Sign in to follow this  
Tuujiye

The Tuujiye Show

Recommended Posts

Tuujiye   

Ala inantu af haboona oo af gaabanaa maasha allah.. Dee huuno sidaa u hadal yaroow yaah!! lol..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ala adiga sidaan kuu gali doono!!! lol..

kaalay waxaa isoo xasuusisay runtii gabdhihii yar yaraa oo xamar carada madaxa aan ugaga shubi jiray markaan yaraa iyagoo gariir ciyaarayo oo wili "car" i dhahaayaan.......lol... gaangiistarad waaxid!!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraa butus baanjar, tan adoo Rabigaaga balaq kaa dhigay xee "bajaqa" kugu wacoysaa? Iska dhici nooh. Hal sabaaxad sii yaaqeey. Intee kor ku maqantahayna sabaaxada sida Jeekeey Jaan camal shaafto usii diyaari, haku taraaraxdee. Bishimahaas ee taagoyso mar dambe makuu taagi lahayn runtii.

 

spanishhuslah.bmp

 

Butus Baanjar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ma aragtay yaaqee!!!!!!!!!!!!!! Alsabaaxtul checklozafakiyaan in lalakoco waayan tan oo sidii curi camal loo hirdiyo waaye... Anoo baaba shaangoo iyo geedi shaanboo shaax la cabi jiray ee afka intee soo taagto "bajaq" i dhehee ..bushimaheeda aad u qabtid " jalmad shaax laga shubaayo"

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Tuujiyee:

[QB] ^^^^ Day see isku faaniso? fiiri yaah geed yahee neeftuureysa sidii "sac ooman" anaga hana isku kee micneynin yaah!!! "qaali aan ahay" lol... aloo yaa kula kaca oo .............. kaaga fadhiista!!!lol..

LOOOOL. Koool, wax dhimatay inaa tahay, ma inuu saas ku yiraa ka aamustay??????!!!! Wayoooo way..

 

Tuujiye, weli waa kug fadhiisanaadi maa wadaaa? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Waraa butus baanjar, tan adoo Rabigaaga balaq kaa dhigay xee "bajaqa" kugu wacoysaa? Iska dhici nooh. Hal sabaaxad sii yaaqeey. Intee kor ku maqantahayna sabaaxada sida Jeekeey Jaan camal shaafto usii diyaari, haku taraaraxdee. Bishimahaas ee taagoyso mar dambe makuu taagi lahayn runtii.

Horta hore, tan yaa leedahay? Secondly, intuu intaas dhan sameenaayo, as my friend used to say, faraha maan baruur kuheystaa...

 

Balaqa, adi saan inaad u maskax yartahay ma'u maleynin...Saas maaba laguu dirdiri karaa...Bal kaalay trying doing what your told to do... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   
Nephthys, waxaasoo kale waxyaalo aan ogahay aa ka qiimo badan...Aadaa loo jecelhay in la'iska murmo iyadoo meesha waxba oolin...najeynaa dheh...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Naph adiga muslimka waa lakala ceshaa ee mala isku sii diraa.. Xasadsanidaa bisinkee.. And sawirkaan mooriyaanta aa wadatid aan ka casaday lol...wayoow way kualahaa lol..

 

Kool Kat Isug adiga hadaan garbaduub kuusoo qaban wili sidii miiga kuu taagin waad arki doontaa!!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^^i see you two have nothing more than gambarkaga soo qado.ceeyle isku la so hor fadhiisateen. Miyaad afurteen bal?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^^mar hore aan afuray, thanks for asking...As for me in aan caaytamo, NEVER...Whatever gave you that idea...Macaaytamo aniga...

 

Bajaqa, ii seexo, biri aduu ilaah yiraado aan meesheena kasii wadan doonaayee...Night night...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this