Sign in to follow this  
Maaddeey

Ayaantoo aa waxa la dhahay....

Recommended Posts

Maaddeey   

...waxaa jiri lamo tukulush ama uunrees, ninboow siis u kasaayo, lamada uunrees koo ween aas ahaay koone.. yariis, kan weenka waxaas rawi inaas suuqda aas aasto, kabacdina aas soo gato alaab-alaab, al yacni: bataati, shidni qumbe, leef-leefow iyooneey batiiiq, iyooneeey kii kale maxaas ahaay?.. ee ninac luuwaani!!.

 

Waa socotaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Widaayoow, istaaqfuroow iyo aw ismaan saan maa ku soo xigtay, msuhkila doonti wallaahi. Muriidi maa maanka kaa galay sxbow?

 

Soo wad...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Qaybtii lawaad!, yaah? lawaad amase lamaad?? wir sheeg!, sug.. lawadawo waa la dhihi karaa, seed ku kasti dheh, yacnii waxa markhaati u eh siis dhahay laashinkii heer Xamarka wixiis ka ahaay waaba hilmaami ka warran?, al muhiim waxaas ahaay Bandhawoow amiis kale Shukureero, ka bood muhiim ma ahan inoo oo qawiil qawiil la sheego, illowse litacaarafuu camaleeti waaye noo! sug yaah...een. waxaan soo xasuusti, aawi kii oo ku murmaayi heer Xamar KH ma karaayaan? yaah? MarKHaati!! smile.gif iyaaah!, maxaan sheegi rawina horta?, haaa...laashinkii waxaas dhahay:

lamo
lee waaye maxaa loo lawanaa laanta
lawaad

Markabaan koraa marooriyaan merjihaa maalin cadoooy

jug mineey yeerto adaan kuula jiraa Jaalle Siyaad!!

meehaas maxaad ka kasti? inaas lawo & lamo'ba isku halkii beyt lees ku isticmaali, sax?.

 

Raali iiska ahaada, maxa jiraa dheh, carabta waxay dhahdaaالحديث ذو شوكهyacnii kooba kiisa kale aas kuu dhiiwaa noo, waa nii dhameeyhaa sheekadaan hadiiwo oo nafta nagu jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

OMG! Maaddeey, siin u qosli lee markii aqrihaaye waxaa soo qorti lee! Awoo aawoo, caadi matihid adi...Waa ooyi aan ku dhahaa nooh...

 

LMAO @kooba kiisa kale aas kuu dhiiwaa noo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

..Intee noo mareesi?, qeebtii sedaxaad, aajidaanti, may, war kaleento aa naga soo dhex gali noo, allore hadda waxaan dheheeynaa qeebtii ugu dambeesi, amiis kaleeto sheekadaan musalsal oo dheer eey naqaheey nooh!..

 

..Adi, tukulushkii oo weenka markiis halahaas dhahay kii kale oo yangariiska ahaay usna waxaas dhahay: anina (waxaan niiga hilmaami magacyaashood, kan weeyn waxaa la dhahaa: Ani, kan yariiskana: Anina), marka kii yariiska waxaas dhahay: Anina waxaan aasahaa suuqda, maxaa jiraa waxaan soo gadanaa bataati, shidni qumbe, leef-leefow, batiiq & ninac luuwaani!.

 

Ani: Maya, waa iska dhaafi ee waxaan soo iibsahaa dhar iid, buufin & maastiko daandeey & xanjo buufiska gaduudka eh oo [big G]hadiis keeni dukaanka dhagaxoow.

 

Anina: Anina waxaan soo iibsahaa dhar iid, buufin & maastiko daandeey & xanjo buufiska gaduudka eh oo [big G]

 

Ani: Waaba ka baxay bo haddey kaaga macdahay, kuleel zaaid aa jiraa ani waxaan aadaa Maanyada, waxaan ku soo muud-maalaa mool aa Khamiisoow.(1)

 

Anina: Anina waa kululaadi waxaan aadaa Maanyada, waxaan ku soo muud-maalaa mool aa Arbacoow.(1)

 

Meehaas, markii sheeko mareeso Ani waxaas kasi inaa oo Anina isku dhedhejinooyo noo, sheekadaan aas u soo kaarteeyi kabacdina:

 

Ani: Ani, yaakhaayoow ayaantaan goos aa liiga haayaa noo xanuunkiis aan la joogi waayi, waxaan aadaa Daantiiste kabacdina gooskaa liiga siiwaa!.

 

Anina: Anina waxaan aadaa deentiiste... iyaa?? mayeey mayeey, ani muggoo dawadeey ka banaanka, ad lee waaye!, goos bixis xanuun waaye!.

 

Saas aasna tukulushkii weenaa uga takhalusi kii yariiska oo isku dhedhejiska badnaay!!.

 

Waa isku dhamaati, maxaa sugeesiin hee?. Koow lamo seddax...

 

Cawaale, Showqi, KK & Libaax waan ku faraxsanahay inaad ka hesheen! smile.gif

 

___________________________________

(1). Waa laba mool 'swimming pool like' oo ku yaal magaalada Marko.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this