Sign in to follow this  
Maaddeey

Ayaantoo aa waxa la dhahay....

Recommended Posts

^y'da miyaad kariwaysay, Carrabbeyoow?

 

su'aasha walaasheen Juxa ma ahayn 'maxaad ka waddaa bakh bakh iyo waali?"

waxay tidhi: "maxey ku tahay bakh bakh iyo waali?" si ay fahantay waxaan ka wadey oo kale.

waxay kalo ku sii dartay "runtii waa wax foolxun/ceeb ah in dad'dhan la'iska day'yo"

 

Waxay ila tahay in Juxa maanta timiha soo dabartay - ee mandhow iga qabo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

why o why must you inaad qaras igu kiciso?

 

let me spell it out. qof dhan baa dad dhan ka qorey topic, sidee ku keentay inaad tiraahdo waa bakh-bakh?

 

how could you? unless ey kugu jirto waxyaabo damiirku diido

 

ma ii sheegi kartaa sir, ma ii sheegi kartaaa (hand gesture included)? barkee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Maaddeey:

quote:

Originnaly posted by JacaylBaro:

Xataa Sayidkaa ka qayliyay oo yidhi "af gaal iyo mid muslim miduun aan aroorta idiinku imaado" ..... dadka hada joogana maxaad u malayn ,,,

Ma isaga soo cel-celinee?, markii hore aa lagu maqlay!
:D
I thought it wasn't worth replying to, lakin haddaad soo laba celisay, Sayidku wax dhib ah Afkaas kuma qabine niman Gaalada Xiriir la leh heystayna dariiqada Qaadiriyada ayuu dul-duleello u raadinaayey, waxaana kuu caddeynaya dhulalkaas koonfurta dad badan ayaa ka yimid oo taageeray Sayidka, waxa laga xusi karaa Biyo- maalka oo dagaalka Ingiriiska la galay isagoo u ballanqaaday inuu isna markooda la dagaali doono Talyaaniga, lakinse sabab kastaa ha jirtii Sayidku ballantaa muu fulin!.
Sugbo adi! Sheekaduu JB kahadlooyo Sayidka ma dadkaas (Ani iyo Anina afkooda camal dadka kuhadla) buu kuyiri? Wagar! Anigu koley sheekada 'af muslim mise af gaal' dadkaloo Soomaali ah iyo Sayidka iney dhexmartaan ogaa... :D

 

Good stuff Maaddeey, enjoyed every little detail of it...Thank you!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juxa, orod soo qadey horta, waa inoo gelin dambe.

 

Qac-qac iyo dhakafar! (tanna waxkale how qaadan)

 

 

KK - maad dadka noo kala af celised - idinka is af fahmaaye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

KK,m a iska soo xanjeerahee adi? :D

 

JB kuwa uu ka hadlaayo, adna aad ogeyd baan anna u aqaannaa!. Markaan leeyahay: 'Sayidku wax dhib ah Afkaas kuma qabine..' iaygaas aan isla ognahay uun baan u jeeday, waxaanna u heystaa in la wada ogyahay, aniguna wax waan ka ishaaray (markaan dariiqo soo hadal qaaday) Walaalkeen NASSIR'na wuu bayaaniyey.

Good stuff Maaddeey, enjoyed every little detail of it...Thank you!

My pleasure, walaasha! **with a slight bow**

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Originally posted by Sayid*Somal:

Juxa, orod soo qadey horta, waa inoo gelin dambe.

 

i did not expect inaad qaladkaaga qaadato and not suprised at all for yet another dismissal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

My pleasure, walaasha!
**with a slight bow**

Xayraan xaaraan sameynaaya - don't you know it is forbidden to bow for humans?

 

also - 'walaasha!' miyeeynan la mid ahayn cay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Without seeming to take any sides, could it be that Sayid's "bakh bakh iyo waali" comment was of the story itself rather than the people? I am just saying...

 

Sayid, maxaa dadka dhiiga ugu sii karisaa adi horta? Hadaad ujeedo in wax aad tiri qalad loo qaatay, dee dadka ukale cadee...Unless, of course, sidaa loo qaatay aad ula jeedo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juxa:

quote:Originally posted by Sayid*Somal:

Juxa, orod soo qadey horta, waa inoo gelin dambe.

 

i did not expect inaad qaladkaaga qaadato and not suprised at all for yet another dismissal
bakh bakh iyo waali = an expression of surprise and bewilderment. English equivalent: "bolt from the blue and bafflement"

 

Now, you are dismissed! (including your hand gesture) icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

KK, ma sheekadeyduu bakhbakh & waalli ku sheegi karaa?, inoow fahmo ma ka horreeysoo horta! :D

Xayraan xaaraan sameynaaya - don't you know it is forbidden to bow for humans?

 

also - 'walaasha!' miyeeynan la mid ahayn cay?

Yaa kuu sheegaayo hee, Siidka!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

KK abaayo i like you ilaah amarkiis, i could never ever take waxad dhahdo si kale lakin sheekada sayid waa midkale

 

sayid, waxkasta waxa iga daran sida ad isku gedgediso sidii haram-cas. ku adkeyso hadalkaada. i am trying to give you a credit ee hada iga jawab, why would you be baffled and bewildred by what maaddeey wrote?

 

unless uu kibir kale kugu jiro ;) waraa iga har nooh yaan kugu danbaabine

Share this post


Link to post
Share on other sites

why would you be baffled and bewildred by what maaddeey wrote?

becuase i did not understand what the hell he was chating about :cool:

 

haram-cas? do you mean haramcad? are you looking the word for Chameleon in Somali? waa Races.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Juxa, warkiis ha yeelin sideey 'bakh bakh'=baffled ula micna tahay?.

 

Kan warkiis naga dhaaf, waa iska dhahay lee oo wax micna ah ma ula jeedo! a la 'anna waykan' style!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this