Allamagan

Nomads
  • Content Count

    3,070
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Allamagan

  1. ....Waxay kulamo la yeelan doonaan ilaa galinka danbe ee maanta raysulwasaaraha dalka Itoobiya Males Zanawi iyo xubno sar sare oo katirsan dawladda Itoobiya. Ma lagayaabaa in Shariifku lagu soo dhufan rabo cirbadahii talaalka ahaa ee hadda ka hor C/yusuf Meles ku soo dhuftay? Balse haddise lagu dhufto side effect-iga cirbahda & Shariifka isla noqon doonaan? the outcome? Aanu aragno bal am
  2. nomads, read closely this below ---- ..After police found Isse at the mall, he confirmed that he had admitted the sexual contact in the phone call but said "it was only a joke." He ultimately admitted to police that he had fondled the girl, the complaint said. ---- All your judgments are based on what the compliant said, and driven by qabyalad. Note, the man is innocent until proven guilty. We haven't heard his side of the story yet. am
  3. Alle ciidaan ciideeda kale ha nagu gaarsiiyo caafimaad qab, cimri dheer iyo cibaado suuban. Ammin, and C I I D W A N A A G S A N T O A L L am
  4. I would vote for Bishaaro cool nick with matching avatar image. she is funny and every time I see her chosen avatar (the woman washing cloths), man, my memory travels back home (somalia). am
  5. Adeer hindida ka warran waa sido kale iyane: Are are tumhaari going for shopping mkre ni kuba ekmiyari the town, but, habkeri gari my dad spajni he bkra manighi e, sad sad!
  6. ^^^ Agree with ya. But, really good book!
  7. Jacaylbaro looooool @ Ha iska dhinto ,,,,, Ilaahayna ha u naxariisto ,,, Adeeryaal, dhimasho dhimasho kama xanuun badna! Qof waliba tiisa! am
  8. ^^^ looooool @ Qaynyare & Muse's men go back to basics.. am
  9. cowboys-ka xamar maxaay taa ka yiraahdeen? ma soo dhoweeyeen mise what? Qanyare & M suudi haddii aay ku biiraan then howshu waa iska sahlanaaneysaa inta hartay. am
  10. ^^^ well, you, the intelligent one, why dont you give her the advice you she needs! aduunkuba ha maqlee! am
  11. Masha'Allah! nice and touching! yet very powrful. amen, may Allah swt except your prayer, sister. ..Then I think of all the sins committed by mankind….and that of fellow Muslims. With much difficulty I make myself say “Allah please forgive their sinsâ€, I pause and just cannot bring myself to say Amen. Just thinking of the atrocities committed by other Muslims makes me nauseous. Then I question my inability to say Amen, is it a flaw in my character? Why is it so hard for me to forgive and yet I expect others and Allah to forgive me? These questions make me further beg Allah that I triumph in the Jihad I am waging against myself-my inner struggle. Well, I think thats common and understandable. Nea, it is not a character flaw you know after all we are insaan not perfect in anyway. I think at that moment you bring the memory of past events (dreadful events involved muslims) into your mind and all these flash-backs you suddenly remember makes you to have difficulties to say 'amin'. But now where you identified what the problem is, then insha'Allah all you need is to confront with your nafs and win overit. Allah knows your sincerity after all and if He is happy with it then He swt will let it go. I, myself have a problem forgeting these important nightly prayers before sleep, it's just laziness that stops me sometimes, but I do prayer for myself, my family & muslims (you know the plight of muslims ummah today, -truely alarming!) am
  12. Chelsea Rules, adeeryaal!! Chelsea Rules! MAN U sucks! Arsenal confused boys! Liverpool Hmmm not bad! am
  13. Xamar waa furihii nabada somaliya oo dhan. in alla intii aay xamar xasilooni ka jirin there will be no peace at all. Marka in alle inta xamar intaas oo warlord base u tahay nin walbana tiisi in la meel marsho rabo there will be no political settlement on any issue at all. Midba midka kale ayuu ku xumeenayaa! shacabkana xoog iyo jajuub ayeey ku haystaan wax dhaafiya waay jeclaan lahaayeen. am
  14. Taariikhda Marxuumka oo kooban ------------------------------ Maxamuud Sheekh Muuse Warsame (Uraage) waxa uu sanadkii 1959kii bishii Disember ku dhashay magaalada Moyale ee wadanka Itoobiya, Hooyadiis ayaa waxa la yiraahdaa Nuuriya Maxamed Geelle waxana ay iminkaba ku nooshahay magaalada Moyale ee wadanka Itoobiya, waxana ay dhashay 4 wiil oo amxaaro ah oo ay marxuum Maxamuud Sheekh Muuse Uraage isku hooyo yihiin. 1977dii ayuu marxuumka aabbihiis Sheekh Muuse Uraage dhintay, xilligaasna marxuumka Maxamuud Muuse Uraage waxa uu jiray dhinaca Kenya. Waxbarashadiisii hoose iyo dhexeba waxa uu ku soo qaatay isla magaaladaas Mooyaale ee uu ku dhashay, in kasta oo xilligaas aanu jirin dugsi sare ayaa waxa uu Maxamuud Sheekh Muuse Uraage u wareegay dhinaca Kenya magaalada Mombasa, halkaas oo uu illaa heer Jaamacadeed ku gaaray, waxana uu ka dhigtay Mombasa Jamacad isaga oo ku soo takhasusay cilmiga Injineeriyada oo uu ka watay shahaadada Masterka. 1982 horraanteedii ayuu marxuum Maxamuud Sheekh Muuse Uraage waxa uu yimid wadanka Soomaaliya isaga oo ka soo galay dhinaca magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, waxana markiiba qabtay ciidammadii booliska Soomaaliyeed oo u arkay inuu yahay basaas Kenyaan ah maadaama uusan marxuumku aqoonnin afka Soomaaliga, isla markaasna uusan Soomaaliya imaannin marka laga reebo hal bil oo uu xilligii uu yaraa yimid Muqdisho. Muddo 2 bilood ka dibna waxaa loo sii dhaadhiciyay dhinaca xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo halkaas oo uu ku xirnaa 3 illaa 4 bilood. Muddadaas ka dibna Nabad sugidda Soomaaliyeed xafiiskeeda Muqdisho ayaa soo amray Kismaayo in ninkaas loo soo dhaadhiciyo Muqdisho. Waxaana markii Muqdisho la geeyay isaga oo weli xiran kiiskiisa loo xil saaray sarkaal ka tirsanaa nabad sugidda Soomaaliyeed xafiiskeeda Muqdisho, xilligaas oo dhan waxaa loo haystay in uu yahay jaajuus ka yimid waddamada Itoobiya iyo Kenya, waxana dhibaayay afka Soomaaliga oo uusan si fiican u aqoonnin. Sarkaalkii baarayay ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxa uu marxuumka weydiiyay magiciisa oo dhameystiran waxana uu u sheegay waxaa la i yiraahdaa Maxamuud Sheekh Muuse Warsame Beddel (Uraage), waxaa kaloo la weydiiyay aabbahaa cid la dhalatay ma taqaannaa mase jiraan xaggee ayeyse joogaan, waxana uu marxuumku ku jawaabay waxaa la dhashay laba nin oo adeerraday ah, waxana aan aqaannaa oo keliya mid, waxana la yiraahdaa Xasan Warsame Bedel waxana uu joogay Soomaaliya. Sarkaalkii baaritaanka waxa uu gartay Xasan Warsame oo xilligaas ka shaqeyn jiray dekeddii hore ee magaalada Muqdisho, waxana uu u tegay Xasan Warsame oo uu weydiiyay su’aalo la mid ah kuwa uu weydiiyay wiilka, waxana ka mid ahaa su’aalahaas, ma jiraan wiil aad adeer u tahay oo Kenya jira, waxana uu ku jawaabay HAA waxaana la yiraahdaa Maxamuud Sheekh Muuse Uraage, haddaad aragtid ma garanaysaa ayuu mar kale sarkaalkii weydiiyay Xasan Warsame (Xasan Fuusto) waxana uu Xasan Fuusto yiri haa, waa uu soo waday oo waxa uu kor keenay niman badan dabadeedna ka soo dhex saar ayuu yiri waana uu ka soo dhex saaray. Sida uu Xasan Warsame oo marxuum Maxamuud Sheekh Muuse Warsame (Uraage) adeer u ahaa ii xaqiijiyayna waxa uu sii deyntiisa ka soo maray dhibaato xoog leh, ugu dambeyntiina waa uu ku guuleystay. Dowladdii Soomaaliya ee xilligaas ayaa waxa uu ka waayay marxuumku shaqo u qalanta, waxana uu shaqo la’aan ahaa muddo dhan, sarkaal ciidanka ah ha lagaa dhigo ayaa mar la yiri waana uu diiday. Aqoontiisa oo sarreysayna waxay soo jiidatay dad badan waxana uu si ka fiican sidii hore u bartay luqadda afka Soomaaliga. Xilli aanan hadda la xusuusneyn laakiin 80aadkii ah ayuu waxa uu shaqo hoose ka helay warsahaddii bariiska ee Mugambo, muddo yar dabadeedna waxaa loo tix geliyay aqoontiisa iyo shahaadadiisa iyo weliba kartidiisa waxana uu noqday injineerka keliya ee Soomaaliga ahaa ee mashruucii Mugambo ee bariiska. Waxa uu sare u qaaday wax soo saarkii mashruuca, isaga oo weli sidii u wada mashruucaasna waxaa dhacday dowladdii Soomaaliya, dalkuna waxa uu galay dagaal iyo qalalaase. Waxa uu marxuumku dib ugu laabtay wadanka Itoobiya magaaladii uu kaga dhashay ee Mooyaale, halkaas oo uu intii Mudda ahba ku sugnaa. Waxa uu dib dalka ugu soo noqday 1995tii xilligaas oo uu yimid gobolka Gedo magaalada Beledxaawo waxana uu markiiba ka helay shaqo Field Officer ahaa hay’ad mareykan ahayd oo la oran jiray International Rescue Committee (IRC) shaqaalihii la shaqeyn jiray oo aan qaar kala kulmayna waxa ay ii xaqiijiyeen in uu ahaa nin qaali ahaa oo aad ugu fiicnaa dhinaca xallinta khilaafaadka, aqoon ahaanna dhisnaa. Waxa uu shaqadaas waayay markii ay guurtay IRC, ka dibna dhowr shaqo oo yaryar ayuu marar kala duwan qabtay, waxana uu Kismaayo tegay sanadkii 2001 isaga oo daneynayay in uu ka shaqeysto. Hay’addii ugu dambeysay cimrigiisa ee uu la shaqeynayay ee UNDP ayuu waxa uu shaqo ka helay dhammaadkii sanadkii 2003 isaga oo ka ahaa ku xigeenka dhinaca ammaanka ee gobollada Jubbooyinka u qaabilsan UNDP. Ifka waxa uu uga tegay hal xaas oo la yiraahdo ina Cabdi Qalalab iyo 4 carruur ah oo ay u haysay oo kala ahaa 3 wiil iyo gabar. Waxa uu ahaa nin ku hadli jiray luqadaha English, Kswahili, Amharic iyo Somali waxana uu ahaa nin deggan aamus badan isla markaasna xurmeyn badan oo xishood badan, ma ahayn dadka maqaayadaha iska fadhiya mana ahayn shaqsi siyaasadeed, waxa uu daacad u ahaa shaqadiisa. Allaha u naxariisto ----------------------------- am
  15. I hope Insha'Allah, something positive will come out of it. am
  16. FYI ---A Somali born Dutch MP, who collaborated with slain director Theo Van Gogh on an anti-Islamic film, is working on a third instalment of the “Submission†series. "Submission I was about women, the second part will be about men, not only homosexuals ... In the third instalment God himself will answer their questions," Hirsi Ali told German newspaper De Groene Amsterdammer. "That will be the hardest part. Who could play Allah? Also you need actors that are not afraid to take on the job," she added. She had already said that the actors and director involved in the sequels would all remain anonymous. Ali received death threats after her work on Submission I, which claims that Quran allows domestic violence against women in Muslim communities. She had co-written Submission II with Van Gogh before he was killed just two months after the film was shown on national TV. Ali is an outspoken critic of Islam and describes herself as a "lapsed" Muslim. am
  17. Tolstoy, why all these long threads all the time? very interesting to read them all, but due to the extreamly length of your threads plus the screen shucaac on the top of that make disperse some readers. am
  18. To those of you making mockery of our Deen, I just want you to have a moment of reflective silence over the meaning of the translation of below aayah: ------------ Allah mocks at them and gives them increase in their wrong-doing to wander blindly (2:15) ---------------- So making mockery of Allahs Deen and the muslims are infact a serious business. Markaa dadoow taa ha la ogaado! am
  19. Rowda, very informative website link. Thanks am
  20. I dont think Eritrea will take seriously by DFKM's membership of this Sanca Group. As for Eritreans Somalia is like "Lugtanay Ciddii Waliba ku Qaaday" am