Sophist

Nomads
  • Content Count

    2,095
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sophist

  1. 10 out 12 is good enough for anyone! Laakiin Garaadadu beryahan danbe shimbirayahow heesa ayey wadaan! S
  2. Bed ridden as a result of food poisoning and expected to give a lecture on Public law at the local University. Oh well, come what may. PS: JB, I am on my way next week insha Allah. This time the Martisoor has be to lavish! S
  3. SSC waa puntland stateyo ka mid ah; ninkii diidoow waa yeelkaa. Anigu Garowe ayaan jooga maanta (by the way, this is not a town owned by one subclan) xaqiiiqaadka ka jirana si fiican ayaan uga warhayaa- qaar anigaaba wax ka abuura!. Marka Khusuusi ow laa Khusuusi, wadanku waa Puntland Soolna Puntland ayey ka maqan tahay oo reer gaar ah kama maqna. S
  4. Xiinoow, runtii ninku nin sahlan ma aha. Anigu waxaan is lahaa siyaasad ayaad maantoo idil kawada hadleysaan, laakiin caano geel oo la keriyey ayuu iga dhargiyey!. Anigu waxaan u sheegey inay ku haboobaan laheyd inuu furto tourism agency. Oodweyne waxaad ka heleysaa meesha layiraahdo Wembley, in London. S
  5. Macala, Aden brought up in Xamar Cadeey/London. S
  6. Waxaa hubaal ah in dad badan oo halkaan wax ku qora oo lagu yaqaano xifaalo iney runtii ka duwan yihiin shaqsiyada ka muuqata shaashada. Waxaan is lahaa markaad la kulanto JB waxaad ku mashquuli doontaa inaad ka doodaan siyaasada guracan ee uu ee mininsan yahay, laakiin arinku sidaas ma uusan noqon. Waxaan ku kulanney hotelka layiraahdo Maansoor oo ahaa meeshii uu degaan kayku ahaa. Runtii waji furan oo rayn-rayni ku jirtu ayuu igu soo dhaweeyey. Intaan wada joogney marnaba siyaasad ka ma aanu wada hadal. Wuxuu ahaa martisoore wanaagsan oo dhaqankii Soomalida layu yiqiin uu biyo dhigey. Inkastoo wakhtigu aad iigu yaraa oo aan Garowe usoo socdey shaqo awgeed, hadana JB wuxuu magaalada si doora iigu xiiso geliyey si aan qoraal lagu soo koobi karin. Magaalada Hargeysa insha Allaah waan kusoo noqon doonaa. S PS: Waryaa JB tour guide agency furo ninyahow; SOL memberis kaliya ayaadba ka dhergeysaa
  7. I am being facetious! Waryaa JB, see you tomorrow. I will be at Mansoor insha Allah. S
  8. Do you know who wrote the report? The Somali Monitoring Group headed by none other than a friend of Puntland; Mat Brayden
  9. Good morning from Garowe, Waa maalin dadka qaarkii ey careysan yihiin, qaar kalena damaashaad ey ku jiraan. Sophist
  10. Mabruuk my younger brother, I am profoundly happy for you. Welcome to the family. S PS: I am pissed off that I am not in London. NinBrown, pass my "Barakalahu laka Wabaraka Calayka wa Jamaca beynakumaa Kheyr" message.
  11. Libaax, drop me his digits if he is in Nairobi. I am back in Nairobi, should be going back to ceelkii nugaal ahaa next week insha Allah. S
  12. Hi Trollers, Jacaylbaro, how are you? Are you in Hargeisa on the 22nd? If yes, then we shall have tea! Mise marti gelinta kuma aad fiicnid ina abtoow? S
  13. Qusuusi is a Darwish term. At the time of the liberation of the Somali peninsula, the Dervish high command (the close adviser of the Sayid) were named Qusuusi.
  14. Hi All, I am in Somalia and every day is glorious!
  15. Dalmar, Please dont tell me what SSC people want. I have sat with all most all the Isims from this part of Puntland- yes this part of Puntland. I also had a long but fruitful discussion with Garad Jama who to most seems to be against Puntland but ISNT! Garad Jama has some concerns and hopefully those will be addressed by his colleagues. In Garowe, the educated, the officers and the business people from LA are in numerous in number. All the Isims apart from Garad Jama were here (including Garad Abdulahi Garad Sofe Duran) thus they see their fate with Puntland so as the majority of the people. Now that does not mean people are terribly happy with what is happening on the ground (what Ina Qowdhan and the vice president et al are disgraceful) but it can be corrected and it will be corrected Insha Allah. Las-Anod issue Let us wait and see what comes out of the meeting. I shall be going there as an observer tomorrow insha Allah. Sophist
  16. Che, the weekly meeting was somewhat heated this morning. Farax Dhalac (Min of planning and International Cooperation) has shown his muscle. Things are hotting up though I must warn my friends that it might come to nothing Sophist
  17. Xiinoow, the shir will begin tomorrow as Garad Saleebaan will be going there tomorrow. As you know I am Garowe and I had the pleasure of sitting with Garad Saleebaan last night. The man was full of exuberance and his confidence astonished me. I just hope the young Garad Jama will let Xaglatoosiye fall of his back Sophist
  18. Xndufoow qaraxa Laaska ka dhacayna bal nooga soo waran.
  19. Xndufoow qaraxa Laaska ka dhacayna bal nooga soo waran.
  20. Xndufoow qaraxa Laaska ka dhacayna bal nooga soo waran.
  21. Good Morning folks, Sophist reporting from Garowe. This conference is NO MORE! that is for the time being. When there is something interesting comes up I will let you know. Sophist PS: Xaaji Xundufoow warkaagu si fiican ayuu iigalay maandhoow.
  22. Good Morning folks, Sophist reporting from Garowe. This conference is NO MORE! that is for the time being. When there is something interesting comes up I will let you know. Sophist PS: Xaaji Xundufoow warkaagu si fiican ayuu iigalay maandhoow.