Sign in to follow this  
Tuujiye

The Tuujiye Show

Recommended Posts

Kool_Kat   

JB, Tuujiye waaloo caga jugleeyay, wuu cabsooday...Hadoo kale Xamar waxaan dhihi jirnay 'Wuu cabsooday, caano siiya'...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

LOOL Kool kat, ar markaa yareed maxaa ciyaal isku dirtay ....waligaa horta dhulka inta lagu xariiqday aabaha waa kanaa aabihiis waa kanaa ..car aabahay tir tir malagugu waabsaday ...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

War adi 'car aabahay tir tir' me'eheen, sheekada fulayaasha ee eheed...Anaga laba xariijin markaan masawirno - kee abihiis lahor tiraa - aan is dhihi jirnay...Gacmaha intaan basbas usii marsardo wilibo...Aboow aboow, idaa, ciyaal faacali wax madhaamin...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

<-------Dalaq kulahaa!!!!!!!!!isii iiiiiiii!

 

waxaa hore loo dhahay bajaq lagu qabtay oo la aroosay mininka lageystay,laasimba kabacdi shaash lee loo saaraa!! calaashaan wax kaste aaqirka in la sharfo ee u baahan yihiin ma fahanteen dadkiina qoomul SOL eh? Sidaas daraadeed maa daama la iga codsaday oo wili Saaxiibkee qaaliga eh JB i dhahay "aaway hee Showgii aan jeclaadayee?" sidii faadumo qaasin, qasabtun cadiimaa ee igu noqotay in aan soo cesho showgaan!!!

 

Horta kistoo SOL research aan ku sameeye oo dad badan oo wili qaab daran aa nugu soo biiray kuwii awalna qaabka darnaa kistoo hal dhinac bee ka dub dhacsaday sidii mas xaamilo eh! laakiin wili waa soo taagan yihiin ayagoo margiyo dhaadhaarleh sidii in ee 30 biri isku xigto aadaamaayeen.

 

So wlc Back to the Tuujiye Show!!!!!!!!!!!!!

 

hor dhac kabacdi aan kistoo gadaal u dhac idin siiyo kabacdi aan isku dhacnee "kudhac! i dhaha!. Showgaan hore baa la iga cudsaday in aan joojiye sida aan dadka u wareysto iyo ceyda ama foorjada na dhexmarto. waxaa la iisameystay jabhad qalin rasaas macalaa goomihiisa iga daba qaata oo bulaziyooni camal iskula safan. Marka sidaas daraadeed I will watch waxaan qore lol or try...............

 

2009 iyo Tuujiye Show!~

 

My first Guess will be

 

Mr Sheydaan KASHAFA ibnu alshabaab binu xisbul islaam ibnu daahir aweys!!!!!!!!

 

Waa anigoo ah ina Baqti lagde oo idin leh "kir" iyo till next time!!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loool, the show is back, finally :D

 

 

PS: How come aadan horta Juxa ula yeelanin meeting in ur show, see camal abaa, inaa rifto waaye gawartaas :D:D

 

 

PSS: Waa ogtahay aniga showgaaga back-stageka aan fadhiistaa, halkaas aan ka leersadaa camal ticket ma heesto oo audienciga dhax fadhiisto, shuute waaye waxeega

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiyee:

"kudhac! i dhaha!.

Kudhac!!! Gas usii...Sag Ax Bul {while tinta geeskeeda faraha lamarinaayo Elvis camal}! :D

 

Daagadeey diyaar...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Welcome back to TUUJIYE SHOW, after many years of absence due to fund crises, the show is back now,

 

Ladies and gentlemen, welcome all Mr Sheydaan KASHAFA ibnu alshabaab binu xisbul islaam ibnu daahir aweys oo maanta aan ku casuuney showga, fadlan haloo sacbiyo KASHAFA

 

 

Tuujiye: qoorsagaaro aa kugu salaamay sharoobo

Kashafa: sheikh aweys, alshabaab, xisbul islaam

Tuujiye: ma digrineysaa

Kashafa: xaraartaa igu kacdey

Tuujiye: meeqa dhalaa soo cabtey

Kashafa: istubidh

Tuujiye: ku soo dhawoow showga faarabuuto, kaniinigaagi ma wadataa

Kashafa: waa kaa qaadey salaanta, maxaad iigu yeertay waa la i sugayaaye taarka

Tuujiye: maxaad u taageertaa qolooyinka wax qarxiya ee is qarxiya

Kashafa: Allaahu Akbar, waad ii jeedaa suunkii bambada aa ii xiran

Tuujiye: ani maa i qarxinee su'aal lee ku weydiiyee dhoorayahow

Kashafa: dantaada ka hadal

Tuujiye: maxad islaamka u dhibtaan ood masaakiinta u qarxisaan

Kashafa: itoobiyaan iyo daba******kooda ayaan qarxinaa

Tuujiye: yaa ku yiri qarxi

Kashafa: adigu ma gaala raac baad tahay

Tuujiye: ka jawaab su'aasha amxaaryahow

Kashafa: ma anaad amxaar ileedahay

Tuujiye: haye suunka maa furanee showga maa iga qarxinee iyo martida

Kashafa: war yaa Ilaah yaqaano

Tuujiye: Ilaah waxba kama taqaanid ee masaakiinta aa qarxineesid jooji

Kashafa: waan ka tagayaa showgaaga

Tuujiye: maxaad somalia u aadi weysay

Kashafa: kharash baan waayey

Tuujiye: ma afkaad ka hadli marka ood dadka dhibi xoog ilaah waa ku siiyee orod dagaalka gal

Kashafa: afkaba waan ka jahaadayaa

Tuujiye: macnaha jahaadka ma taqaanaa horta

Kashafa: haa, waana in gaala la laayo

Tuujiye: muslim ayaad leeneysaa ee gaala ma ahan

Kashafa: adiga badaas laguuma dirsan ka hadal dantaada

Tuujiye: dhiiga maxaad iskugu kicin ka jawaab su'aasha yaad la jahaadeysaa

Kashafa: dowlad ********** ayaan la jahaadayaa

Tuujiye: yaa xukuma dowladan daba******ka aad leedahay

Kashafa: sheikh hotel

Tuujiye: sheikhaas soo kaad u sacaba tumeysay ma ahan maxaa is badalay

Kashafa: wuxuu noqdey gaala raac

Tuujiye: istaqfurullaah dheh oo Ilaahay u towbad keen

Kashafa: sheikh aweys, alshabaab, xisbul islaam

Tuujiye: yaad la jahaadeysaa

Kashafa: itoobiyaan

Tuujiye: wadanka ma joogaan itoobiyaan

Kashafa: Amison ayaan ka wadaa

Tuujiye: wey ka tagayaan wadanka Amison mar dhaw maxaad sameen

Kashafa: Dagaalkaan sii wadi

Tuujiye: yaad la dagaalami

Kashafa: dowlada

Tuujiye: ma wadankaaga

Kashafa: maya, dowlada

Tuujiye: maskaxdaada waligaa baaritaan ma ku sameesay

Kashafa: cudura ma qabi

Tuujiye: cudura fara badan ayaa kaa muuqda

Kashafa: adaa u maleeyay xaqaan u dagaalamayaa

Tuujiye: dadkaaga iyo dowladaada ayaad la dagaalamaysaa

Kashafa: alshabaab ayaan ahay

Tuujiye: ula jeedadiina maxay tahay

Kashafa: dadka iyo wadankaan xoreeneenaa

Tuujiye: yaad ka xoreeneeysaan

Kashafa: itoobiyaanka

Tuujiye: maba joogaan wadanka

Kashafa: wey soo noqonayaan

Tuujiye: waad wareersantahay maanakoobiyaa lagu geen

Kashafa: wallaahi inaan ku qarxin

Tuujiye: goormaa soomaaliya kuugu danbeesay

Kashafa: waligey maba tagin

Tuujiye: hadaadan waligaa soomaaliya arag maxaad masaakiinta u dhibeysaa

Kashafa: waan xoreenayaa

Tuujiye: yaad ka xoreeneysaa

Kashafa: itoobiyaanka

Tuujiye: soomaaliya itoobiyaan ma joogtee orod wadankooda kula dagaalan

Kashafa: xageen ka dagaalami

Tuujiye: ogaadiinya iyo onlf

Kashafa: aniga ma lihi dhulkaas xamar aan ka imaadey

Tuujiye: soomaali soo ma dagana oo soo lama guumeesta

Kashafa: waxba igama galin

Tuujiye: xaqaan u dirirayaa soo maadan laheen

Kashafa: xaqeyga waa xamar

Tuujiye: xamar itoobiyaan ma joogaan

Kashafa: wey imaan doonaan

Tuujiye: markaas la dagaalan

Kashafa: hadaan sii bilaabayaa

Tuujiye: oo shacabka iyo masaakiintaad dhameeni

Kashafa: waan ku sii tababaran

Tuujiye: isbitaal baan ku geyni waad jirrantahayee

Kashafa: bistoolad ayaan dhafoorka kaa saari

Tuujiye: iiga bax showga now get outttttt

Kashafa: buufkaaga u sheeg

Tuujiye: saan maa sheikh ku tahay sheydanayahow la kor dhabay

Kashafa: maxaad iigu yeertay

Tuujiye: gettt outttt NOW sambacyahow

 

 

Our next Guess MMA oo naaga sheekeyn doono sirtiisa naagaha!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye: meeqa dhalaa soo cabtey

Alla maxaa ka waashay ninkani

 

 

ka jawaab su'aasha amxaaryahow

kix kix kix

 

 

Kashafa: dadka iyo wadankaan xoreeneenaa

Tuujiye: yaad ka xoreeneeysaan

Kashafa: itoobiyaanka

sidaan aa ciyaal maamahaan dhab ka eh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Kashafa: sheikh aweys, alshabaab, xisbul islaam

Tuujiye: ma digrineysaa

Kashafa: xaraartaa igu kacdey

:D:D That got me LMAO..Nice show duqa, keep it coming!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Waraa Tuujiye, boooooohooooo mataqaan? Ma waxaanaa noo soo dhajisay? Wee adi is ilaali lee lagu dhehee, eeshma haada shuqul yaa akhi?

 

 

:D:D @ Kashafa: sheikh aweys, alshabaab, xisbul islaam

 

 

SOOMAALIYA HA XOROOWDO! ITOOBIYA HAKA XOROOWDO! icon_razz.gif ALSHABAAB HA DHACDO!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye: xamar itoobiyaan ma joogaan

Kashafa: wey imaan doonaan

Tuujiye: markaas la dagaalan

Kashafa: hadaan sii bilaabayaa

Tuujiye: oo shacabka iyo masaakiintaad dhameeni

Kashafa: waan ku sii tababaran

Tuujiye: isbitaal baan ku geyni waad jirrantahayee

Kashafa: bistoolad ayaan dhafoorka kaa saari

Tuujiye: iiga bax showga now get outttttt

Kashafa: buufkaaga u sheeg

Tuujiye: saan maa sheikh ku tahay sheydanayahow la kor dhabay

Kashafa: maxaad iigu yeertay

Tuujiye: gettt outttt NOW sambacyahow

Shoowga kac iyo kud luu ku dhamaadaa yaah. Yaa la isku kaa e-miidaamin hee. happy0003.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ looooooooooooooool@Y aa la isku kaa e-miidaamin hee :D:D:D

 

 

Tuujiska, man, I can't wait inaa MMA showga keento, asaga iyo gaaweetooyinkiisa korka wada muruxsan :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

PS: How come aadan horta Juxa ula yeelanin meeting in ur show, see camal abaa, inaa rifto waaye gawartaas?

 

why la ii rifaa bal iisheeg? i dont recall you being interviewed yaa nuune

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ Ani showga la ima keeni karo, as I said, back-stageka aan ka shaqeeyaa :D musiga lagu bilaabo showga oo lagu dhameeyana waa qaraacaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Originally posted by Tuujiyee:

Tuujiye Talk show

 

 

My next guess was Nuune…

 

T. nuunka wlc

 

N: waa fadhaa mahaan widaayoo

 

T: may fadaasee walaalkiis..Shaah, xalwo, shushumoo, macsharo..adilee waaye!

 

N: tnx yaaqee calooshee waa cabirantahay..

 

T: Nuune Somalia waa aaday maxaa kugu soo kordhay?

 

N:sxb waxaa la dhahay mininka cuntaa kazoo cunaa waxaa ka horeyso maxaa la karshay.

My friend Somalia was excellent…

 

T: waz new with you now..wax xaas ah, caruur, xoolo, business..

 

N: sxb when I left Dublin, all I was thinking about was getting married, but I got home “Somaliaâ€, sheekada wee is badashay…abkee bajaq tii aheed dhan aa baaf la iigu soo riday..yaab!! ani waaba kala bad batay nooh…â€shaal†aan soo xiran jiray casar kaste..

 

T: sxb Sol missed your presence

 

N: I missed them too.

 

T: wax iska badalay SOL ma aragtay?

 

N: maya…people are still qaabdaro as usual..The bajaqyaal are still running after J11 and Libaax sanka taabte, Your still wasaq, and checkmate is still acting like a father…

 

T: waraa aniga iyo adiga yaa wasaq ah sheemo yahoo?

 

N: waraa adiga macalinka aa tahay anigana kabiirka!

 

T: yaa ditoorka ehna?

 

N: qof og malaha laakiin I think is J11…waa uu duugan yahay sidii nuuryad qasan camal..

 

T: Sxb since you are Modaretor in SOL, wax bajaq ah oo SOL joogto oo ka heshay xidigahaada ma jiraan?

 

N: Since people found out that I’m a baro family member, xarash aaba la ii qabtay!!

 

T: been low….Word in the Nomad bakaaraha is that you hooked up with hibo and Bishaaro…sidii saabuun lifooy camal aa isku rugtaa labadaba waraa!!

 

N: waraa adiga nabitaanka jooji nooh!! Waraa hooy waraa..anaa saqiirul qaliil waraa..chuwang ta yu whiu ha..waraa..aaaaaaaaa aaaaa…

 

T: waraa shiinees ku hadal ama carabi, midna dubee aa geesay midna Uk aa sar qabyo dajisay..15 jirna xamar aa kazoo taba caareysatay!

 

N: This show is Over…..waraa kalkalyooni yahoo hooskee ka har..

 

T: bax waraa!!! Tuug yahoo

 

N: “quuq†mataqaan mise sxb teed..quuq aa lagu dhahay..

 

T kir waraa…..

 

Next time …….Tuujiye sits with JaceelBaro and Wiilo….

 

Wareer Badanaa!!!!

Juxa

Aw heelowgaan ma fakan. But perhaps he get off lightly??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this