Suldaanka

Vice President of **** calaacalkiisi - audio laga duubay

Recommended Posts

Key points:

 

1. Puntland was preparing for the past 5 months - the attack that took place near Tukaraq on the 15th of May. The Somaliland army stationed in Tukaraq is only composed of 4 units - the other 11 units for the Sool region are stationed in other parts of the region. 

2. VP Camey comfirmed that the death toll and wounded on the side of **** is  laa-cadad walaa xisaab. He confirms that the wounded included folks from Caabudwaaq and beyond. Ala yaa u sheega, meeshu magaalo lagu dhex dagaalami maayo ee waa banaan cad oo geed aad xabadda kaga dhuumata aan lahayn.  

3. VP Camey is appealing to the womenfolks for money - and confirms that MJteeniya is unable to sustain the funds needed to defend - let alone wage attack on Somaliland. 

In any case... Somaliland army as usual will defend its positions very well and when it need be will strike like a well trained cat for its next move. 

 

Anywaysm Ramadan Mubarak folks. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

The funny thing is they are calling for a clan war and at the same time saying "illaahay xaqqa ha innagu toosiyo". These folks are possessed!!

The Dhulos they are lying to are part and parcel of the ruling elite of Hargaysa and are going nowhere :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aroori   

Well to be perfectly honest, in my humble opinion, of course without offending anyone who thinks differently from my point of view, but also by looking into this matter in a different perspective and without being condemning of one's view's and by trying to make it objectified, and by considering each and every one's valid opinion, I honestly believe.................... that I completely forgot what I was going to say.

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Tallaabo said:

The funny thing is they are calling for a clan war and at the same time saying "illaahay xaqqa ha innagu toosiyo". These folks are possessed!!

The Dhulos they are lying to are part and parcel of the ruling elite of Hargaysa and are going nowhere :)

Waa cibaarooyinka samanka. Maamulkii Garoowe inu luga adag ku taagnayn ayay kuu cadaynaysa. Hada goof qabiil ayu isku bedelay.

 

Halkan ka daawo Sheekh Gaas u Fatwo diini ah u sheegay tolkii... Ma noqon doonta "famous last word"? 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, Suldaanka said:

 

Soomalidaa waa hore tiri: “ Nin daad qaaday Xumbo cuskay!”

Suldaanka,  maantaad reer Soomaaliyeed oo is guubaabinaya oo arrimo iyaga gaar u ah ka wada hadlaya baad naf ka raadisay miyaa?

Wacade arrintu waa kugu soo fadhi xuntahay...lol😆😆

Ramadan Mubarak.

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

When will Somali wake up to the treachery of this people?

Dad soomaaliweyn sheeganaya hadh iyo habeenna soomaali lugta haya.

Waar abdilahi beerdoofaar yusuf ayaa tusaale inoogu Milan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 minutes ago, Ducale said:

 

When will Somali wake up to the treachery of this people?

 

You will convince Somalis as soon as you stop this secession thing. It's hard to convince others when you are the one dismembering the country.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

How am I dismembering the country warkaygu wuuba cadyahaye?

Waan go'ay 91kii ku dhawaaqay ayaan ku adkaysanaa. Nothing changed on that front.

Wax aan kaa qariyay ayaa iska yar, laakin nimankan puntland ee somali baanu ka mid nahay one minute na leh, and the next dhul carbeed kaga dhex qudbadeeyay...."Muqdisho is not somalia, and Somalia is not Muqdisho". Keeba labada ku dilay? 

 

A wise man once said...baadida ninba kula deydayii, daalna kaa badine. Aanse dooneyn in'aad hesho daa'in abidkaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dagaal dhexdeena looma baahna snm caqli kan ka fiican ha raadiso meeshu aad bay uga fogyahay degaankooda, hana ku dadaasho sidii aqoonsi loo raadin lahaa ayadoon dhiig daadan

Ma cidbaa weydiisay xuduudkii keena aqoonsiga hortiis? waa maya

maxay dadku ku dhimanayaan? talo xumo aragtidayda.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

I find it quite hilarious reading Puntland websites. Xidigtii Oktober beenta inay mataano ku yihiin ayaad mooda.

Ciidanka Qaranku wuxu si fudud oo xaragoleh gaashaanka ugu daruuray mar kale kuwo jahawareer ku dhacay ee bisha barakaysan ee Ramadan duulaanka soo qaaday. 

Catawga iyo cabaadka puntland ee aan joogsi ga lahayn. Bal ila akhriya markale. Waxay ku cadaynaysa inay heerkii ugu danbeeyay ka joogto oo hada wixii laga bilaabo goof qabiil isu badalayso Puntland. 

Mar hadii Puntland goof qabiil isu bedashay miyaanay ahayn in Gaas xilka u dhiibo madax dhaqamadeedka ileen ayaga dagaalka qabaliga ah hogaamin jiree? 

 

Saxaafadeedka.jpg?w=742

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.