Cawaale

Nomads
  • Content Count

    1,272
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cawaale

  1. 18k was the most I've seen, waxaa laga soo dajiayay 20k, miskiinkas neefta aa lagu celiyay, sooryadii reerka iyo lacagtii qaraabada loo qeybiyay aaba dadka qaar meherkooda ka badneyd. The least I've seen was hmmm well nothing, Sheekhii aya ku dhhay atleast wax uun waa waajib, and the sister asked for "Kitaabka Musxafka ah".. PS. i think there was another thread of this sort back in time, can't find it now.
  2. Dhufyez, tan jaahilka maa sheegoosaa mise tan kale oo waxbaratay, labo in aad qabtid aan kuu malyhayay nooh..
  3. dimkaan ka xeelo ninyahow, gar daban aa gaantey baqaan horay noogu rabay meeshaan:")
  4. ^lol@the indoor soccer, the only indoor game aan cayaaro waa shaxda/jarta. nighttime just started for me. Helloo trollers..
  5. Hadaan banooni ka imaaday, Johnny B iyo teamkiisa hadaan ballansalahayna, by the time they arrive in this thread, this page will vanish..
  6. Salaaams Zakina, aniga joogo, qaloocan sidee lagu yahay?
  7. Please attend this event if you are residing in the UK, this young poet is great exmaple of our young talented people in the UK. Saturday 10th of October 2009, 5:00 PM 13 Chalkhill Road, Wembley, Middlesex HA9 9FX .................... .................... .................... .................... ... Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Abees) iyo wax soo saarkiisa suugaaneed oo ka dhici doona xaafadda Wembley galabnimadka Sabtida ee 10th of October 2009. Goorta: Galabnimada Sabtida 10th of October 2009, 5:00 PM Goobta: 113 Chalkhill Road, Wembley, Middlesex HA9 9FX. regards
  8. GJ, kheer sheeg. darka ceelka maa joogtaa wadaantaadase ma wadtaa geel-jiroow? reer troll saacado yar kadib ay hawada kusoo laaban donaan.
  9. oobaha lagu qabanayo Mudaharaadka looga soo horjeedo Sheikh Shariif oo Minneapolis lagu wado in uu yimaado, mudaharadaaka oo la qaban qaabinayo Axadda Oct 4, 2009, meelaha aan la ogolayn iyo akhbaar ku saabsan waqtiga mudaharaadkaas la isugu imanayo, ayaa waxaa waraysi arrintaas ku saabsan Mahaan gal
  10. Ilaahay ha u naxariisto, Eheladiisana samir iyo iimaan hka siiyo.
  11. Maalmahaa wana dhfraayay, bishii lasoo dhafay oo dhan... Duhur aan aadaa,waa ku kaas, xerada sii ilaali. Nabadeey
  12. ^faraha adiga avatar kasoo dhigtay, in lagaa jeclaado xagee ku huree? Skydiving diyaar ay u yihiin, laakin fuud/maraq samees sheekada maku jirto yaah.
  13. ...Hargaka reer SOL contiguous waye aa la dhahay even online, u kaadi aan ookiyaal soo gashtee Howl malahi maalamahan, marka dhafar waalan iyo hurdo ka daran aan isku darsanooyaa. Zanjabiil cab, unless you are fasting "Wadac".
  14. Hello Juxa, anigaa soo jeedo. what you got?
  15. Originally posted by Juxa: hagbada works to the detriment of the children. lacagtaas waa lacag laga cunaqabtay caruurta, remember dowlada gives the money for the kids , so they can stand up to their peers and have hobbies. i doubt iney jiraan qof aan arkin guryaha qaarkood nolol xumada ka jirta courtesy to ayuuto Ayuutada has its pros and its cons. ilmaha oo la cuna qabateeyana, wa atan ugu xun ee ka imaan karto. tan ila dhageesta
  16. Ciid Wanaagsan to you all. While we celebrate Eid al-Fitr there are brothers and sisters of us who are oppressed back home and many other places, Please let us remember them with or Duas and Zakat, Zakat al-Fitr gives us an opportunity to reach out to them, and share with them the joy and the happiness of the this special day!. Let us use the Zakah as a vehicle to bring together our community and spread the message of love and compassion. lets us Pray for a peace to come to our World, for the poverty to come to an end, for the wars to stop and prosperity to Mama Africa. ^Markale Ciid Wanaagsan
  17. Nuunoow Layli aad aad ka tagtay ma is tiri.. Amisom aa daraad geel xamar ku leysay, Geel ha beeleene!!
  18. Originally posted by Kool_Kat: Cawaale maad iska aamustid, haduu JB ku dhihi doonaa 'Oo Ciyaalka Xaafada horta xaafadey galaan?' ... Taas kumaba fikirin, waa su'al adag, balse waxaan ugu jawaabaayaa, Qolada ciyaal Faa-Cali la yiraahdo ayay isku meel galeen.. MM, waa kugu raacsanahay, eereyga ugu dhow ee an hada ku fikriaayo waa "Ganaax" sidoo kale "forfeit"-kuba waa ganaax!! KK, saacaduun mey in jeedine? oops MMA aan la hadlaayay, and then again reer Koronto aa isku tihiin maahinoo?
  19. Cawaale

    Today I....

    ^ just watching the ETN news(Nairobi Based Somali TV Channel) a 24 years old poor young man committed a suicide in Bosaso, the reporter says "he had lived almost all his life in Canada", they probably took him for dhaqan-celis, ilaahay ha u naxariisto. KK. Have a Safe trip, and Eid Mubarak to you.
  20. yes Foor Feed is the Ciyaalka Xaafada's Version of A forfeit which occurs only when the game is not played because of the failure or refusal of one team to participate. In that event, the other team who is ready to play is the winner. that is how it used to be when i had my Cali Falaax. i always wanted to know exactly what the score would be?? :confused: where is MMA, Erey u dhigmo ereygaan oo la macnaha aa loo baahanyahay haduu jiro!.. JB, Adigu horta Waligaa kubad ma laadday?
  21. ^ lol @ foor feed. ask NG he may have an answer. Labada kooxood mid hadii ay Diido Cayaarta ama ay arin kale uga maqnaato Garoonka, kooxdii soo hartaa guusha iska leh..so in this case Hiliwaa won the game because Balcad didn't show up in the stadium.
  22. A.Z watch the trailer here.it says "This offer is not available in your area" it might work for you. good luck.
  23. ^ No. i haven't seen it. i agree with you. had he aired it on Universal it would make a good watch, people are tired of the never ending TV commercials. But again the film was not a one man show, you know one has to make a lot of consideration before airing multinational art, and prize wining film on TV. Also I'm not sure if he is aware of that Universal, Raad, ETN and the other local Somali channels are existed.