Sign in to follow this  
Tuujiye

The Tuujiye Show

Recommended Posts

Qac Qaac   

waraa Tuujiye u have a fan haye, passion 4 fasion is that who i think she is.. ar iska soo dhawoow marax yahay, although tuujiye uu luuq ku gashtay waan u jeednaaye..

 

a lexus, somali map kaaga waan ka helay nooh.. wuu isku dhacooyaa.. mr. tuujis.. show ga wad laakiin, keep it good, u know what i mean..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

What has happened to the show.??

I know last time it was due to lack of sponsorship??

 

Waraa Riixaaye..i meant Tuujiye, what happened?? When is the new season????

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^Maadaama ay maalmahaanba ay jirtay cillad farsamo owgeyd ayaa show-kii tuujiye uu hawada ka maqanyahay, guddoomiyaha barnaamijka oo maalmahaanba ay shaqo la'aan ba'an heysay oo u waramay "Wiilo" ayaa sheegay inay mushaar la'aan jirto, oo uu guddoomiyaha bixin karin ijaarka korontada, isla markaana uu show-ga hawada ka maqnaandoono intii laga helayo qarash.

 

Waxaan ogeysiinaynaa dhammaan dadka xiiseeya ama xiisayn jiray show-gii tuujiye, goor dhow loo sameyndoono "Fund-raising" ama lacag uruurin si barnaamijkii hawada loogu soo celin lahaa, kolka kii kob soo xoorilahaa iyo tii dirac iyo dahabkeeda gadilaheydba lacag ayaa laydinka rabaa. waad mahadsantihiin dhammaantiin.

 

 

Waxaa idin soo diyaarisay wiilo.... :D;)smile.gif

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

I can't believe I wrote all that lol.. Man this is why I wasn't getting some of the marks I should have been getting in university in 2005.. somamamamamamama Beeeeeeeeeeeeeeeeeeech..............

 

 

LOL.. so what do you guys say SHould I bring it back ??? lol...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol I just came across this post, alah kana sheeko u haya.

 

Tuujiye yeh u should have focused on ur studies, instead of writing all this nonsense. But, u do have an odd sense of humor, gota give u a credit for that .hahha

 

wa salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yo, Tujiye man, why not bring it back! I would love to see some individuals here in your show and see what they gotta say about life outside SOL. Especially the likes of Duke, Rudy, Kool Kat, Bishaaro, Libaax Sankataabte, Nomadic P, Zola, Me, Val smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^^LLPP, fiiri nac nacda badan intaa iska deysid maa adiga imaadid showga...Besides, my schedule is very busy until 2009...I'm very sorry to disappoint you...I have more important shows to attend: Oprah, D Letterman, Dr Phil (don't ask), etc...

 

But you know, may be (and that's just may be), if Bajaqa aka Tuujiyee, convinces my agent, I might be able to squeeze in a few minutes of his show in my schedule... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ Day see isku faaniso? fiiri yaah geed yahee neeftuureysa sidii "sac ooman" anaga hana isku kee micneynin yaah!!! "qaali aan ahay" lol... aloo yaa kula kaca oo .............. kaaga fadhiista!!!lol..

 

LLPP lol.. I don't know half of the people in this place anymore.. when I left only the wach people left here and my intire crew waxaa u qayilay nin la dhaho " MUKULAAL san kasalaaxe" he made them all a mod ... this was my crew ( checkmate, Nuune, Puka, ZU, Maskiin Macruuf Aqyaar, Nin Yaaban, Qac'Qac)...lol.. you could research on all of them and see how crazy they were and now some left too and the rest are bored because they became mods and can't be crazy and wild.. I was the nicest of all and ahaa wiilka ugu fiican ilaahey ha nabadeeyee!!.... But MR LST Band my show and he send me after some bajaq yaal wil "goome" who kept editing my show and everything i post.......... So

I will restart the show and my first guest will be someone special... I need to find out who is dating who, who like who, who hates who, who is saqajaan and who is wadaad you know mix so help me out..lol..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiyee:

^^^^ Day see isku faaniso? fiiri yaah geed yahee neeftuureysa sidii "sac ooman" anaga hana isku kee micneynin yaah!!! "qaali aan ahay" lol... aloo yaa kula kaca oo .............. kaaga fadhiista!!!lol..

looooooooooooooool@sac ooman...Bal caakubaray sac ooman suu u neeftuuro...Oh, I forgot, ilaa adiguna xayawaan baad aheyd... ;)

 

Bajaqa, maantana sheekadaan maakeentay, qaali iskama dhigayo ee waan ahay...The likes of you, ani meel maba ilasoo istaagi karaan iska dhaaf inaanba lahadlo...Get it... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^lol hadaan agtaada soo istaago amaa i cuntaa?? ileen ilaaheey imaanka iyo abiteedka ayuu kuu furee!!1

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Afurka ilaa laga gaaraayo aa waqti diloosaa miyaa kaalay? lol... anaa ku fahmay.. bajaq gaajo heyso yaa isku taagi karo ilaah aa nalehee!!!lol...

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this