Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. Alleyleheh runbaa fiicane inuu Arjen Robben 26 ka weyn yahay. Haddu u yaraado waa dhowr iyo soddon jir afartan galaya hadda. Lafaha, socodka, wejiga meel kasta waa duq markasy leeyihiin waaa 26. waxay isoo xasuusisay sxbkay oo yiraa waxaan jiraa dhowr iyo labatan habeen markuu seexdana wuu qalaadaa gurxan iyo hiinraago odayeed ayaa ka yeeraysa waxan ku iri sxb hurdadada ku kashiftay!
  2. Originally posted by chocolate & honey: :mad: Naag oo Europe or America ku nool oo nin tumay la sii joogta waa habaaran tahay. Uff fooqul uff. [/QB] Waxan maqlay naago in la tumo ku raaxeysta ayaa jira oo markii meel kasta la jabsho hawsha gurigeeda iyo qancinta odeygeeda si fiican uga soo baxaysa oo sidaa ku maqsuuda jira
  3. Cowke,Marax! qaadiraddi jadka ayaa weli kugu jirta. Any sane person would automatically dismiss your remarks as a cheap shot at least you should try harder and come up with something solid next time. Firstly, you should have posted this rubbish into the politics section. I personally Would have given you more and suitable answers you deserve to be given. Secondly, and according to you, what is this report to do with reer Gedo not being nationalistic? And since when helping out and supporting colonial powers became a sign of nationalism? Thirdly, unless you have comprehension problems or dyslexia, anyone who reads it can gather from it that according to this report when the british came to Jubbaland and wanted to attack a local community (tribe) they desperately sought help from another local community, reer Gedo. what clearly happened there was the guys took advantage of the situations took the arms (which they understandably badly needed) and then disappeared whenever the opportunity arises. Go and read the history books in this region and you will find that the British had always difficulties to have this unruly clan into submission. Now go back with your xaar brush back to SomaliNet.
  4. You mentioned that local issues affecting the Somali community in general so I hope Jaad or khaad issue is featuring in your talk as this is one of the biggest problems somali families in UK are facing today. When more than 24hrs of khat-chewing session takes its toll on this poor skinny Faarax and then the hung-over next morning. End of the road! this is when it leads violence against the wife. Midoo an daris nahay subax dhow sidii loo galay lee Tyson ma ring ku helay aa is dhaheysa, waan ka naxay maskinta. Haddana wuu iska sab-sabtayo waaba la joogtay mana aysan soo dacwayn. This is not isolated incident waa sheeko taxane
  5. Originally posted by nuune: The cabinet Cabinet of ministers Nune, lol @ cabinte members-ka. Sawiro iyo dad baan filayey emailo un baa meesha taxan. Emailo intu furay ayuu misna isku forward gareyey jsut incase qolo wax ku soo dirto Koleey waxaan gaalo kale ayaa ku la jirta oo isaga gadaal ka wada raba in aay wax kuwada cunaan. For sure he is the biggest somali con artist ever!
  6. ------------ Martin Ssempa: "As a matter of fact we consider homosexuality a sin. You look at the obsession of europeans and america thats killing you. You can no longer have children, the family unsustainable, muslims are taking over your country. Your children stab each other........we beg you BAN sodomy" ------------ Watch this as John Simpson reports from Kampala.
  7. Maadeey, maxaan iri bad tiri? 4 qolo a? away linkski? akhee farta lagu wada fiiqay ma ahan sheekadu tusaale ahaan annigu inkaston arrimo badan alshaabka uga soo horjeeday on u arkayey in khalad yihiin haddana waxa jirtay dhowr threadyo kale oo aan halka SOL aan annigu alshabab ku support gareynayey kuna amaanay ficiladooda marka adeer somali waxay tiraa gaal dil gartiisana sii annigu wixii khalad kuma raacayo waana ku cambaaraynayaa haddii ay ka gaabsadaan ama aysan sixin khaladakaas asaga ah halka wixii wanaaga oo aay keenaan lagu amaanayo. Balse tan kugu haysto waxaa weeyey ya weli arkay Maaddeeyoo alshabab dhaleeceeynaya ama qaladkoda farta ku fiiqayo aanan ahayn inuu intaa difaaco mooye. Qiro ninyo taa
  8. Hales malaha fahamka micnaha aayadadan ayaba kugu adag, haddanad fahmin fair enough ma fahmin dheh balse haddii aad fahamtay waxa aan uga gol lahaa waa iska cad yihiin sxb. Ayaadaha quraanka fariin ayeey xambaarsan yihiin meel kasta oo aay ku haboon yihiin oo micnahoody taabanayo waa lagu apply-gareen kara. Originally posted by Karl_Polanyi: I believe the killing of the doctors and the students was haram and a tragic incident. Besides, that topic was discussed at that time and I don't think there is any Somali who agrees with that act. So I fail to see why you mention it. I mentioned it because 9 out of 10 somalis you ask about it believe alshabab was behind it (the main culprit). Some of these crimes (assassinations where innocent ppl died) alshabab took claim of them some not, quite understandably! so I would say to those blindly supporting Alshabab bad or good (cheerleaders) to fear of Allah and to question their actions for there will be time they will be accountable for that in Akhirah. Originally posted by Maaddeey: Allamagan, maxaad wax aan is lahayn isku qaldeysaa!!, Qarixi Shamo thread-yo badan baa looga hadlay, ku noqo halkan & halkeerba , waxa aan shakhsiyan ka aaminsanahayna intaan ku sheegay!, hadda waa markaagee, tan maxaad ka tiri? lool @ Maddeey, miyesan Alshabab ka dambaynin? calaa kulixaal dhacdadii Shaamo waxay ahayd hal tusaale ama fadeexoyinka Alshabab mid kamida ee aan soo qaatay balse waxaa jira falal badan oo dil ah oo Alshabab ka dambeyeen la dhaho oo ka dhacay Muqdisho, Baledweyne, Kismaayo, Bay & Bakool oo dhiiga dadka lagu baneeytsay shacab masaakinta ku dhinteen waxaaso dhan qaar ay qirteen iyo qaar aay si cad uga aamuseenba weeye markaa weli inta aad adigu Maaddeey ah halka aad joogtay ma anan arag adigoo si toosa Alshabab u dhaliilaya ama uga soo horjeeda ficilkooda anan ka ahay inaad inoogu muuqatid wakiilkooda SOL Kashafa isaga waxba lagama sugayo balse adigu intaa waa dhaantay waa halkaa weeye meeshan fami la'ahay ninyo.
  9. ^Hale, hadda adigu ma waxaad leedahay waxaa jira meelo aanan ayadaha quranka lagu isticmaali karin? my quranic verse was in reference to pple like Maaddeey, Kashafa, Shakir's stance on alshabab, they come across here showing their unconditional support to alshabab in every way but fail and go silent when this time it is the alshabab who is committing crime we dont see them here talking about that, do we? Originally posted by Karl_Polanyi: ^^ So this act is Haram or Halal? Can any of you answer this question without resorting to ambigous technicalities? First, my remark was not in reference to this topic or the killing of these AMISOM, rather my observations on how these guys selectively report and justify some of alshababs actions while completely ignoring some of their other inhumane actions. So sxb, before I answer your question, I need to know one thing from you I would love to hear what you think about the Hotel Shamo massacre? i.e was it halal or haram? and yes without ambiguous technicalities back to you
  10. looooooooooooooool ninkan caadi ma ahan. Wuxuu si aada u keenay Maxamed Dheere, Muse Suudi,Xassan Bariise, Amino Weheliye & Abdullahi Yusuf. Talented indeed! I hope he is doing fine megaphone-kina shababku ka burburin.
  11. Subxannallah! in Al qur'an, Allah (swt) said: "Innallaah ya'maru bil cadli wal ixsaan" and the somali proverb that goes "Gar Illaahey bay taqaana" I'm totally disgusted with those pro-Alshabab's behaviour here in supporting Alshabab in every possible way halal or haram. You will never hear them say Alshabab was wrong this time. CAjiib!!
  12. ^did they buy the book aanan ka ahayn inay gabadha kusoo xoomen?
  13. ^ Waraa shuluqa camam bucuuc adi wareer badanidaa ayantan kistoo buuqaadi a batay ma is tiri laftigaada in taako loo dhiga aa u baahan tahay ilaa bisha juun
  14. Originally posted by NGONGE: but a gaal reading it will think that this guy is some Canadian causing trouble in the Horn (like those Shababi Americans). Dee naga daaya. loooooooooooooooooooooooooool. Ngonge, sow ninku Canadian ma ahan dee? maxad ukala sar-sarifeysaa adigu
  15. ^ Is dhiiba aah? inalillaah! wallahi hadduu website kale ahaan laha waxaa dhihi lahaa waxani waa dacaayad. waxaaba kaaga darra hadalada jilicsan ee dadban ee itoobiya lagula hadlayo. fvkng hell! Aduunyo rag amxaaro u taliso war waxaan yaa dadka ka hor dhaqaajiya.
  16. ^ i.e silent would otherwise mean surrender of course but do you think they would surrender knowing these ppl by nature
  17. I wonder why Puntland leadership remain silent, oh yeah I forgot that Faroole man, he is just following all the latest on the net. Papa Melez probably instructed him to stay out of this. Does he care about this anyway? no.
  18. Innaalilaah wainnaa.....marka hore Allaha u naxaristo dhamaan inta ku shahiiday halkaa. Marka xiga waxaa xaqiiqa ah in nin kasta oo amxaar shacabka usoo kaxaystaa oo guul ka gaaray waa la waayey, Waxaanu soo aragnay hogaamiye-kooxyadii soo kaxaysan jiray amxaarana cid aay meel gaarsiisay malahan mid kasta meel cidla ah ayeey uga dhaqaaqday. Waanu aragay baxarkii aay Yeey inta gelisay uga dhex-dhaqaaqday marka kuwana dal baanu nahay ku haya ee secessionists ah iyana waa sidoo kale guushu waxay u dambayni shacabka iyo cid kastaa oo amxaaradda ka soo horjeeda. Waana la ogaani taa.
  19. Support ku lahaa....somali aqoon! somali maxaan cunnaa mooye maxaanu qabanaa ma yaqaanin. Soo xisaabi bal intii timaada oo gadata bal inay 20 gaaraan. Wishing her good luck!
  20. ^5, waxaay u badan tahay in gurigiina af-somali aad looga hadli jiray oo ahayd luuqada kaliya ee guriga ka socota. Kudos to your parents. Afsomaliga si fiican ayaad uqori taqana. Waw! Originally posted by xiinfaniin: aabe macawis ii keen baan iri, suuye ma sacka isku furan baad rabtaa . waa habeenkaan quustay looooooooooooool @ sacka isku furan!! wallaahi waxan u qosalay maxaa kaa galay. Waa gartiisa. It has been my observation, xagga ku hadalka af-somaliga in ay caruurtu kuwaba si ku yihiin oo ay qaarna ku fiican yihiin ama u sahlan tahay halka kuwana aay ku liitaan. Haddaba waxaad moodaa oo aan arkay kuwa ku hadalka afsomaligoodu aad moodid inuu xooggan yahay ay yihiin kuwa waalidkoodu (labadaba ama hooyadu) ka soo jeedan waqooyiga dalka halka kuwa waalidkoodu konfurta ka soo jeedaan ugu darran yihiin o afsomaligoodu aad u liito marka loo eego kuwa waqooyiga. Kolleey ma aqaan dadka kale siday u arkaan balse annigu waan u fiirsadayo sidaa ayeey ila muuqatay, why?
  21. Good development, dhaqaatiirta alaaba Afrika tagta qaar daacada iyo qaar doonaya oo kaliya cid ay ku barbartaan raba ayeey isugu jiraan. Allaha ka qabto kuwa noocasa.
  22. ^looool riwaayadii awkuuke iyo Maki Xaaji camal oo kale ayeey isoo xasuusisay. Heestaan horaan u malay weey shaakadu hadda!