Qudhac

Nomads
  • Content Count

    1,751
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qudhac

  1. Originally posted by xiinfaniin: qudhac, i thought as much initially but reading Sacad Ducaale's comment on the other post, it appears the snm folks are quite jubilant on what transpired in Buuhoodle today. and did you come to that thoughtfull conclusion about the thinking ways of what you call snm folks by just reading sacad duale post??? you must see another dimension in the ink. anyways what if i was to tell you all the peole who attached buhoodle were somali, what if i was to say majority of them were from the OG tr1be.
  2. xiin its been confirmed most soldeirs are actually Higjiga boys reerka tolka maxaad ula hadli weydeen
  3. ^^^^ when did ethopia ever needed permision from anyone to come to buhoodle as its on the border they used to come there several times a year for decades. what the fighting about today is anyone guess. to to get those who where so happy to see mugdisho destroyed by tigre lot and are shedding tears is quite amusing.
  4. xiin surely you knew once lasanod was in the bag somaliland would move on to the towns on the borders its not something new is it.
  5. Originally posted by Mr. Somalia: ^ Well said. wallaalaha reer buuhoodle waxan ugu baaqayaa inay iska difaacaan ethiopianka iyo habraha soo watay. Faroolena, haduuna arintaan wax ka qaban, meeshay maraan ayuu asagana mari doonaa! horta ma la hubaa inaanay pirateland wadan ethopianka, we all know pirateland has no love for SSC boys. DUKE its too bad you didnt feel the same when ethopian tanks and fighter jets were flatenning the capital of somalia nopt too long ago
  6. The baffoon that is fat sharmaake must the most politically innept person. but then again it does take genius to be prime minister of two street government
  7. duke defeated boy, i see since your fat boy the political baffoon sharmake was once again politicaly raped in mugdisho you have given up your pirateland seat of deputy of two streets muqdisho. and now the defeated lot are campaining for riyaale.... wat a joke. hahaha
  8. LAASCAANOOD Badhasaabka Gobolka sool oo tahniyad udiray Dadwaynaha Reer Sool munaasibadi 18 may Badhasaabka gobolka Sool Faarax Askar Xuseen ayaa isagoo ku hadlaya afka shacabwaynaha reer sool waxaa uu hambalyo u dirayaa guud ahaan shacabka reer somaliland gaar ahaan gobolka sool munaasibada sanad-guurada 19aad ee ka soo wareegtay lasoo noqoshadii madax-banaanida Jamhuuriyada Somaliland awgeed. Gudoomiyaha gobolka Sool Faarax Askar Xuseen ayaa waxaa uu yiri '' shacabka reer somaliland gaar ahaan gobolka sool oo meel kasto ay aduunyada ka kala joogaan waxaan u soo diirayaa hambalyo iyo tahniyad. Waxaanu leeyahay ku wada ciidda caafimaad san iyo nabadgalyo, waxaanan Illahay innooga baryayaa dhamaanteen in Illaahay caafimaadqab iyo guul inagu gaadhsiiyo sanadka sanadkiisa”. Sanad-guuradan oo ah tii sagaal iyo tobnaad ee kasoo wareegta lasoo noqoshadii madax-banaanida Jamhuuriyada Somaliland oo maanta dunida horumartay oo dhami il gaara ku eegayaa iyagoo u qaadan la,a nabadgalyada iyo dimuqraaiyada biyo dhigtay iyo deegaanada dabku ka shidmayo ee ku hareeraysan. WWW.HOLHOL.NET
  9. Originally posted by Xaji_Xunjuf: ilahoow hanaga dhigin ummad wasiir kaliya uu xiidhan. OOOOOOOUUUUUUUUUUUCH this reminds of the time even siad bare was asked about these makhiris and he said: "Waa 30 dof oo la yaqaano." so maybe one minister is enough for them, but hey we have nothing againts Rat tooth.
  10. Originally posted by Oodweyne: All things considered, and on second thought, I think, long may be the "days" , in which Somaliland's UCID party does what is doing right now, indeed... sxb oodweyne maxaa laguu sheegay, wanna share that intellegence.
  11. " Dhanka kale wuxuu canbaareeyey Gudoomiyuhu ciidamo Ethiopian ah oo soogalay qeybo kamid ah gobolka Cayn ee Puntland wuxuuna sheegey in ay taageerayaan kuwa Maamulka Soomaaliland isla markaasna ay xir-xireen qaarkamid ah Baabuurta shacabka Buuhoodle,waxaana uu xiritaanka baabuurtan ku tilmaamay khalad ay ethiopia Puntland ka gashay. " pirateland admin cid kale ku caayaysa ethopian waaba qosol.
  12. they reconised kosovo the other side of the world but they dont recognise somaliland lool talk about hypocrite.
  13. Originally posted by Jacaylbaro: Yaa yidhi UDUB baa ka dambaysay ??? ,,, or u just assuming ? how about read the paragraph you posted again bit carefulyy and it will tell you cida ka dambaysay... we all know UDUB have no face to face the people so they resort to what they did in ceerigabo and here as well, lets hope they dont try and stall the whole process as usuall Dhinaca kale waxaa isla maanta magaalada gudaheeda laga dareemayay dhaliyarada iyo taageerayaasha xisbigu UDUB oo samaynaya banaanbax ay ku muujinayaan taageeradooda, iyagoo socod iyo gaadiid ku soo maray dariiqyada kala duwan magaalada,waxayna markii danbe shir jaraa,id ugu qabteen meel fagaare ah ,arimahan ayaa ku soo beegmaya xili uu saaka soo galay magaalada wafti uu hogaaminayo Dr. maxamed Cabdi Gaboosi, waxaana halkaasi kula hadlay gudoomiyaha xisbiga UDUB ee gobolka sool Cabdi Cabdilaahi Liibaan, isagoo sheegay in xisbiga kulmiye uu ka masuul yahay mudaharaado ishuwan oo saaka ka dhacay magaalada
  14. MM HADHGAYSA?? HAHAHAHAHAHAHA waad iga qolisay, inyar baad is yara fashilisay laakin honest we have tried to teach our brethens from south how to prononce somali words properly, but they never seems to be able to understand it.
  15. ^^^^hehehehe somalis and their fake titles, sxb he was taxi driver and has never achievd nothing more in his career... anyway yo look at it he has never past that title.
  16. pride of puntland is former taxi driver hehehehe it shows ambition.
  17. Weftiga Dr. Gaboose muxuu kala kulmay socdaalkiisa gobolka Sool? “Waxa la ii sheegay in carruur yaryar oo aanan tiradooda garanayn, laga soo abaabulay meel aan…” Dr. Maxamed Cabdi Gaboose…..WARAYSI GAAR AH Laascaanood 13, May 2010 (Ogaal)- Madaxa ololaha doorashada Madaxtooyada xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE u qaabilsan gobollada Bariga Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo wefti uu hogaaminayo oo todobaadkii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Ceerigaabo, ayaa shalay gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dr. Gaboose oo uu xogwaran kooban la yeeshay Wargeyska Ogaal, waxa uu yasay dibad-bax aan ujeedadiisu caddayn oo taageerayaasha xisbiga UDUB shalay ka sameeyeen Laascaanood, intii ay socotay soo dhawaynta weftiga uu hogaaminayo ee gaadhay gobolkaas. “Saaka (shalay subax) ayaanu ka baxnay Oog oo aanu xalay seexanay, Laascaanood-na waxaanu nimi ilaa 11 barqonimo. Waxa naloo soo dhaweeyay si aad u qorshaysan, dhulku waa barwaaqo, Biyo ayaa meel walba yaalay, nabadgalyo buuxda ayaana ka muuqatay magaalada. Markii aanu nim, waxa nalagu wareejiyay magaalada, ka dibna waxa lana keenay huteelka la yidhaahdo Al-Xamdi, dadkii nasoo dhaweeyey ayaanu kula hadalnay Huteelka daaradiisa, waananu u mahad celinay, ka dibna waxaanu galnay hawshayadii maamul dhisida dhinaca ololaha, taasoo hadda meel fiican maraysa oo noo gebagabawday,” ayuu yidhi guddoomiyuhu. Mar la waydiiyay waxa ka jira dibad-bax la sheegay in taageerayaasha xisbiga UDUB ka dhigeen Laascaanood, intii ay socotay soo dhawaynta weftigiisa gaadhay halkaas, waxa uu sheegay in dhalinyaro aanu tiradooda sheegin oo sida uu xusay la soo abaabulay ay isu-soo-bax sameeyeen. “Mushkiladu waxa weeyaan shan ama toban carruur ah baa meel isku urursanaya oo meeshaanu maraynay aan ahayn, ka dibna waxa la odhanayaa mudaharaad baa magaaladii ka dhacay. Anagu gawaadhidayada wax shiid ah maanu arag, wax wax ku tuura maanu arag, wax dhibaato noo gaysta maanu arag, wax wadada intuu noo istaagay nagu oriya maanu arag. Laakiin, waxa la ii sheegayay in carruur yar yar tiradoodu intay ahayd ma garanayee, markii aanu soo dhamaysanay iyo ka hor inay ahayd magaranayo in meeshii aanu joognay meel aan ahayn laga soo abuulay oo ay cidi ka soo abaabushay, maaha markaa meeshii aanu ka hadlaynay,” ayuu raaciyay. Mar la sii waydiiyay waxay dhalinyaradaasi sameeyeen, waxa uu ku jawaabay; “Wallaahi, waxay sameeyeen ma jiro, haba yaraatee daaqad bay jabiyeen, guryey jabiyeen, waxaasay jabiyeen midna anigu ma maqal, waxaan maqlay oo keliya inay ahaayeen carruur yaryar. Laakiin, anigu ma maqal cid bay wax gaadhay.” KULMIYE muxuu ka yidhi UN-ka muddo dheer ka dib booqday Laascaanood? “Dhalinyarada calanka UDUB sitay markay naga noqdeen, waxay u tageen kuwo Somaliland-ba diidan oo…” Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee golaha Wakiillada…WARAYSI GAAR AH Hargeysa 13, May 2010 (Ogaal)- Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in dhalinyaro la soo abaabulay oo calanka xisbiga UDUB sitaa hortageen hotel uu Laascaanood ka degay wefti KULMIYE ah oo shalay gaadhay gobolka Sool. Guddoomiye kuxigeenka oo maalmihii u dambeeyay magaalada Laascaanood u joogay soo dhawaynta wefti uu horkacayo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo muddooyinkii u dambeeyay socdaal ku marayay gobollada Bari qaarkood, waxa uu sheegay inay si nabadgelyo ah magaaladaa kaga soo laabteen wefti ka socday hay’adda Qaramada Midoobay, kuwaasoo socdaalkoodu la xidhiidhay qiimaynta dhinaca amaanka gobolka Sool. Baashe Maxamed Faarax oo xalay khadka Telefoonka ugu waramay Wargeyska Ogaal, waxa uu sheegay in socdaalka madaxdaa Qaramada Midoobay tahay markii ugu horaysay ee ay tagaan Laascaanood, ka dib muddo sagaal iyo toban sannadood ah, wuxuuna waraysigaasi u dhacay sidan; S: Guddoomiye, maxaa ka jira in taageerayaasha UDUB isu-soo-bax ka sameeyeen Laascaanood, intii aad wadeen soo dhawaynta guddoomiyaha ololaha iyo weftigiisa? J: Wax alla wax dhacay ma jiraan, waxaan toban wiil ka badnayn baa markii la kala tegay ee khudbadihii noo dhamaadeen, anagoo Huteelka fadhina ayay banaanka huteelka hortiisa yimaadeen, iyagoo sita dhawr calan oo xisbiga UDUB u soo dhiibay, wax macno leh oo la sheegana may ahayn, wax dhacayna ma jiraan. Laakiin, waxa la ii sheegay markii ay noqdeen, markaa waxa nala joogay wefti UN-ka ah, iyagana markii hore waanu u sheegnay oo waxaanu ku nidhi inaga waxeenu dhibaato malaha ee weftigaa jooga UDUB-beey ha carqaladaynina oo ha rabshadaynina, markaa wax macno leh oo aanu aragnay ma jiro. S: Markaa dadkaa aad sheegtay inay dhalinyaro huteelka aad degen tihiin hor ymi maxay sameeyeen ama ku dhawaaqayeen? J: Kama war hayno, laakiin malaha waxay muujinayeen inay yidhaahdaan UDUB baa ku mudaharaaday oo waxay maqleen Ceerigaabo ayaa rabshad laga sameeyey. S: Guddoomiye, isu-soo baxaa sidaad sheegtay kooban ee UDUB ka dhigtay magaalada, siday wararku sheegayaan waxa garab socday mudaharaad kale oo lagaga soo horjeedo Somaliland, markaa taas maxaad kala socotaa? J: Waxa lanagu yidhi ‘markii yaryarku halkan ka tageen ee ay suuqa tageen waxay u tageen niman kale oo dhalinyaro ah oo sheeganaya inay yihiin Darwiishland, markaa kuwiibaa ku yidhi KULMIYE ayaa idin dhaama, markaa laba wiil baa is dilay baa la yidhi. S: Maxay isku dhufteen, siday isu waxyeeleeyeen? J: Mid baa dhagax lagu dhuftay baa la igu yidhi, markaa waxay ku yidhaahdeen ‘UDUB ha dhacdo,’ markaa iyagu Somaliland-ba way diidanaayeen. S: Hadda xaaladda magaaladu way degen tahay miyaa? J: Haa, sida kale magaaladu way degen tahay. Waxa shalay noo yimi UN-kii oo aanay cidi ka maqnayn sida; UNICEF, OCHA, UNDP iyo WFP madaxdoodii dhinaca amniga oo doonaya inay eegaan nabadgalyada Laascaanood siday tahay, si wanaagsan bayna noogu dhamaatay, galabta (gelinkii dambe) afartiina way naga soo ambabaxeen, magaalada degaanaanshaheedana waxaad ka garan kartaa 20-sano waa markii ugu horeysay oo dad Cadaan ahi (ajaanib) yimaadaan. Markaa si wanaagsan oo nabadgalyo ah ayay u soo baxeen, iyagoo raali ah oo fikrad fiican ka qaatayna way naga laabteen. S: Markaa ma wax bay qiimaynayeen oo mashaariic ay bixiyeen bay dabagalayeen, mise qiimayn kale ayay wadeen? J: Waad ogaydoo, UN-ka waa loo diiday inay yimaadaan Laascaanood, markaa UNICEF iyo qolooyin kale ayaa waxay fasax ka soo qaateen Nairobi, waxa lagu taga oo nabadgalyada soo indha indheeya. Markaa waxay u yimaadeen inay nabadgalyada Laascaanood indha-indheeyaan, bal waxan la sheegayaa inay jiraan iyo in kale, iyagoo nabad qaba waxay mareen xafiisyada gobolka iyo Cusbataalka. Maanta: Bilowga qaybinta Kaadhadhka cusub iyo tirada goobaha laga qaadanayo Hargeysa 13, May 2010 (Ogaal)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in guud ahaan ay maanta dalka si rasmi ah uga bilaabmi doonto qaybinta kaadhadhka cusub ee diiwaangelinta Codbixiyeyaasha doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan. Guddoomiyaha Komishanka Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise-Xamari) oo shalay warbaahinta qaarkood la hadlay, waxa uu sheegay in qof kasta oo muwaadin ahi kaadhka codbixinta iyo ka Jinsiyada ka heli doono goobta uu markii hore iska diiwaangeliyay. “Hawsha diiwaangelinta ee codbixiyayaasha doorashada Madaxtooyadu waxa y inoo bilaabmayaa maalinta beri ah (maanta) haddii uu Ilaahay yidhaahdo, waxaanan filaynaa in goob kasta oo ay hore uga dhacday diiwaangelintu inay kooxi joogto,” ayuu yidhi. Mr. Xamari waxa uu faahfaahin ka bixiyay tirada goobaha dalka ee kaadhadhka cusub lagu qaybin doono. “Waxaanay ka dhici doontaa diiwaangelintu goobo ay tiradoodu gaadhayso 1131 goobood, waxaana goob kasta laga wadayaa todoba cisho, waxaana halkaas lagu qaadan doonnaa kaadhadhka cusub ee lagu bedelanayo kaadhadhkii hore ee diiwangelinta Cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland,” ayuu yidhi. Wuxuuna intaa raaciyay, “Haddii ay dhacdo inay dadku u kala hayaamaan meelo kala fog, waxa dhacaysa inuu qof waliba heli doono kaadhkiisa oo uu iman doono degmada, haddii la waayana kaadhkiisa la tuuri maayee waa loo haynayaa, waxaanu qofku kaadhadhkiisa soo doonanayaa marka la helo fursad.” Guddoomiyaha Komishanku waxa uu tilmaamay sida loogu baahan yahay in qof kasta oo muwaadin ah oo hore isu diiwaangeliyay inuu hal kaadh qaato, si uu uga qaybgalo cod-bixinta doorashada Madaxtooyada. “Doorashada Madaxtooyada ee socota waxa gelaya oo keliya cidii qaadatay kaadhadhka cod-bixinta, kuwaasoo socon doona (qaybintoodu) 7 cisho iyo 10 cisho oo dheeraad ah….Qof waliba waxa uu keenayaa labadii kaadh ee ahaa kii aqoonsiga iyo kii cod-bixinta, hadii uu mid ka lumay ka kale waa la ogolyahay, kaadhkan aanu siinaynaana waa kaadh labadiiba ka kooban,” ayuu yidhi Ciise Yuusuf Maxamed. Ugu dambayn, waxa uu sheegay in Komishan ahaan ay saddexda xisbi siyaasadeed ee doorashada ka qaybgalaya u bandhigeen inay goobjoogayaal u diran karaan hawsha bedelista kaadhadhka. “Saddexda xisbiba waxaanu u sheegnay in haddii ay doonayaan ay muraaqibiin u soo dirtaan goobaha ay soo gudbiyaan liisaska magacyada dadka ay u soo dirsanayaan goobahaas, dadkaasina maaha kuwo fadhiyaya meesha, balse ay noqdaan kuwo wareegaya oo kolba la socda sida ay hawluhu u socdaan,” ayuu yidhi guddoomiyuhu. Xisbiga UCID oo ka hadlay qabsoomidda Doorashada iyo rejada Caalamka “Siyaasiyiinta imika Soomaaliya waanu la hadalnaa oo waxaanu ku nidhaahnaa…” Xisbiga UCID Borama, 13 May, 2010 (Ogaal)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in Beesha Caalamku aad indhaha ugu hayso Doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay bisha soo socota ka dhacdo Somaliland, waxaanu ka warbixiyay aragtidooda Soomaaliya iyo xaaladdeeda. Murashaxa Madaxweyne-xigeenka Xisbiga UCID Dr. Maxamed-Rashiid Sh. Xasan oo isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa ay hadda socdaal ku joogaan magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal, ayaa sheegay in Xisbigoodu uu xidhiidh la sameeyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliya, isla markaana ay kala hadlaan arrimo la xidhiidha Somaliland. Dr. Maxamed-Rashiid wuxuu sheegay in ay Siyaasiyiintaas kala hadlaan in nabadgelyada, Dimuqraadiyadda iyo xasilloonida Somaliland ay dani ugu jirto Soomaaliya. Dr. Maxamed-Rashiid waxa kale oo uu ka hadlay aragtida Beesha Caalamka ee Doorasho xor iyo xalaal ah oo Somalilad ka qabsoonta. “Horta waxaad ogaataan maanta Somaliland haddii doorashadaasi si xora oo xalaal ah oo nabadgalyo ah ku dhacdo, Somaliland waxay gashay marxalad cusub oo ay adduunyada kula macaamisho, waxa laga dhaxlay siyaasada Soomaaliya khibrad farabadan intaasoo shirar iyo intaasoo dawladood oo kala dambeeyey baa meesha jooga, laguma dhereriyo inta dadka macquulka ee adduunyada taariikhdeeda la socota ee la socota dhacdooyinka Somaliland, waxa la leeyahay labadaa ummadood siyaasiyan sidoodaa haku kala joogaan oo hawshooda haku wataan, kana sidiisa halagu dhaqaaleeyo oo aqoonsigooda halagu raadiyo.” Ayuu yidhi Murashaxa Madaxweyne-xigeenka UCID oo u waramay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA. Sidoo kale, mar uu ka hadlay xaaladda Soomaaliya, ayaa wuxuu yidhi, “Dhinaca kale anagu haddaanu nahay xisbiga UCID waxaanu rabnaa walaalahayaga Soomaaliya inaanu xidhiidh wanaagsan yeelano, inaanu la hadalno imikaba xidhiidhbaa naga dhexeeya oo waanu la hadalnaa ragga siyaasiyiinta oo waxaanu nidhaahnaa wixii Somaliland ka yimaada ee dimuqraadiyad ah ee nabadgalyo ahi waa danta Soomaaliya, waayo Soomaalidu waxna way kala leedahay waxna way wada leedahay, anagu haddaanu nahay xisbiga UCID oo aanu nimaadno halkaas (kursiga) waxaanu markiiba bilaabaynaa hawsha Soomaaliya siyaasadayada dibada Soomaaliya waa ka badh inaanu markiiba ku dhaqaaqno wixii aanu la qaban karayno inaanu la qabano, anagu xataa waxaanu u aragnaa in ictiraafka laftiisu ka yimaado Soomaaliya oo ay u arkaan Somaliland oo la ictiraafo dantii Soomaaliyeed ee la wada lahaa inay wax weyn kusoo kordhinayso.”
  18. ^^^ somaliland doesnt have parliamentarian government it has presidential system.
  19. CAMPAIN IN LAASCAANOOD UDUB THROWING STONES AGAIN!!!!
  20. finally the new voting cards are being given in all regions of somaliland this morning. Guddoomiyaha Komishanka Ciise Yuusuf Maxamed Hargeysa (Jam)- Qaybinta kaadhadhka cusub ee codaynta doorashada Madaxtooyada oo lagu beddelayo kuwii hore ee diiwaangelinta, ayaa si rasmi ah saaka 7:00 subaxnimo ka bilaabmi doonta dhammaan oo dhan. Beddelaada kaadhadhka oo ka dhacaysa in ka badan 1130 goobood oo ku kala yaala dalka, waxay socon doontaa muddo toddoba maalmood ah oo ay dheer yihiin 10 maalmood oo dheeraad ah, ayaa la filayaa in 7:00 subaxnimo ee saaka ay ka wada bilaabanto dhammaan goobihii hore diiwaangelintu uga dhacday ee dalku. Waxaana shalay ilaa xalay komishanku ku hawlanaa sidii ay u gaadhsiin lahaayeen goobihii u dambeeyey agabkii kaadhadhka cusub oo ku jira sanaaduuq iyo shaqaalaha ka hawlgala oo ay weheliyaan ciidamo boolis ah oo loogu talogalay inay ammaanka sugaan, iyadoo xubnaha Guddiga Doorashooyinku aanay ilaa xalay seexan ee ay heegan ugu jireen dhammaystirka in guul uu ku bilowdo qorshaha beddelaadda kaadhadhka cusub ee diiwaangelinta. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Eng. Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed (Xamari) oo xalay saqdii dhexe Wargeyska Jamhuuriya kula xidhiidhay khadka telefoonka isagoo ku hawlan shaqada maanta bilaabmaysa, ayaa sheegay in inta badan goobaha loogu talogalay in kaadhadhka laga bixiyo ee dalka oo dhan ay wada gaadheen agabkii iyo shaqaalihiiba, marka laga reebo dhawr meelood oo roobab yar xanibeen isu socodkii. “Dhammaan dalka oo dhan hawsha qaybinta kaadhadhka cusub berri [saanka] ayey ka bilaabmayaan, agabkii iyo shaqaalihiina badankooda goobaha laga bixinayo way gaadheen, marka laga reebo gobo kooban oo roobab xanibeen,” ayuu yidhi Eng. Xamari. Guddoomiyuhu waxa uu shacabka ugu baaqay inay kaadhadhka cusub ee doorashada loogu talogalay si nabadgelyo ah u qaataan, waxaannu yidhi; “Dadweynaha reer Somaliland waxaan ugu baaqayaa inay si wanaagsan oo nabadgelyo ah u qaataan kaadhadhka cusub ee doorashada.” Sidoo kale, Guddoomiyaha oo shalay warbaahinta uga waramay bilowga diiwaangelinta iyo siday uga hawlgalayaan, ayaa sheegay inay dhacayso goobo tiradoodu gaadhayso 1131 oo ah meelihii hore diiwaangelintu uga dhacday. Eng. Xamari waxa uu xusay in kaadhadhka la beddelayaa yihiin labadii kaadh ee hore dadweynuhu ugu qaateen diiwaangelintii codbixiyayaasha, “Qof waliba wuxuu keenayaa labadii kaadh kii aqoonsiga iyo kii codbixinta, hadii uu mid ka lumay ka kale waa la ogol yahay, kaadhkan aanu siinaynaana waa kaadh labadiiba ka kooban.” Md. Xamari waxa uu sheegay in qofka aan qaadan kaadhadhka cusub ee codbixintu aanu ka qaybgeli doonin doorashada, “Doorashada madaxtooyada ee socota waxa gelaya oo keliya cidii qaadatay kaadhadhka codbixinta, kuwaas oo socon doona 7 cisho iyo 10 cisho oo dheeraad ah.” Guddoomiyaha oo la waydiiyey waxa laga yeelayo dadka degaanada miyiga ee ka guuray goobihii markii hore ay iska diiwaangeliyeen, waxa uu ku jawaabay, “Haddii ay dhacdo in dadku ay u kala hayaamaan meelo kala fog waxa dhacaysa in uu qof waliba heli doono oo uu iman doono degmada, haddii la waayana kaadhkiisa la tuuri maayee waa loo haynayaa, waxaanu qofku kaadhadhkiisa soo doonanayaa marka la helo fursad.” Guddoomiyaha komishanka ayaa cadeeyay in xisbiyada ay u sheegen in ay keenaan muraaqibiintii u joogi lahayd goobaha diiwaangelinta “Saddexda xisbiba waxa aanu u sheegnay in haddii ay doonayaan in ay muraaqibiin u soo dirtan goobaha ay soo gudbiyaan liisaska magacyada dadka ay u soo dirsanayaan goobahaas, dadkaasina maaha kuwo fadhiyaya meesha’e ay noqdaan kuwo wareegaya oo kolba la socda sida ay hawluhu u socdaan,” ayuu yidhi guddoomiyaha komishanka doorashooyinku.”
  21. jacayb sxb UDUB ma sidanaa u dambaysay inay caruurta lacag siiyaan ay yidhaahdaan dadka shiida. its a desparate party that knows its going to lose badly, why dont they campain like the other parties, do they actually think this will make them any popular than they actually are, i say good ridance to rubish.
  22. dalmar you remind of me pirateland boys such as duke few years ago who used to spoil for fight with somaliland everyday, and somaliland was pateint with them for so long until we broke their back.... now you hear hush from them... now here you are jumping up and down screaming for war, i hope once you get what you looking for you will be contempt with the result. somaliland will not start anything we just wait for someone lakiin if you think you will not go down the road puntland went then you have another thing coming.
  23. kadar sxb i see since the qurbajoog war mongers are getting desprate since all their praying for war and destruction have come to nothing. and now its the same old crodile tears of arm chair war lords with calls of islaan baa la fuulay i know whats burning you sxb, its the fact that folks back home have decided to go with your enemy clan, and no one back home is listening your howling for destruction and war.
  24. this is the what the somaliland police who keep the peace and security actually do. here their weekly meeting talking about the stability and security of sool. Video of sool police force weekly meeting