Sign in to follow this  
The Zack

Huuno, Ma Xamaraawi ayaa tahay?

Recommended Posts

The Zack   

LOL@Bilcaan. Bob, the term bilcaan never ceases to crack me up.

 

Haatu X and Y buu kugu raadinayaa, not sure the objectives behind it, is ilaali ninyahow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lol, ZACK sabeenta iyo wixii raacsanaa waan bixin marka la ii sharxo ka dib, markaan Laba-Shilindi lugta ku marayey ma aanan maqal magacan, lol

 

 

About HAATUU shaki haduu idin ka galey waa iska cadyahay, waayo wuxuu necebyahay Faarax Macalin(Deputy Kenyan Speaker), wuxuuna jecelyahay Yusuf Xaaji(Defense Kenyan Minister) :D

 

ma qarsoomo HAATUU, ilkihiisa aa laga tiriyaa cidduu yahay.

 

 

MAADEEY, anigu magacan Cabdalle wali ma aanan maqal, markaan dhahay ii sharxana waa la i diidey, adigu bal ii sharrax waxa Cabdalle laga wado.

 

BOB adigu waamo bislaadey baad tahay oo tintu ingagtey, sidaas ay tahay war waxaa i soo gaarey in lagugu yuunbin jirey badda Kismaayo, cayaalka saas kuu gali jireyna ay ahaayeen reer Boorama, bal Xidigo kala sheekeeso iyadaa daganeed Kismaayo 9 bilood, maybe iney ka mid aheyd cayaalkii saas kuu gali jirey!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^ :D sidaas uma cayaal suuqsani niyahow, laakin thanks waabad i xasuusisey :D

 

marka adigana garan meysid waxa Cabdalle laga wado, kolleey when HAATUU asked "are you Cabdalle to BOB?", marka sidey iila muuqato waa name, ama wax la iskugu waco oo dadk waamaha isku yaqaanaan!

 

 

ZACK ayaan ka war sugayaa inuu daaha ka qaado eraygan qarsoon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^waan garanayaa'e waxaan u maleynayaa inaad is yeelyeeleysid, lakin A & T ilam adeeradiis waaye weliba kuwa Gaarisa u badan

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^

 

 

lol@yeelyeeleysaa, maad i deysid aan baaritaanka sii wadee,

 

illeen HAATUU bilaash uma necba FAARAX MACALIN :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

glad to see my neighbour maaddeey is alive, ayaantan shanqartiisa waa yara yaraatay

 

XAMARAWI dadbaa la dhahaa, and they find it very offensive inloogu waco magacooda every cali iyo cabdi from the south

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

biyo kaa badan wey ku qaadaan hade, you cant blame me it was BOB

 

but yeah ramadan kariim

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

lol @Bob pimping reer waamo :D

 

nuune dhibka dhaaf. Yaa ku dhahey cabdalle baan ahay. Haddaan ku dhaho caabudwaaq baan ahay maxaa fali laheed? I might even be cawliyahan for all you know. :D

 

Bob, by answering lafahaa, you affirmed who you are baajuun yahow. :D

 

Zack, X and Y haddaan isku keeno the results show the name Ibraahiim for you and nothing else. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Reer waamood yahoo lafaha sagaarada lagu soo korshay..war iska dhaaf Baajuunta! markaas anaa faraha ila soo galee yaah!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ BOB laakiin iskuma ekin yaah! BoB isaga "qubo" uu u egyahay.. aniga waa kala baxsanahay....

 

Yaa gaaboo dhahee? geed yahoo aad u qabtid "Big zero"..cunugyahoo madaxa weysha leh!...aniga in aan ka dheerahay nuune ma ogtahay horta? uu wili garabka hoostiisa ii joogo....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Haatu:

I might even be cawliyahan for all you know.

No offence, but what is cawliyahan!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Tuujiye, damn, I didn't know nuune wa that short :D

 

Bid zero aa. Sxb ani iyo adi yey baruurta kun fakatey? :D

 

What is qubo?

 

nuune, forget about that man. Kolley reer waamadda un baa waxyaabahaas aqaan ee ninkaas ku leh waa gaaban tahey oo gambar baa la siman tahey iska celi. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this