Cawaale

Nomads
  • Content Count

    1,272
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cawaale

  1. Dahir Nor Ibrahim, -Aka-Dahir Lucky. (15), is a singer and actor, wuxuu ku jirya qabyo, wuxuu la heesay Sahro Axmed ka waran iyo fanaaniin kale. I hope in aan qaldanahay!
  2. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:Originally posted by Showqi: MMA, sxb mar la duceeyo iyo mar la habaartamo ayaa kala jirta. Markaan waa markii aan aniga habaartami jiray. Waa hadii ay run tahay waxa meesha lagu soo qoray. Duco waxaa u baahan kuwii dambiga laga galay. Habaar iyo inkaarba ma lagu deg dego, siiba xaal like this. Waxa la sheegay waxba kama ogin, waxa kaliya warkaas ku qoran lee, marka ha deg degin, dadkaas, siiba gabdhahaas, reero ka dhasheen, walalahoodana inay intaba ku jiraan laga yaabaa. Marka wixii sahlan oo xaqa ku jiro ugu ducee inay soo baxaan. Runtaa waaye sbxow, wax kaloo la sheego malahan.
  3. Cawaale

    My Tribe

    MMA, guudka weyn aku sirmin. Safka dambe dhinaca midig, ninka labaad waa ku jurta abaa, sidoo kale safka hore ninka dhexda ku jiro usine dhexd ee ka taallaa, Odayga usiga nin ween waaye aa la dhahaa maahinoo. Illaa 20'ska aa lees soo heestay sxb, bidaar aala dhahaa waqti ma taqaano, laakin waxee ku fiicnatahay iid xanuun ma leh nooh, NG weydii
  4. Mar dhexdaas ah, laab todobad ka hor maqaal sidan oo akle ah aa lasoo qoray isna sidaan oo kale waxaa ku jirtay gabar da' yar oo eedeymo aad u badan loo so jeediyay. Eed lee maa la wadaa hee, dadkaan waa ku deeyeen abaa.
  5. The people charged are: Abdifitah Jama Adan, 28; Abdullahi **** Afyare, 19; Ahmad Abnulnasir Ahmad, 23; Yahya Jamal Ahmed, 23; Abdikarim Osman Ali, 22; Musse Ahmed Ali, 23; Hassan Ahmed Dahir, 21; Fadumo Mohamed Farah, 25; Idris Ibrahim Fahra, 22; Yasin Ahmed Farah, 19; Abdullahi Hashi, 24; Fatah Haji Hashi, 23; Abdirahman Abdirazak Hersi, 20; Muhiyadin Hassan Hussein, 22; Dahir Nor Ibrahim, 38; Abdifatah Bashir Jama, 23; Andrew Kayachith, 20; Abdigadir Ahmed Khalif, 24; Bashir Yasin Mohamud, 26; Mustafa Ahmed Mohamed, 22; Fuad Faisal Nur, 24; Abdifatah Sharif Omar, 25; Liban Sharif Omar, 21; Mohamed Sharif Omar, 26; Hamdi Ali Osman, 22; Haji Osman Salad, 20; Bibi Ahmed Said, 19; Ahmed Aweys Sheik, 24; Yassin Abdirahman Yusuf, 21.
  6. One intention of the gangs is "to identify, recruit and obtain females who are under the age of 14 years and under the age of 18 years, to participate in commercial sex acts in exchange for money and other items," the indictment said. They "use various methods ... including abuse, threats, force and coercion." Very disturbing wallahi. America wax lagu arag.
  7. Odayga khilaaf ayaa jiro uu leeyahay, warka korena gebi ahaanba wuu beeniyay. Cadaadis, qabylaad iyo musuqmaasuq ayuu ka sheegtay. Waa wareysi xiiso leh. Wareysi Aanu La Yeelanay Wariyaha Caanka Ah Cali Xarare oo Ka Tegey Shaqadii Idaacada VOA Kadib Markii Khilaaf Xoogan Soo Kalla Dhex Galay Isaga & Mas,uulka Idaacada Yabarow uu Sheegay Inuu Qabyaalad Ku Sameeyey Halkan Waxaanu Idiinku Soo Gudbinaynaa Wareysi Aanu La Yeelanay Wariyaha Weyn Ee Caanka Ah Mr: Cali Cabdi Xarare oo Ka Tegey Idaacadii VOA da Ee uu Ka Shaqeynayey Kadib Markii uu Khilaaf Xoogan Soo Kalla Dhex Galay Isaga & Mas,uulka Idaacada Ee Mr; Cabdiraxmaan Yabarow oo uu Sheegay Inuu Kulla Dhaqmay Qabyaalad, Wareysiga Waxaa La Yeeshay Weriye Barkhad Cabdillaahi Maxamed oo Ku Sugan Studiyaha oodweynenews Dhageyso
  8. Sayid, adiga ereygaas may kaaga dheganatahy hadda? Macalin dhaba inaad ahaato Meesha ka marnee walaalow Maanku mawlaba ha dhawaaqee Murtida meesheeda fiican Maamuudka iyo Muunadeeda Milagahaan kaala dardaarmi. Now is daji ninyow, hana dhaamin
  9. Originally posted by NGONGE: ^^ So kumaan odhan waa baxar dhan? Guryaha hadhay. Orodo gurigaaga gudi ka sameeso intaano Siilaanyo mid kuu sameen.
  10. So it wasn't s terrorist attack. Either ways Kheyr Inshaa Allaah.
  11. Originally posted by Agent -12345: LOL @ this 'noble savage' pornography, wake the F. up, Old Somalis had magnificent ancient metropolises with multi-storey houses, had fortresses and castles, had the sail, had the compass, had gunpowder, had disciplined armies, had culture, had literature, had religion, had art, had a nomadic lifestyle, had a sedentary lifestyle, had a coastal lifestyle, had relations across seven seas. You reduce all of this to a clan warrior or a lackey and ask me which one am I?, when I could be a poet, a scholar, a merchant, a soldier, a artisan, a mason, a writer, a nomad, a farmer, a priest, a sailor, a Sultan. Bravo Adam. To Sayidka:- Shirib la la soo shirtago shiin baa iigu adag e Shaacirna isma moodin oo waan sheekeyn un e Rag waxuu shuhuud ka yahay waa in uu sheegaa e Aniguna maanta shibanaanta qaadan kari waayay The man has point sxb, a valid point waliba.
  12. Yaa Ahlan. Macalin, waa waa lagu Salaamay. SOL's soul idinkuna waa salaamantihiin
  13. Originally posted by Qandalawi: This is some clever idea and an opportunity presented to the Somalis who want to do some 'bug-dhoof' to reach destinations such as Toronto, London etc.. Create masks I am working on it sir. Looks like i am gonna make a fortune our those silicon heads I am thinking of NG's face now, but i am afraid i won't be able to shape up too much wrinkles
  14. ^Naagta sanadka kulahaa. Congrats to Dr. Xaawo, Dr. Aamina and Dr. Deeqo.
  15. Congrats to the Brother. Originally posted by Jacaylbaro: Congrats to Duke's cousin ,,,
  16. Cawaale

    My Tribe

    loll@ your profession. anaa kuu shegegi. Uruurinta sawirada qaraabada..
  17. Cawaale

    My Tribe

    Nina, ma naga dhaaftidoo Salaad gabayre iyo dadkaan kore wax maka dhaxeeyee
  18. Dadka Soomaaliyeed Maxay ka dhaheen gabdhihii ay Shabaab ku dileen Beledweyne? Jaaliyadaha Soomaaliyeed eek u noool dalka dibaddiisa ayaa si aad ah u cambaareynaya dilkii ay maleeshiyaadka Shabaab u geysteen gabdho Soomaaliyeed oo da’ yar magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Wixii ka dambeeyay maalintii arbacada ee uu falkaasi ka dhacay meel fagaare ah oo ku taalla Beledweyne waxaa si isdaba jog ah xafiiska warqabadka ee radio Muqdisho ugu soo dhacaya Fariimo ka imaaneysa qaar ka mid ah dhegeystayaasha iyo aqristayaasha radio Muqdisho oo kala jooga meelo badan oo caalamka ah. Akhriste jooga magaalada London ee dalka England ayaa soo qoray “ugu horreyn waxaan idinkaga mahadcelinayaa howsha qaaliga ah ee aad u haysaan shacabkiina dhbaateysan. waxan rabay inaan fikirkeyga ka dhiibto dilkii foosha xumaa ee loo geeystay labadii gabdhood ee xaqdarada loogu dilay Baladweyne, Wlh inaaysan kuwaasu diinta islaamka matalin, waa danbiilayaal waxaad kaloo ogaataan dadkii ay magaca diinta awal ku qaldi jireen in maanta ay fahmeen dhagartooda. waxaa imaan doonta maalin la ugaarsan doono oo meel ay ku dhuuntaan ay waayi doonaan, adinka hasugi weynina sababtoo ah allah raali kama ahan in adoomadiisa mid leysku qarxiyo, midna lugaha iyo gacmaha laga gooyo midna jaajuus baa tahay inta la yiraah la toogto. waxan tacsi u dirayaa qaraabada gabdhaas Allah ayaan uga rajayn inuu janadiisii ku marti qaado ileen gacan ka xaq daran ayaa dishee” sidoo kale Dhegeyte nagala soo xiriiray dalka Koofur Afrika ayaa hadalkiisa ku bilaabay “magacega wa Abdikarim Geedi kuna nool dalka South Africa, haddaan ka dhiibto fikirkega dilka gabdhahasi ad ayan ugu naxay markan maqlay gabdho yar ayaa lagu togtay fagaro, waxan kaloo la yaabay qofka la dilayo aan lahen qareen u dooda ama qofka afkisa lagama maqlin inuu galay danbiga iyaga ayaa dhaho wa qirtay wana qeyb ka mid ah dhibaatoiyinka ka socdo dalkeena Alle hanaga saaro dhibka Alle hanoogu badalo Nabad warta, mahadsanidin Radio Muqdisho” Akhriste kale oo jooga dalka Switzerland ayaa soo qoray sidatan “Magaceyga Waa Mohamed Ibrahim Alcadaala Jooga Switzerland, Marka Hore Shaqalaha Radio Muqdisho Waa nafhurayaal Gudanayo Shaqada Qaranka Allaha U naxariisto Labada gabdhood Waxeyna Ku dhimteen Gacan Ka qaldan Alshabab waa laga filayay waxan iyo waxa ay suubi doon umad walba oo jiifatana waa sida sugeyso saan, Alshabab diin kuma dhaqmaan diintana waa la ogyahay meesha ay ka jogaan marka wixi ay u arkaan in bulshada ay ku qalqaleyso wey suubinayan waliba waxey kolo suubi doonan walidiinta diido mustaqbalka ilmaha dagalka loo wadayo in ay dili doonaan waliba meel banaan ah si looga cabsoodo somalaay jiifka ka kaca oo iska celiya kuwa weerarka inku ah Allahu akbar” Sidoo kale Dhegeystayaal badan ayaa qadka taleefanka kula soo xiriiray Radio Muqdisho ayagoo muujiyay sida ay uga xun yihiin dhibaatadii ka dhacday Beledweyne. Marka laga soot ago wararka Idaacadda, Radio Muqdisho wuxuu dhacdada Beledweyne ka sameeyay 2 barnaamij oo ay ka qeyb galeen Culumo magic ku leh dalka, Aqoon yahanno Soomaaliyeed iyo dadweyne kala jooga gudaha iyo dibadda dalka. Source
  19. Thank Showqi, Cimrigaa dheeraaday qof ashahaado la dhahaayo kadibna la dilaayo uu ku tusaaa! Captain, Grow up man. Grow the hell up from this US vs TEHM madness.
  20. showqi, I witnessed an execution of a person, when I was as young as 1 3 years old and trust me that something you will never forget. Mad-man, To answer your question, this is not news anymore. AS does it when ever they want to shut somebody up. But you can always google it, BTW VOA-Somali has it on their front page. Laakin mid aan ku weydiyo. what does Somaliland has to do with this? Alxanka iska fuji ninyow!
  21. Goobta falka toogasha ay ka dhacday ayaa waxaa isugu soo baxay boqolaal dadwayna ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Baladweyne kuwaasi Maamulka ku amray inay u soo daawasho tagaan falka toogashada ah oo ay ku fuliyeen labadaasi dumar. One of the women who saw the execution today collapsed and lost consciousness after she saw the cruel way the girls were shot," Da'ud Ahmed said.
  22. Somali Islamists al-Shabab 'execute two young women' They were shot dead by firing squad in a square in the central city of Beledweyne. The pair, who were aged 15 and 18, were sentenced to death on Wednesday after being accused of spying, AP reports. Somalia has had no functioning government since 1991. The al-Qaeda-linked group al-Shabab and its allies control much of the country's south. The two young women were named by AP as 18-year-old Ayan Mohamed Jama, and Huriyo Ibrahim, 15. Al-Shabab militiamen walked through the town's streets, telling residents about the executions by loudspeaker and ordering everyone to attend, reports the agency. The militia group's regional commander, Sheikh Yusuf Ali Ugas, said the two had been found guilty of spying and being what he described as "enemies of Islam". But a woman who saw the execution, Sadia Osman, said one of the young women had said she was innocent of the charges, AP reports. One eyewitness described how people in the crowd were shocked by the sight of the killings. "One of the women who saw the execution today collapsed and lost consciousness after she saw the cruel way the girls were shot," Da'ud Ahmed said. Somalia's UN-backed government authority only controls parts of Mogadishu and a few other areas, although it has been gaining ground from al-Shabab in recent weeks. Xigasho
  23. Shabaab oo toogtay labo Haween oo ay sheegeen inay basaas u ahaayeen DKMG. Baladweyne: (Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa ay toogteen labo Haween oo ay sheegeen inay u basaas u ahaayeen ciidamada dowaldda KMG Soomaaliya. Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in galabta ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab meel fagaaro oo ku taala Xarunta Maamula gobolka magaalada Baladweyne ay ku tuugteen laba Haween ah. Labadani qof ee dumarka ah oo ay tuugteen ciidamada Maamulka Xarakada Al Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ku eedeeyeen Maamulka gobolkaasi in ay u basaasayeen dowladda KMG Soomaaliya. Goobta falka toogasha ay ka dhacday ayaa waxaa isugu soo baxay boqolaal dadwayna ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Baladweyne kuwaasi Maamulka ku amray inay u soo daawasho tagaan falka toogashada ah oo ay ku fuliyeen labadaasi dumar. Labadaani Haween oo ay galabta toogteen ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa la sheegay in horey ciidamada ay ugu soo qabteen deegaanka Buurta Qowleed halkaasi oo dhawaan dagaal xooga uu ku dhexmaray ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab iyo kuwa dowaldda. Hase ahatee goobta dilkaasi uu ka dhacay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Hiiraan kuwaasi oo xili ay goobta ka hadlayeen ugu digeen dadka gobolka Hiiraan ku dhaqan inay ku kacaan falka maanta lagu dilay labadaasi Haween.