Cawaale

Nomads
  • Content Count

    1,272
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cawaale

  1. JB. Mukulaal waaye ninyow. Bisad maxa waaye yaaqeey:")
  2. Originally posted by Fabregas: quote:Originally posted by Naxar Nugaaleed: quote: Originally posted by Fabregas: Somalis drinking alcohol? (Shock! Horror! Gasps!) I thought we were 100% innocent and 99% Muslim?...This must be the work of the habashis and freemason jews. ........... Lol at your shock and horror but why must we involve the jews and the habeshas into every topic. Paragon, i was told that the xoor you talk about is a fermented camel milk that was drank by nomads And why must you involve Islamists and "radicals" into every topic? If it soothes your pain> I was being sarcastic. ~
  3. Shaah waa la cabaa, mala cuno. lolll Muriidi aaway..Falsafada isagaa ku fiican e..
  4. Originally posted by Naxar Nugaaleed: lol, a lot reactionaries here now a days. what is the source of this judgement? last time i checked the Constitution of Somaliland combination of traditional and western institutions. i doubt there was any case of a whipped man/women becouse he/she committed adultery in Somaliland. markaa deer shari'ah haku haynin meelaha. as for the source of judgement.. sxb you don't want mew to dig em up do you??
  5. Originally posted by Jacaylbaro: Boorama, July 23, 2009 (Haatuf) – Maxkamadda Gobolka Awdal ayaa shalay xukun ku ridday muwaadinad qurba-joog ah oo lagu soo eedeeyey inay khamri soo gelisay dalka ama gobolka Awdalba. Sida uu ku soo waramay weriyaha Haatuf ee gobolka Awdal, Maxamed Cumar Sheekh, dacwaddan lagu qaaday Suleekha Cabdi Cawad, oo shalay ka dhacday Maxkamadda gobolka Awdal ee magaalada Boorama ayaa garsoorihii dacwaddaas qaadayey ku xukumay lix bilood oo xadhig dibad joog ah iyo ganaax lacageed oo dhan 3 Milyan oo shilinka Somaliland kaddib markii muwaadinaddaasi oo 29 jir ah, kuna nool dalka Sweden, balse dhalasho ahaan ka soo jeedda Somaliland lagu soo eedeeyey inay dalka ama Boorama gelisay ku dhawaad 140 litir oo khamri ah, oo ku kala jiray 98 caagadood oo kuwa halka litir iyo badhka qaada ah. Xukunkan ay ku ridday maxkamadda Gobolka Awdal, Suleekha Cabdi Cawad, ayaa waxay u cuskatay qodobbo ka jebinaya ciqaabta ay mudan lahayd haddii aanay ahayn qurba-joog sidata jinsiyadda dalka Sweden. Isla xukunkaasi kaddib ayaa taliyaha ciidanka amniga Boorama, Muuse Cabdillaahi Hanfi, Wakiilka Xeer-ilaaliyaha guud ee Gobolka Awdal Axmed Mire, iyo guddoomiyaha maxkamadda Gobolka Awdal, Axmed C/laahi Buubaal si wada-jir ah fagaaraha maxkamadda gobolka ee Boorama ugu gubeen ku dhawaad 140kii litir ee lagu soo eedeeyey haweenaydaasi, waana markii labaad ee isla bishan ay maxkamadda gobolka Awdal dad ku xukunto khamri ay dalka soo geliyeen. Intaa kadib haweenaydaasi oo wax laga weydiiyay sidii ay Bileysku ula dhaqmeen intii ay ku xidhnayd saldhigga Bileyska Boorama ayaa sheegtay in si wanaagsan loola dhaqmay, cidina aanay dhibaato u geysan marka laga reebo xadhigga lagu xidhay khamriga oo ay u arkaysay inaanay ciddina ku qabsanayn. Marwo Suleekha waxay sheegtay in laba carruur ah, iyo odaygeeda oo u dhashay dalka Sweden markii ay u sheegtay in khamri lagu xidhay ay ku qosleen, balse ay ka xumaadeen xadhiggeedaasi. Suleekha, ayaa sidoo kale ka sheekaysay sidii khamriga loogu qabsaday, iyo halka ay ka keentay iyo sababta ay u sidatay in ka badan boqol iyo konton litir oo khamri ah, iyadoo tidhi: “Waxaan khamriga ka soo iibsaday magaalada Wajaale, waxaan u sitay baahidayda shakhsi iyo asxaabtayda, iibna umaan wadan maadaama Somaliland aan joogay saddex bilood oo keliya qofkii dalka yaqaanna uun baa ka baayacmushtarayn kara. Waxaan u socday Hargeysa markii aan Wajaale ka soo baxay anigoo watay gaadhi aan kireystay, waxaan ka lumay jidkii Hargeysa, oo wakhtigaa dhibi ka taagnayd waxaan soo qaaday jidka Boorama. Boorama waxa ka jiray maalintaasi qalalaase ka dhashay jidgooyadii lagu laayey dadkii rakaabka ahaa, aqoon la'aantayda jidkaasina waxay keliftay inuu ila dhaco gaadhigii aan watay Boorama agteeda, waa la ii soo gurmaday kaddibna waa la toosiyey gaadhigii balse dhaawac igama soo gaadhin, waxana la ii kaxeeyey Huteel Rays, laakiin cabsi magaalada ka jirtay ayaan goostay inaan Hargeysa ku soo laabto, balse khamrigii ayaa la igu qabsaday saacad ka hor intii aanan u soo bixin Hargeysa, sidaa ayaana la igu xidhay.” Suleekha waxay ku hadlaysay ku dhawaad afar luqadood, oo uu ugu horreeyo afka dalka Sweden, Ingiriisi, Faransiis iyo kuwa kale. Originally posted by Naxar Nugaaleed: so the courts in Somaliland, their shari'ah courts? what laws do these courts use otherwise and do defendants get a defense lawyer? shari'ah shari'ah shari'ah ... Ereyga Shari'markaliya xetaa kuma jiro article-ka. Shariicada ka fuq ninyahow!!
  6. Abtigiis, Macaan iyo qadhaah is my fav. i think it was sang by mooge.
  7. Abwaan Qaasim Gabay noocan in uu tiriyay maba ogeyn. mar iyo labo in aan ku noqdo waaye si aan u fahmo. thanks paragon.
  8. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by Cawaale: yemeni men have no respect even for yemeni women. only those who lived amoung them would tell you. i wonder how did you end up with yemeni, i mean amoung all the male pieces in the whole world. But again… it's a matter of choice maahinoo. Waligaa Carabta, waxad ka fogtaa yamanta, libiyiinta, Kuweytiyiinta, Sacuudiyiinta, kuwa kle dadkooda fiican aa badan!!. better luck next time. Stuff and nonsense... Classic NG
  9. Ibt. Egyptians are opportunists. and yes they have got "eating eyes"!! but they also have people with class and they are more open to foreigners specially blacks
  10. yemeni men have no respect even for yemeni women. only those who lived amoung them would tell you. i wonder how did you end up with yemeni, i mean amoung all the male pieces in the whole world. But again… it's a matter of choice maahinoo. Waligaa Carabta, waxad ka fogtaa yamanta, libiyiinta, Kuweytiyiinta, Sacuudiyiinta, kuwa kle dadkooda fiican aa badan!!. better luck next time.
  11. ~Muriidiii ninkoow i found this on YouTube
  12. Halkaan waxaa ka Daawan kartaa Dagaalkii Saakay Aroortii ka dhacay Magaalada Muqdisho Dagaaladaasiisa oo ahaa Mid aad u Xoogan. Source
  13. what year? as far as i know the man in the middle isagoo qax ah oo masar joogaa hada! mid kale oo qax ah aa garba fahdiya asna, laakin saacaan in laygu so shamuumo ma rabi iga dhaaf "qaxooti" ma dhihi kariyee. maalmahan isgaaba loo aayaayay rer SOL. kuwa kalena inta badan wadamada dariska ah ay caafimaad u joogaan!!
  14. Originally posted by winnie: ppl need to stop eating out Only those over sized nooh, BTW nice avatar you have there. MMA i get used to these scenes wallahi. damn Qashin jeclaa dadka xaafada aan deaganhay..they don't seem bothered ka waran!! i should post some fuul and ceesh gabage. JB. Why only Somalis?
  15. Madaxweyne Obama oo Kuunto (Dubur-F u to)) ku-mashquulay xili uu ku sugnaa Shirkii (G-8) iyo Xaaskiisa Michelle oo ka xumaatay arintan [/QB] another source
  16. Xilli ay shir jaraa'id isu diyaarinayeen madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo dhigiisa Faransiiska Nicolas Sarkozy kadib shirkii G-8 ee dalka Italy ayaa waxaa ey joornaalistayaasha wax sawira ku qabteen kaamirada Obama oo si wanaagsan u nuursanaya islamarkaana kadaba dhacay haweeney ku sugney halka uu shir jaraa`idku ku qaban lahaa. [/QB] Calanka Caadi ma ahan!
  17. Originally posted by muriidi: solidarity with "my people" in somali warzone ? i know a few people in my community who are afraid their houses might get bombed if they go out to the market for example.they live like they're still in mogadishu or baghdad. babylon is a state of mind and not a place. living in your own world is worthy if you believe it gives you more security. i think the only way to get of this state of mind is to direct the awesome power of your mind and subconscious mind to create the life you want with your Mind. indeed solidarity with your people! Sayid is discussing the community centres, not the people of the community! Originally posted by Sayid*Somal : ^Horta kalay - adigu maxaa ahayd? maxaase ka hadlaysa? you gotta love this guy. too much philosophy eh. loll SS. I have some thoughts regarding those community centres, and it would be against my morals to post specifics of what I came across while working in such centers but I can assure you one thing. They are the Isbaarooyina Quraha aka "Qalinshubato".
  18. Well done SS. Thanks Mr.Gooogle!!(nnune) .
  19. Gay sex decriminalised in India [/QB] Gay gubitaan waaye daawadiisa!!
  20. over dosage camal yaah!! Buuxo, bollywood aa meesha ka socdo ma is tiri!! Wish you enough guys! happy Independence day.
  21. Sophist sxb, Odayga aqoon gooni ah uma lihi, balse gabayadiisa aan ka bartay! aad ayuuna u af adagayahy!!. Sidaas ay tahay, waa abwaan one of kind ah. Yamxeerada(Sarcasm-k ana), aad uu ugu dheereeyo, sidoo kale comparisons-kuu ku fiicanyahay. but I'm afraid he is not neutral all the time!! PS. Sophist , kan ka koobinaayo shekada ee, yaah, sax, waaa run-ta ku haayo, in aan aqaano aan u maleyhaa codkiisa
  22. Haweenka guudka cas-cas hadaad tiraahdo tis-tis , dabadeed tiraahdo is-is iyagaana u raaci kas-kas adaa ka qaadi wis-wis . X.Xiireey very typical!!