin League ayaan ka ciyaarnaa oo I don't think in ciyaartooyda dhan imaan karto...

 

Laakiin duqa iinsha allah even hadaan ciyaareynin, waan imaadaa T.O...

 

NNC, Dixon ee u dhawdahay.. Dixon iyo islington waaye...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoL at 'meel banaanka.' You mean patio?

 

NNC, meesha waa maqaayad taksiiliyaasha u badan waaye. It is decent, very clean, but mostly waxaa ka cuno taxi drivers. It is even opened at 6 am, with their fresh beer and malawax iyo canjeero.

 

Tuujka, sadex mee usii kala baxeen. Bisinka. Bas waaye wey u dhamaatay. Magacooda dambe masoo qaadaayi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

NNC lool... Maya laakiin maqaayada banaankeeda deer weyn ee leedahay lol.. kadaloobsi hadii wax ku cuneysid lool ina taree lee yuusan ku dardarin...

 

MMA, duqa waa u dhamaatay nimankaan Communitiyada Toronto ka furtay oo tuugsiga raaxada doolada ugaga qaaday... ninkaste quudka uu jaadka ku gadan lahaa ayuu midnimadiisa ka doortay iyo sharaftiisa.... Xoolo waaye....

 

Ottawa ayaan iinsha allah keeni doonaa tartankaan abti.... Buildigii Alta vista aa dagneed aan ciyaartooyda dhan dajineynaa loool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^^ Somali maxaa lagu dhahaa patio MMA? Patio ma leedahay meesha? I think I went with my aunt when it was first opened.

they drink beer in the morning? lol... waa fahmey.

 

Waxaan la yaabey the taxi drivers-ka, don't they have wives wax u karinaya? yaab badanaa (notice is similar to Wareer badanaa)..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujka gee Ottawa, Reer Koronto wareerkooda iska dhaaf. Runtii teams that are coming out of town should boycott it completely once and for all.

 

Altavista ii daji. Tim Hortonka u dhowna ii gee. :D

 

istar1.png

 

NNC, waa tan Istar. A still image of it from Google's Streetview.

 

No, dear, 'beer' not as alcoholic drink, but beer as in cooked liver. Ma qamri iyo canjeero la isla cabaa? Bisinka. :D Qamri Eebbana nama cabsiiyo. Waa cursed drink.

 

Taxi drivers ma mid usoo kaceyso 5 or 6 am oo beer quraac iyo canjeero fresh ah u karineyso joogto? Taas intee laga helaa? Saybeeriya? :D Marka maqaayadaas iskaga leexdaan at the end of their shifts. Beer kuleel ah iyo canjeero kulul isku cunaan with, of course, koob shaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Thank you MMA, I do not know that place, ilaaheyna ima baro. Taxi driver meel ay iskugu imaadaan ilaahey ima ag geeyo. Waaba qoorta halaaga afuufo!

 

lol@Siberia....

Taas waa runtaa horta...masaakiintas, waa macruuf waana aqyaar.

Waa aqaanaa beer, at first I thought the other beer.

 

I like your signature Tiimbooy! maanto dhan waa ku cel celinooya. lol

 

Good night ciyaal xamar!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

War horta kan tuujiye ah ya ka mas'uul ah oo aan xaal uu doonta..balayo madaxa ka xiirtey...

 

and you guys can stop making fun of my somali...

 

you all know my somali is off the hook...mana gadhasaaane...kan tuujiye la dhohona somali kuma hadlo jacburis jini baray ku hadlaa..yaa fahma horta anuu maba fahmee lol...

 

Burjikana haduu yahay wax kun sano ka hor cuntada lugu karsan jiray its not my fault that I don't know it...

 

Thank you MMA, I do not know that place, ilaaheyna ima baro. Taxi driver meel ay iskugu imaadaan ilaahey ima ag geeyo. Waaba qoorta halaaga afuufo!

lol Ameen to that NNC...

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Cabbie drivers are hard working men. Let's all support them in their chosen career :D

 

MMA, don't the cabbies have homes where they can get all of that?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this