Sign in to follow this  
Maaddeey

Ayaantoo aa waxa la dhahay....

Recommended Posts

Maaddeey   

Juxa, dadkii waddanka loogu yimid (dadka dega webiga jiinkiisa & xeebaha ayaa dhulka iska leh!)haddii lagu qasbo dad kale warkood oysan fahmeyn iney qoraan, suugaan aysan xiriir la laheyna xifdiya la yiraahdo ka warran? Gumeysi numero UNO soow maahan? Alla maxay dadkaas ciil arkeen!. JB aa wuxuu leeyahay af-soomaali maaha!.

 

Think of it for a minute or two then you'll understand why these people forbid their kids to school!.

 

Bal cunug reer xamar ah oo gabaygii Sayidka ee KOOFIL soo xifdi, ereyada micnahoodana 'home work' ahaan loogu diray ka warran?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

maaddeey i agree somali musuqmaasuq iyo caburinta ay wadaan wax cusub maaha. indeed dadkaas dhibaato xun bey ku qabaan somalida intooda kale

 

forget JB, the rest of s-lander are not that bad, wixiisu waa exceptional

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Very funny. Keep it coming.

 

Maadeey, Ereyada bold-ka aad ka dhigtey noo macneey saaxibow ama sheekada ka danbeysa noo sheeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Nassir, bolded words-ka waa kan:

Shukureero & Bandhawoow (Bandhaboow)=laba qabiil oo reer xamarka gibil madowga ka mid ah

 

lamo=labo, lawaad=labaad

 

Wax kale maa jiro?

Originnaly posted by JacaylBaro:

Xataa Sayidkaa ka qayliyay oo yidhi "af gaal iyo mid muslim miduun aan aroorta idiinku imaado" ..... dadka hada joogana maxaad u malayn ,,,

Ma isaga soo cel-celinee?, markii hore aa lagu maqlay! :D I thought it wasn't worth replying to, lakin haddaad soo laba celisay, Sayidku wax dhib ah Afkaas kuma qabine niman Gaalada Xiriir la leh heystayna dariiqada Qaadiriyada ayuu dul-duleello u raadinaayey, waxaana kuu caddeynaya dhulalkaas koonfurta dad badan ayaa ka yimid oo taageeray Sayidka, waxa laga xusi karaa Biyo- maalka oo dagaalka Ingiriiska la galay isagoo u ballanqaaday inuu isna markooda la dagaali doono Talyaaniga, lakinse sabab kastaa ha jirtii Sayidku ballantaa muu fulin!.

 

Xataa, hadduu Sayidku sidaa yiri, waa qalad faaxish ah!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Weligay wax kaa excuse xun maan arag ,,,, :D

 

 

Anigu arrinkaa Sayidkaan ku raacsanahay. Wuxuu moodayay inay Soomaalidu isku wada af tahay oo uu meel kasta oo uu tago uu af garanayo laakiin kan aad hada ku hadlaysaan baa loola soo baxay isaguna warkiisa wuu cadeeyay ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Biyo-maalka sideey isu fahmi jireen? (mise lamaba socotid sheekadaa, car toos uga jawaab adoon cirridka taagin!.

Xataa, hadduu Sayidku sidaa yiri, waa qalad faaxish ah!.

^^kor sidaas sow kumaan odhan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

why is it bakh bakh iyo waali?

 

seriously it is shameful to dismiss entire populace like that

 

waa markan dhihi jirey isku qabe aan lala qabin isla qaayo weynaa

 

somalidu (some) waa racistayaal qadcan ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

JB, Af-kan ama lahjada reer Xamarka aad baa loo fahmaa. Sayidka wuxuu ka wadey Af-Maay-ga oo runtii aan wax baddan laga fahmin. Isagaa xataa kala lahjad duwan. Af-maayga Jamaame iyo kan Xudur aad bay u kala duwan yihiin. Sheikh Awees waxaa lagu diley tuulada Biyooley oo ah meesha lagu siyaarto. Waana run isaga oo ah Qaadiriyada iyo Sayidka oo ah Saalixiyada iney siyaasad ahaan iska soo horjeedeen. Firqada Qaadiriyadaana at the end had won the battle of influence through its message of tolerance and peace. It certainly had more followers across Somali regions.

 

Reer-Xamar-ka waa urban-Somali lingo mostly. Aad baana loo fahmaa. Famous singers and actors Iikar Jeesto, Shimaali Ahmed Shimaale, Luul Jaylaani, Marisa Carbone, Awees Qamiis, Faadumo Qaasim, Axmed Naaji Sacad, ma yara.

Ururka Leegada ama SYL waxaa ka mid ahaa Sakhaawadiin iyo Dheere Xaaji Dheere

 

Perhaps, MMA can explain more to us.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isdeji, shaydaanka iska naar.

 

haye, maxaad ka hadlaysaa?

 

mase fahantay micnaha 'bakh bakh iyo waali'?

 

maxaase ka wadaa "isku qabe aan lala qabin isla qaayo weynaa" iyo "racistayaal"? - intaanan sidaado kale seefta ula boodin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

jawaabtada oo munaasab ah meelna ku dahsooneen kuu hayaa, but i am afraid things will go too far.

 

as i said before carry on

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Su'aal maa su'aal looga jawaabaa, Siidoow?

 

She asked you why its bakhbakh! u jawaab, haddii qalad ay u fahantay u sheeg!, inaad wax faah-faahiso bey ahayd, soow maaha?.

 

Juxa, ayaantaan Siidka waa iska hadal batay, u malayn maayo inuu saad mooddo ula jeedo!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

maaddeey as you can see meeshan tolkada kuma badna, anigana maalin walba hujuum kan ma gali karo ee iska dhaaf sheekooyinkan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this