Deeq A.

Kheyre oo Puntland niyada ka jebiyey

Recommended Posts

gooni   

Cinwaanka iyo hadalka khayre isma laha, waa arimaha keenta in lagu wareero saxaafadda iyo habka ay wax u qoraan ma waxay ula jeedaan in un la riixo cinwaankii lala yaababa?

Maxuu yahay hadalka ka wanaagsan dhiig sodon sano yuu naga socday ha la joojiyo, midnimo iyo walaaltinimo ha lagu badelo?

Midnimada soomaaliya waa muqadas maku niyad jabaan reer puntland?!!

Share this post

Link to post
Share on other sites
42 minutes ago, gooni said:

Gooni, under which rock did you crawl out of. It’s called clickbait, mate.

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Cinwaanka iyo hadalka khayre isma laha, waa arimaha keenta in lagu wareero saxaafadda iyo habka ay wax u qoraan ma waxay ula jeedaan in un la riixo cinwaankii lala yaababa?

Maxuu yahay hadalka ka wanaagsan dhiig sodon sano yuu naga socday ha la joojiyo, midnimo iyo walaaltinimo ha lagu badelo?

Midnimada soomaaliya waa muqadas maku niyad jabaan reer puntland?!!

Xadka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Somalia ee 60kii wuxu ku dhacaa meel u jirta Garowe wax aan ka fogayn 5 km. 

Khaire ma ku dhacaa inu ka so talaabo xadkaa? Maxay muqadasnimoda midnimodu sheegaysa kol hadii aanu so hawaysan kara hayn dhul ka mid meelaha uu sheeganaayo inu Prime Minister u yahay? 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
20 hours ago, Deeq A. said:

For walawayn the bloodshed started only when it reached their homes. Kulahaa sodon sanno KUDHAWAAD!! Of course he is starting the count from 1991 and yet he has the audacity to tell people whose dark history he is completely ignoring: "midnimadu waa muqadas". Taloow midnimadee ayaa muqadas ah, ma tan cusub ee Mr Cheese iyo tyrant Isaias Afwerki??

Share this post

Link to post
Share on other sites

The garowe clan enclave is very unhappy I saw islaan bashiir his calacaal. The pirates don't have the president and prime minister kheyre is not gonna blink an eye. It's reer daynillle to eat the European aid money

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.