
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Salaam Ibti .. and the rest. Talking about sleeping ,, i slept at 2am last night then woke up at 4am , then again slept and woke up at 5am ,,,,,, from there i'm still up. Wanted to register for the elections but at 5:30 the queue was too damn long ,,,,
-
He had no choice but to call his former rival aka Geedi to join him there ..... I hope he will not assassinate him ,, Nin daad qaaday xumbo cuskay ,,,, loooooool
-
Important Forum debates direction of Islamic jihad in Somalia
Jacaylbaro replied to Hassan6734's topic in Politics
Walee waa aduunyo gaddoon ,,,,,,,,, -
waxaa jira runtii dowlada waaweyn oo hadii ay arrinka ku sii socoto u ololeeynaayo in Somaliland aqoonsi buuxa la siiyo,way tahay taas waxayna qabaan in hadii koofurta u sii socoto ,la siiyo aqoonsi buuxa" ..... ma anaan garan inaanay wax kele ka hadlinayn odayga ,,, loooool
-
Nabad iyo Nuskiiloo ......... Adigu maxaad sheegtay ?
-
Wacan oo Wanaagsan ....
-
Proff Ismaaciil Mohamud Hurre buubaa oo ka mida golaha Baarlamaanka Federalka Somalia ayaa markii ugu horeysay rajo wanaagsan ka muujiyay in beesha Caalamka aqoonsi buuxa siiso Somaliland. Dhageyso Xildhibaan Buubaa oo Wareysi gaara siiyay Waagacusub Media waxaa la waydiiyay aragtida uu ka qabo doorashooyinka ka dhacaya Somaliland iyo Puntland? "Way wanaagsan yihiin ,goboladaas waa degan yihiin,Somaliland sida arrimaha u socdaan,waxaa jira runtii dowlada waaweyn oo hadii ay arrinka ku sii socoto u ololeeynaayo in Somaliland aqoonsi buuxa la siiyo,way tahay taas waxayna qabaan in hadii koofurta u sii socoto ,la siiyo aqoonsi buuxa" ayuu yiri Buubaa. Ismaaciil buubaa wuxuu sheegay in aqoonsi ay hesho ku dheganeyn Dowladda Federalka Somalia. "Somaliland inay aqoonsi hesho kuma dhegana Dowladda Federalka,waxaa waaye Mandaqada oo dhan,Caalamka ayey u taala,waana sida ay u dhaqanto Somaliland,hadii Somaliland dooneyso in la aqoonsado waa inay u dhaqanto sida dowlad aad u daneeynaysa deganaanshaha iyo nabad abuurista Mandaqada oo dhan,Somaliland waa inay ka shaqeeyso sidii koofur u degi lahayd,taas macno weyn bey siineysaa,aqoonsiga wuxuu ku jiraa taas,60-kii ayaa dib loogu laabanayaa,dhibaatada waxay ka jirtaa dhinaca koofurta ee Talyaniga gumeysan jiray,waxaa laga doonayaa in Somaliland dhigto gogol nabadeed,hadii ay aqoonsi dooneyso maxaa yeelay Somaliland way degan tahay,waa meel nabdoon,waana inay dunida ka iibiso inay Koofurta nabadeynteeda gacan ka geysaneyso" ayuu yiri Buubaa. Proff Buubaa Hurre wuxuu qaraxyadii Hargeysa ka sifeeyay mid la doonayay in lagu wiiqo doorashooyinka Somaliland. Sidee u aragtaa in koofurta lagu xalin karo ayaa la waydiiyay Buubaa? " Waxaan qabaa in Koofur caqligeedu taliyo,waxaana ku talinayaa in Somaliland ka shaqeyso sidii koofurta loo nabadeyn lahaa,waa meel degan,dana way ugu jirtaa"ayuu yiri Ismaaciil Mohamud Hurre Buubaa. Proff Ismaaciil Buubaa oo la tiriyo Diblomaasiyiinta waaweyn ee xilalka sare ka qabtay Dowladda Federalka Somalia wuxuu riyo ku sifeeyay in doorasho madaxbanaan ka qabsoomi kareyso Somaliland 2009. " Xukumadda Nuur Cadde waxba ma qaban marka laga reebo dib u heshiisiinta DJabouti oo beesha Caalamka riixeyso,waxaana arrimaha socda u sababa is fiirsi iyo shaqada sideey ku wanaagsan tahay oo laga weecday"ayuu buubaa kaga gaabsaday khilaafka u dhaxeeya Madaxda Federalka Somalia. Hadalka Buubaa uu kaga hadlay inay dhawdahay rajada aqoonsi la siiyo Somaliland ayaa ka dhigan midkii ugu cuslaa ee ka soo baxa Masuul heer Wasiir dibadeed ka soo qabtay Somalia.
-
Somalia: Parliament Speaker, ex-PM Gedi to 'visit Puntland' GAROWE, Somalia Nov 30 (Garowe Online) - A high-level delegation is expected in Somalia's self-governing region of Puntland, including ex-Prime Minister Ali Mohamed Gedi, confidential sources tell Garowe Online. The delegation is expected to arrive in Garowe, the capital of Puntland, on Monday and hold discussions with interim Somali President Abdullahi Yusuf, the sources added. Along with Gedi, the delegation also includes Sheikh Adan "Madobe" Mohamed, the Speaker of parliament; ex-Mogadishu Mayor Mohamed Dheere; and a group of Mogadishu clan chiefs. Prof. Ali Mohamed Gedi, ex-Somali PM The reason for the expected visit to Puntland is unclear, but emerging reports tell Garowe Online that the delegation will meet with traditional and political leaders in Garowe, including Bogor Abdullahi Bogor Muse, who was crowned clan king last week. READ: Somalia's president attends the crowning of a king President Yusuf and Mr. Gedi have had strained relations since 2007, when Gedi resigned as the interim government's first Prime Minister. In recent months, Speaker Madobe has opposed President Yusuf' s policies by engineering a parliament vote in September that rejected the return of 10 Cabinet ministers. Somalia's leader has rejected a power-sharing deal signed between current Prime Minister Nur "Adde" Hassan Hussein and an opposition faction, led by Sheikh Sharif Sheikh Ahmed. The UN-endorsed deal faces many obstacles, including strong opposition from top government leaders in Somalia and Islamist rebels who have rejected the peace process altogether.
-
looooooooooool So Maansha Allaah is in every sentence ?? ....
-
which one is that ?
-
But you said "years ago" and that excludes him from the list ,,,,,,,,, now do not edit the post ,,
-
Not the last one i guess ,,,,,,,
-
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha baarlamaanka uuna kamid yahay prof: Geedi oo laga sugayo Garowe Waxaa magaalada Garowe ka socda u diyaar garow si wayn loogu diyaar garoobayo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Gudomiyaha Baarlamaanka Dawlada KMG ah ee Somalia Sheekh Aadan Madoobe wafdi daas o kasoo kicitimaysa magaalooyinka Baydhabo iyo Nairobi. Wafdidan ayaa waxa ay ka kala imaanaysaa magaalooyinka Baydhabo iyo Nairobi waxaana ay tahay qaar kamid ah xubnaha Baarlamaanka Dawlada KMG ah ee Somalia oo ku kala sugnaa magaalooyinkaas kuwaas oo ay ku casumeen sida ay wararka hoose sheegayaan madaxwaynaha Dawlada KMG ah ee Somalia. Wafdidan ayaa waxaa la filayaa inay kulamo kala gedisan la yeelato madaxwaynaha Dawlada KMG ah ee Somalia oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa xarunta maaamul Goboleedka Puntland ee Somalia kulamo kala gedisan la lahaa madaxda maamulka iyo isimada Puntland. Safarkan ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xilli uu jiro khilaaf wayn oo siyaasadeed oo u dhaxeeyay masuuliyiinta Dawlada KMG ah ee Somalia kuwaas oo isku khilaafay siyaasad Dawlada KMG ah iyo wasiiradii dhawaan la magacaabay iyo waliba heshiiskii Jabuuti. Hadaba wafdidan ayaa sidoo kale warar kasoo baxayaa dhinaca masuuliyiin u dhowdhow madaxwaynaha dawlada KMG ah ee Somalia ayaa waxa ay sheegayaan inay baaqdeen waqti aanla cayimin sababo la xidhiidha diyaar garow dhankooda ah iyo kulamo Baarlamaanka uga socda Baydhabo. Afnugaal News Desk
-
why edited ?? ,, fuley ,,
-
Waar ninku geesisanaa ....
-
Not when he is wearing his white suit .... find his this: and a little beard ........
-
When you're a herdsman in Kenya experiencing a particularly nasty drought desperate times call for, well, a fairly practical and simple measure: birth control, or as some are naming it, the goat condom. The "condom" is actually a square piece of rawhide or plastic called an "olor" that is tied around the male goats belly and "blocks" them from mating with the female goats. Herdsmen in the Maasai community -- where livestock is often the only means of income -- live in a region outside Nairobi that usually has erratic and unreliable rainfall that increasingly threatens their livelihood. The fear is that if the goats breed before the rainy season comes, the females will not be healthy enough to nurture their kids and there will be more goats than there are resources necessary to sustain the herd. The olor may not be a modern measure, but it's certainly effective. Separating the males from the females is not an easy alternative and is, in fact, far more expensive since another herdsman is needed. Once the rains come and the land is rich and green, the olors will be removed and the goats will be free to live free and procreate. All in all, it sounds quite sensible. Thank goodness the global gag rule doesn't apply to livestock. By Rebecca Frankel
-
"Maanta waxaan jecelahay in aan waxoogaa si kooban uga hadlo dhacdadii halkan ka dhacday (Madaxtooyada), laba diiwaan gelinta oo hawl muhiim ah , oo gobolkan Maroodi Jeex ka bilaabmaysa inaan ka hadlo , marka ugu horeysa waxaan tacsi u dirayaa dhamaan dadkii iyo ehladii dadkii falkaasi waxshinimada ee 29-ka October dalkeena lagu soo qaaday ee lagu beegsaday madaxtooyada , xafiiskii Itoobiya iyo UNDP. Tacsi ayaan u dirayaa marka ugu horeysa, Ilaahayna waxaan uga baryayaa kuwii dhaawac ka soo gaadhayna in uu caafimaad siiyo kuwii kalena ilaahay u naxariisto. Laba, Waxa lagama maarmaan ah in aynu is xusuusino in falal argagaxisadu ay ku soo qaaday Somaliland, tii ugu horeeyay Baabuurkii UNDP 19/09/2002 wuxuu ka mid ahaa falalka argaxiso ee lagu soo qaaday dalkeena , nin u dhashay oo la odhan jiray Marin oo huteelka Star lagu dilay 30-kii December, 2002 wuxuu ka mid ahaa falalkii Argagaxiso ee dalkan lagu soo qaaday , Analina 5/10/2003 , gabadhii Nursing ahayd ee Boorame lagu dilay , waxay ka mid ahayd falalkii argagaxiso ee lagu soo qaaday dalkan, waxa ku xigay 22/November/ 2003 falkii lagu dhacay lacagtii Wajaale , oo ninkii shalay qiranayay ee aniga ayaa ka dambeeyay waxan lahaa Ina Cabdi Godane uu madax ka ahaa ,waxa ku xigay dilkii gabadhii reer Kenya 19/03/2004 oo Diin qal laga fuliyay , waxa xigay hawl galkii la doonayay in wax lagu yeelo doorashadeenii Baarlamaanka ee 22/Septemper/2005 , waxaas oo dhan waxa ay ahaayeen falal argagaxiso oo lagu beegsanayay in Somaliland lagu khal khal geliyo, maadaama ummadani waxyaabo badan dedaal badan ay samaysay oo aan odhan karo kuwa sheegta Al Shabaab Al Shayaadiin ayaan anigu u aqaanaa ay rabaan in Somaliland kala mid dhigaan meelahaa waxyaabaha ka dhacaya , waxaan xusuustaa Berrigii u horeysay ee lamaanihii Sheekh la dilay iyo Analina oo ahayd 2003 in aan idhi falalkaasi waa argagaxiso , oo dadku la yaabanaayeen oo ay lahaayeen maxaa dalkeena argagaxiso loogu sheegayaa, waxa xusuus mudan , waayo qofku haddii uu iska dilayo dad bini'aadan ah oo aan wax dambi ah gaysan , magac kale oo markaa loo sheegi karo , oo aan argagaxiso ahayni maanta run ahaantii ma jiro, adduunkaa waad ogaydeene saddexdii maalmood ee u dambeeyay Bombia wixii ka socday, Maraykan tii ku dhacdayy waad ogaydeen 11 September , Maxaa laga bartay , waxa la is weydiiyaa mar-marka qaarkood , waar waxan dhacaya maxaa wax looga qaban waayay waa su'aalaha laga yaabo dadkeena ku soo noq noqdaan , markii la qiimeeyay xaaladahan dhacaya , waxa lagu qiimeeyay waxani ma la ogaan kari waayay , maxaa looga hor tagi waayay , waa waxaanan ku soo dhici karaynin maskaxda bini'aadamka waxyaabahaasi in ay dhacayaan." Madaxweynuhu isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi "Waxa aanu ku dedaali doonaa xukuumad ahaan bal in tayada aqoonta ciidamada amniga kor loo qaado , si ay baraarug u yeeshaan lagaga hor tago dhacdooyinkan. Tii Baarlamaankeena nasiib wanaag waxa inoo suura gashay in aynu sii ogaano laga sii hawl galay , waxa la sii ogaado waa laga hor tagi karaa, laakiin waxa aan la sii ogaan dhibaatadiisa ayay yeelanaysaa in laga hor tago" Mudane Daahir Rayaale Kaahin mar uu ka hadlayay baadhistii halka ay marayso waxa uu yidhi "Baadhistii meel fiican ayay maraysaa , waxba waxaasi fal ee dhacay way ku jireen dad shisheeye ahi inaga ayaa u badnayn mar kastaba dadka samaynayay , dad inaga ah oo la duufsaday , oo quraankaa shaydaanka ee diinta Islaamka aan ku jirin loo akhriyay ayaa falalkaasi inta badan adeegsada, soomaalidu waxa ay ku maah maahdaa "Gudin yahay imaad goyseen haddii badhkay kugu jirin", ninka is qarxiyay ee Hargeysa inoogu yimid hadaanan inagu qarinayn oo aan alaabta u soo ururinayn ma dhici karteen in uu inagu qarxo, waxa markaasi loo baahan yahay shacbiga Somaliland in kuligeen soo wada jeedno , kuligeen Booliis wada noqono ayaa loo baahan yahay oo waxyaabahan ka dhacaya caalamka aragti mid ah oo wadaniyad ah , aniga oo aad ugu amaanaya shacbiga Somaliland in ay mar kastaba aragtidaasi leeyihiin , oo mar kastaba falalkaasi dhacayay gacan ka gaysteen aad ayaan ugu amaanayaa, run ahaantii waxa aan soo jeedinayaa maanta in aanu baraarugeena ku ka weyn aynu qaadano , wakhtiyadaa ay dhacayeen waxay ahayd wakhtigii ugu horeeyay ee doorashooyinka dawladaha hoose samaynay , yacni waxa la inoo diidayaa in aynu dawlad noqono ayaa la inagala dagaalamayaa, falalkaasi oo dhami waxa ay dhaceen wakhtiyadii doorashooyinkii dawladaha hoose ee ugu horeeyay aynu bilownay ayay dhaceen 2002, 2003 ee tii Madaxtooyada aynu bilownay, waxaan xusuustaa berigii aan Ingiriiska tegayay 13/March/2004 ayaan halkan ka baxay , habeenkii aniga oo Addis maraya ayaa waxa la ii sheegay xabaalihii halkaasi ee Ingiriisku ku aasnaa dagaalkii labaad in habeenkaasi la jajabiyay , maalintaa Diin qal lagu dilay qoladaasi ee halkaasi loo galayna waxa ay ahayd maalintii aan Baarlamaanka Ingiriiska ka hadlayay, waad garan karaysaa markaa in aynu Taarget nahay oo dagaal inagu socdo , loona jeedo in qaranimadeenan iyo jiritaankeena in dagaal loola jeedo aniga oo shakhsiya ama qof kale oo shakhsiya, waa dagaal loola jeedo Somaliland iyo nabadeeda, Shacbiga waxa aan u soo jeedinayaa oo aan halkan u marinayaa (Saxaafada) in ay sidaasi u ogaadaan" "Waxa muuqata oo jirta oo aan maanta inaga qarsoonayn , caruurteenii oo magaalo kasta laga kaxeeyay , inamadaasi Shayaadiinta inaga noqday ee Koonfurta jooga Afqaanistaani iyo Ina Cabdi Godane ay madaxda ka yihiin ayaa caruurteena halkan ka gaxeeya oo halkaasi jooga , oo la lugooyaa oo qaarna halkaasi ay ku dhintaan qaarna la inoo soo tababaraa oo la inoo soo celiyaa , waxa muuqata oo aan jecelahay fariintan ka gudbiyo in dad waaweyn oo xitaa culimadeenan waaweyni ku jiraan caruurtoodii qaar ay Kismaayo iyo Xamar ku maqan yihiin, ma odhan karo iyaga ayaa diray , laakiin way ka baxsadeen , waxaan leeyahay geesinimo yeesha aad dawlada ku soo ogaysiisaan, haddii aad u yeelan waydaan waxa aanu u qaadanaynaa in aad raali ka tihiin , ninkii soo sheegi waaya inuu raali ka yahay ayaanu u qaadanaynaa" Madaxweynuhu waxa uu shirkiisa jaraa'id ugu mahad naqay dalal badan oo ay ka mid tahay dawlada Jabuuti , waxana uu yidhi "Waxa aan halkan uga mahad naqayaa Dawlada Jabuuti iyo Madaxweynaha Jabuuti , oo run ahaantii dhaawaceeniina gacan ka gaystay , ahaana Madaxweynihii markii ugu horeysayba ila soo hadlay telefoon igula soo hadlay isla galabtiiba , run ahaantii ballana qaaday in uu wax badan ka tari doono , waxa kale oo aan halkan uga mahad celinayaa dhamaan dalalka caalamka kuwo badan oo ka soo jawaabay tacsina ka soo diray wixii inagu dhacay" Mudane Daahir Rayaale Kaahin mar uu ka hadlayay Baaqyo iyo taageero uu u diray Beesha caalamka waxa uu yidhi "Waxa kale oo aan halkan idiinka sheegayaa in aan u gudbiyay Beesha caalamka Baaq iyo taageero in ay inaga siiyaan sidii aynu ula dagaalami lahayn cadowgan Bini'aadamka, maanta caalamku cadow isku mid ah ayuu yeeshay , haddii uu awal kala duduwanaa waxaad moodaa in caalamkii cadow isku mid ah yeeshay , waxaanan rajaynaynaa in loo sameeyo ciidan gaar ah oo si gaar ah loo tababaro oo la dagaalama haddii ilaahay yidhaahdo , waxa argagaxisada noqday ee shayaadiinta noqday sidii loola dagaalami lahaa haddii ilaahay yidhaahdo" "Waxa kale oo aanu diyaarinay sida distoorkeenu dhigayo qodob-ka Tobnaad Farqadiisa 7-aad , in argagaxisada nooc kasta oo ay tahayba aynu la dagaalano, sidii argagaxisada lagula dagaalamayayna waanu diyaarinay, Golaha Baarlamaanka ayaanu u gudbin doonaa haddii ilaahay yidhaahdo, waayo waa in sifo sharci ah lagula dagaalamaa waxani socda, oo shareecadeenana ku fadhiya , distoorkeenana ku fadhiya , kaasina si deg deg ah ayaanu golayaasha Qaranka ugu gudbin doonaa. Waxa inagu badan had iyo jeer waar tol iyo ilmaadeer baa inagu badan , ninka isku kaa qarxinaya horta tol kulama aha , waa in ay kala baxdaa tolka ninka aynu nahay waa ninka ogol in ay Somaliland jirto, waa ninka ogol in dadka Somaliland nabad galo, waa ninka ogol in aynu nabad ku noolaano hourumarna aynu ku naaloono, ka inaga soo hor jeedaa inala tol ma aha, inalama qola maaha, waa in aynu la dagaalanaa, dhamaanteen inaga oo meel uga soo wada jeedna in aynu la dagaalano ayaa inala gudboon, waxaanan aaminsanahay oo aan kalsooni ku qabaa in ummada Somaliland dagaalkan ka guulaysan doonto, cadow kasta oo isku daya in uu tabahaa soo maleego" ayuu yidhi Madaxweynuhu. Mar uu ka hadlayay Madaxweynuhu arrinta diiwaan gelinta doorashooyinka oo Berri ka bilaabmaysa gobolka Maroodi Jeex waxa uu yidhi "Waxaan jecelahay in aan ka hadlo arrintan diiwaan gelinta , ka mid ayay ahayd waxyaabaha taargatka la inooga dhigtay , waayo marxalad marxaladii hore ka horumarsan ayaynu marba ku tallaabsanaynaa, shalay doorasho caadi ah ayaynu galnay , maanta mid ka weyn oo diiwaan gelin ah oo Voter Registration ah oo ID Card , Somaliland waa markii ugu horeysay oo ay ID Card yeelato , Jinsiyadeeda la xaqiijiyo ayay ahayd, waa dagaal markaasi ujeedo badan leh. Waxaan u soo jeedinayaa shacbiga Somaliland maanta weliba gobolka Maroodi Jeex diiwaan gelintaa in aynu dhamaanteen Booliis ka noqono, ilaalino oo aynu u shaqayno sida ugu wanaagsanm oo aynu cadowgeena tusno in ummad qadiyadeeda ku adag aynu tusno, oo aan liic liici Karin, oo aan la hadidi karayn, oo aan wadadooda ka leexanayn in aynu nahay in aynu muujino ayaan shacbiga u soo jeedinayaa. Waa markii u horeysay oo dalka intiisa badan doorasho ka dhici doonto haddii ilaahay yidhaahdo, taariikh cusub ayaynu galaynaa, dedaalkeenu ma yara, markaasi kuligeen waa in aynu indhaheena furno, baraarug aynu samayno , wadaniyadeenana kor loo qaado ayaa loo baahan yahay , dhibaato kastana waxa aan aaminsanahay in aynu geesinimo kaga gudubno, dedaal, isku dubnaan in aynu kaga gudubno , shacab iyo xukuumadba haddii ilaahay yidhaahdo" Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin Mar uu la hadlayay Dawlada ., Asxaabta Qaranka iyo shacbi weynaha waxa uu yidhi "Waxa aan ku boorinayaa dhamaan Dawlada, Asxaabta Qaranka shacbi weynaha in aynu suurto gal ka dhigno in aynu la shaqayno komishanka doorashooyinka Qaranka , si ay meel mar u noqoto hawsheenaa maanta inoo socota oo gacmaha is wada qabsano oo ka wada shaqayno haddii ilaahay yidhaahdo" Madaxweynuhu mar uu ka hadlayay wefdi wasiiro ah oo uu u diray dalal aynu jaar nahay waxa uu yidhi "Waxa hadda ku maqan dalalka aynu jaarka nahay ilaa Kenya Wasiirkii Qorshaynta iyo Wasiirkii Arrimaha Dibada , iyada oo aan u diray , waad maqlayseen in Wasiirkii Qorshayntu sheegay in la yidhi Securtiy-gii Somaliland ayaa hoos loo dhigay , waa arrin la yaab leh , markii hore ayaynu dulmi ku qabnay ayaan leeyahay heerka ay UN-tu ku qiimaysay Somaliland, markii hore heerka ay ku qiimeeyeen inay dulmi ahayd ayaan aaminsanahay , arrintaasina waa arrin aynu ka dacwiyayno , mid aynu aqbli doonina maaha. Waxa ballan qaadi doonaa xukuumad ahaan dadka martida inoo ah sida Itoobiya, UNDP iyo ajnabiga kale ee dalka maal gashanaya in amnigooda xoojino, oo il dheeraad ah oo tii hore ka toban jibaar ah inaanu iska saarno" Ugu danbayntii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Mar uu la hadlayay UN-ta waxa uu yidhi "Waxaan ugu baaqaynaa UN-tu in ay ka noqoto go'aankaasi oo aan leeyahay waa go'aan aan laga fiirsan, oo aan ku dhisnayn xaqaa'iq"
-
"Let's try now," said producer Said Musa, who, dare I say it, looks a bit like a pirate himself. He has a wild look about him with flashing eyes and a swashbuckling saunter. Despite their concerns about what may be happening back at home, the people in the Somali Service are the most hilarious, irreverent bunch of people in the building. They smoke like chimneys, and laugh uproariously at the most unsuitable jokes. They tease me mercilessly. I was worth dozens of camels when I first arrived at the BBC as a fresh-faced young woman, they say, while now I may only be worth one or two camels, or maybe just a half. I'm sure she will come back more often then ,,,,
-
MOGADISHU, Nov. 30 (Xinhua) -- With Ethiopia's announcement of withdrawing its troops from Somalia by the end of the year, as well as the signing and culmination of the Djibouti peace and power-sharing agreements between the Somali transitional government and a major opposition faction, the political and military equations within the war-torn Horn of Africa country have changed, say analysts, but the future remains "as dark as ever." The Ethiopia government said in a letter sent to the UN Secretary General Ban Ki-moon and the African Union Commission Chairman Jean Ping early last week that it would withdraw its remaining troops from Somalia by the end of 2008, culminating two years of intervention in Somalia. The announcement, which in effect is the formalization of a long process of silent and low profile withdrawal from the country, comes as the Somali transitional government is only controlling Baidoa, the seat of the parliament and pockets of Mogadishu, where the African Union peacekeepers along with the remaining Ethiopian soldiers are protecting government offices as well as the air and sea ports, says Abdurrahman Hussein, a political commentator in the Somali capital. "Ethiopian troops are withdrawing from small areas in the capital and Baidoa in which they still remain, but we should never lose sight of the fact that the (withdrawal) process started way before now," Hussein told Xinhua. "No single foreign soldier either from Ethiopia troops or the African Union peacekeepers are outside the two cities. The rest is under the control of the opposition forces." The opposition, mainly divided into two camps -- the radical Al-Shabaab group and their ideological allies, and the moderate Islamists dominated Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS), are united only in terms of their opposition to the presence of Ethiopian troops in the country. However, the feared Al-Shabaab group is opposed to any talks with what they see as an "apostate government" and demands no less than an Islamic state in Somalia that implements literally every word in the Koran, the holy book of Islam. In contrast, the political leadership of the ARS faction led by the moderate leader Sheik Sharif Sheik Ahmed have entered into peace talks with the transitional government and signed a power sharing deal in which the membership of the Somali parliament will be doubled and a new leadership for the country will be elected at the beginning of next year. The two opposition groups control roughly the same swathes of territories in south and central Somalia with the Al-Shabaab group ruling much of the areas to the south of the capital while ARS' military wing, the Islamic Courts Union (ICU), run much of the regions to the north of Mogadishu. Although some of the commanders of the ICU on the ground have issued statement rejecting the agreement reached with the government by their political leaders in Djibouti and vowed to continue "the holy war" against government forces, their Ethiopianallies and any foreign forces to be deployed in Somalia, the moderate leaders, unlike the Al-Shabaabists, are not opposed to the deployment of UN authorized peacekeeping forces. They have been adding their voice to the need to expedite the deployment of a UN force, saying, just like Ethiopian authorities long held, that "a security vacuum" will be created by the Ethiopian troops' withdrawal. However, the Al-Shabaab group and their likes are bent to fight any foreign troops -- whether Ethiopian forces or UN authorized peacekeepers -- that are deployed in Somalia. They have also clearly stated their unwillingness to share power with what they see as "enemy collaborators." Mohamed Ibrahim, a Somali analyst, says the new leadership will include senior members of the moderate Islamists within the opposition ARS who will need to convince the other groups to join the process with further negotiations needed before a final settlement is reached. "I am doubtful whether the new leadership, who we expect will come mainly from senior ARS leaders and officials of the current Somali transitional government, will have the clout to convince or the power to subdue the new opposition that is the Al-Shabaab and their allies," Ibrahim maintains. "To me as things now stand, the future of this country seems as dark as ever if a rethink is not on the cards about the deployment of any further foreign forces to Somalia."
-
Peace Caravan v1.1: The coming of the Somali Republic!
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
I think it is going back to the beginning. Yey is in Garowe, the rest will go back to Muqdisho and this time instead of warlords there will be war-sheikhs ......... I HOPE NOT ............. -
Time is running really fast ,,,,,, it is flying.
-
kumee kuma arkee ,, kuu waashaye kumee ,,,
-
Good Morning people ................. First Day of December ......... 29 days to the 2009
-
AYI Kwei Armah, Abdullahi Yusuf, the askari's in Somalia and Sheikh Sharif
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Bal waynu eegi Ilaahay khayr ha ka dhigee. Caravan kaas laakiin wuu soo indho cas yahay.