Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

I miss this

Recommended Posts

Aaliyyah   

^^Blind n deaf ehh..that is my girl smile.gif

 

Jacfar wara shaqa yeelo maneater beele :D

 

Anyways what we are talking about does reflect the attitude of some cabbie drivers but you are right some cabbie drivers do have a good intention. But where do you draw the line?? when do you think a cabbie driver is just looking out for young sister's well being? given that he found her perhaps walking somewhere at a wrong hour and he thinks she would be safer with him as oppose to public transportation? let me put it this way if you had a daughter would you want her riding with a cab driver at night if he offered her a ride home?? Wouldnt you prefer she took the public transportation or called for a ride someone she knew? Put every girl out there in your sister/daughter's position...

 

enough said..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Taxsiile maa hadana la daba dhigtay?.. Armaad ka joogtaan gabdhihiina yar yar oo hilibka jiirta ahi... mid taxiile part time ah yuusan idin ku qaban lee... maalinkaste lacag 5 doolar ama 10 doolar ah buu masruuf kuusiinaa runtii markass baa la idiin bixin doonaa nimco sarif waxaas oo kale..

 

 

Aaliya, Somaligaadaba waa somaligii waayeelada ee maxaa kuu diiday in aad aqoonatid Burjiko? sheey qaraami ah ayaaba ka dhigtay kawar..Ma ogtahay cuntada burjikada lagu karsho iyo tan korontada, in Burjikada cuntada lagu karsho aad iyo aad ugaga macaan tahay...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Taxsiile maa hadana la daba dhigtay?.. Armaad ka joogtaan gabdhihiina yar yar oo hilibka jiirta ahi... mid taxiile part time ah yuusan idin ku qaban lee... maalinkaste lacag 5 doolar ama 10 doolar ah buu masruuf kuusiinaa runtii markass baa la idiin bixin doonaa nimco sarif waxaas oo kale..

10 dollar miya taxiile ku raacana??...wa yaab 10 dollar miyaan waynay? saas ma cheap u nahay..

 

bal eega kan suu meel noga dhacay...yaa dhalay oo aan xaal ka donana LOL...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Alaahu Akbarul Kabiiraa! walxamdulilaahi Kathiiraa maa la dhihi jiray....maxaa ka rabtaa dadka i dhalay? Xaal iyo waxaas dadka duurka ku dhashay aa laga raadsadaa calaashaan reer miyiga ah..Laakiin reer xamarkii hore (hada xamar ma jirto) dadka "diyo" ee isku qabsan jireen... makuu sii sharxaa?

 

 

lol at Xiin... xiin explain waxaas nooh...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

Originally posted by Tuujiye:

Taxsiile maa hadana la daba dhigtay?.. Armaad ka joogtaan gabdhihiina yar yar oo hilibka jiirta ahi... mid taxiile part time ah yuusan idin ku qaban lee... maalinkaste lacag 5 doolar ama 10 doolar ah buu masruuf kuusiinaa runtii markass baa la idiin bixin doonaa nimco sarif waxaas oo kale..

 

 

Aaliya, Somaligaadaba waa somaligii waayeelada ee maxaa kuu diiday in aad aqoonatid Burjiko? sheey qaraami ah ayaaba ka dhigtay kawar..Ma ogtahay cuntada burjikada lagu karsho iyo tan korontada, in Burjikada cuntada lagu karsho aad iyo aad ugaga macaan tahay...

 

 

Wareer Badanaa!!!

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I like when Aaliyah demands online-apology :D

 

 

Tuujiska, waraa gewerta deey aan ku dhahay, ka fuq faanya uno, kadabshiir waaxid, dhaaf gabadha camal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

nuune haye shukhul hindi maa anigana igu bilaawday? calaashaan bilcaan marada laga jiidaayo aad aragtay oo tabeebe intaad soo xiratay i leedahay "Tumhaaraa!!"????

Xabadkaada aan dariishad ka furaa runtii!!!

 

 

Azizah ani maxaa kugu sameeye yaaqee?? Madaxa halaga xiiro maa wili ka qeelinoosaa? tin lee makugu taaloo? Tin taada wale waa jeceshahay lool.... anigana in "Yuul Brown" lagaa dhigo aan rabay

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^ :D @"Tumhaaraa"! Haka iloobinhee markuu Tumhaaraa dhahaayo inuu hal gacana inuu farta kugu fiiqo, gacanta kalena feer layaanonana xabadka isaga dhufto ala Tarzan!!!!

 

Adi intaan wax ka badanee Sat & Sun bollywood movies ka oo OMNI kasoo galo maa il gur ku fiirsataa?

 

Aaliyah, burjiko ma'aqaan maa tiri mise waa indhaheyga? Laas Caano makiinada cunta lagu kariyo (stove) maalaga isticmaalaa? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rayyan   

Originally posted by Showqi:

Aaah, the Somali famous Quraac. Canjeero iyo Shaah. Of course for Jacaylbaro it's Laxoox
:D

its a national identity, it can make you lazy for a while ... hard to grind.

 

Canjeero nin cunay ma ciidamiyo! ha ka eegin hard work, kol hadaad ka dheragto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Aaliyah, burjiko ma'aqaan maa tiri mise waa indhaheyga? Laas Caano makiinada cunta lagu kariyo (stove) maalaga isticmaalaa? [Razz]

lool koolkat I wouldn't know since I don't live there. But, I am assuming..

 

Are you saying people in Somalia still use that? I thought they used that thing you are calling burjiko 100 years ago :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

gabadha yaan lagu gooban of course wey taqaan,different words bey isticmaasha

 

waxan muran ah ma xabad canjeelo ah baa keentay, dhuuniyaal waaxid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this