Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Xidigo, i'm laughing at the declaration you posted. Still laughing.
  2. We should take an example of Lebanon ..... Yes, Dagaal diineed can happen if not prevented now.
  3. Jacaylbaro

    2/12

    On a second note, Hayat this is just a miner bad day when you compare to the thousands of people in Somalia that are having horrible days since 1991 ............ At least you are healthy, alive, not worried and have plenty of food.
  4. You'r obssessed with Somalilanders eh ?? ,,,
  5. Dagaal dhismasho iyo dhaawac Sababay ayaa galabta waxaa uu ka dhacay degmada Guraceel ee gobolka Galgaduud. Dagaalka oo bilowday Abaaro 5-tii maqribnimo ee galabta ayaa waxaa uu dhexmaray ciidamada Ururka Al Shabaab iyo ciidamo kale oo la sheegay in ay taabacsanyihiin Ururka Ahlu sunna Waljameeca waxaana la heegay in uu sababay khasaare fara badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadka ku sugan degmada Guraceel. Inta la ogyahay ilaa 2-ruux ayaa ku geeriyootay halka 5-ruux oo rayid ahna ay ku dhaawacantay dagaalkaasi kuwaasi oo loola cararay cusbitaalka degmada Guraceel,waxaana sidoo kale wararku ay sheegayaan in uu jiro khasaare intaa ka badan kaasi oo ilaa iyo hadda aan si dhab ah loo ogeyn. Saraakiil ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in markii hore iyaga weerarka lagu Soo qaaday waxaana ay sheegeen in dhaawacyo fudud ay soo gaareen qaar ka tirsan ciidamada Ururka Al Shabaab. Gudoomiyaha degmada Guraceel Cali Sheekh Max'ud oo ay xariir la samaysay idaacada Shaballe ayaa sheegay in dagaalkii galabta uu u dhexmaray ciidamo ka tirsan ururka Al Shabaab iyo kuwa Ururka Ahlu Sunna Waljameeca,waxaan uu intaa raaciyay in dagaalkaasi ay qeyb ka ahaayeen gaadiidka dagaalka oo ay ku rakibanaayeen qoryaha loo yaqaan Suugaga. Waxaa uu sidoo kale sheegay Cali Sheekh Max'ud in dagaalku uu ka dhashay waxyaabo horay la isuku heystay oo uusan carab baabin,waxaana wararaka qaar ay sheegayaan in dagaalkaasi uu ka bilowday Maxkamadayn la isku qilaafay taasi oo dhalisay in galabta halkaasi uu dagaalku ka qarxo. Xaaladda goobihii ay galabta dagaaladu ka dhaceen ee degmada Guraceel ayaa Caawa dagan waxaana si tar tartiib ah u bilowday howlihii ganacsiga ee degmadaasi inkstoo ay jirto cabsi ku aadan dagaalkii galabta in uu mar kale soo laabto,waxaana Caawa cusbitaalka degmada Guraceel buux dhaafiyay dad fara badan kuwaasi oo wax ka ogaanaya xaaladda dadka ku dhaawacmay dagaalka. Dagaaladaana ayaan ilaa iyo hadda si dhab ah loo ogayn waxa dhaliyay waxaana dadka degmada Guraceel ay caawa hadal hayaan dagaalkii galabta iyo waxyaabihii dhaliyay,waxaana uu noqonayaa dagaalkii ugu horeeyay ee degmadaasi ku dhexmara Ururo Diimeed.
  6. Hadda Yey should say waa inay baxaan ,,,,,,
  7. Hadda Yey should say waa inay baxaan ,,,,,,
  8. I urgently needed a few days off work, but I knew the Boss would not allow me to take leave. I thought that maybe if I acted 'Crazy' he would tell me to take a few days off. > >> So, I hung upside-down on the ceiling and made funny noises. My co-worker (who's blonde) asked me what I was doing. I told her that I was pretending to be a light bulb, so that the boss might think I was 'Crazy' and give me a few days off. A few minutes later the Boss came into the office and asked, 'What in the name of good GOD are you doing?' I told him I was a light bulb.. He said, 'You are clearly stressed out.' Go home and recuperate for a couple of days.' I jumped down and walked out of the office... When my co-worker (the blonde) followed me, the Boss asked her, 'And where do you think you're going....? She said, 'I'm going home, too. You can't possibly expect me to work in the dark!?
  9. looooooooooooool@Ibti ,,,,, you just need to listen to him or he will continue sending for the rest of his life ,,, Ngonge, It is sometimes the same here ,, you will find cinama or Mafrish just in front of a Mosque ,,,,,,,,, or a red house just next to a Madarasah ,, Yeah ,, it works sometimes ,,
  10. Ra'iisul wasaaraha dowlada KMG Nuur Xasan xuseen Nuur Cadde ayaa sheegay in uu danaynayo in ciidamada Ethiopia ay sii joogaan gudaha dalka Soomaaliya inta laga keenayo ciidamo Caalami ah oo nabadda ilaaliya si ay u badalaan ciidamada Ethiopia. Nuur Xasan xuseen (Nuur Cadde) oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula hadlayay wakaaladda wararka Associated Press ayaa waxaa uu muujiyay sida uu u doonayo in ciidamada Ethiopia ay sii joogaan gudaha dalka Soomaaliya inta ciidamo Caalami ah laga helayo si ay u buuxayaan boosaska ay bameeyeen. Ra'iisul waraare Nuur Cadde waxaa uu ugu baaqay QM iyo Beesha Caaalamka in ay taageeraan dowladiisa oo haatan u muuqata mid sii liiceysa waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay in ay Soomaaliya u soo diraan ciidamo nabad ilaalin ah si marka ay Ethiopia u baxdo loo helo kuwa suga amaanka dadka Soomaaliyeed. Waxaa uu Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) uu mar kale soo hadal qaday kooxaha burcad badeeda Soomaalida isagoo beesha caalamka ka codsaday in ay wax ka qabtaan kooxahaasi maadaam uusan dalkiisa iyo dowladiisa ay la dagaalami karin oo aysan wax ka qaban Karin. Hadalka Ra'iisul wasaaraha dowlada KMG Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xili inta badan wadanka Soomaaliya laga hadal hayo ka bixitaanka ciidamada Ethiopia sida uu dhigayo heshiiskii Dalka Jabuuti ay ku wada gaareen dowlada KMG Soomaaliya oo uu horkacayeen Ra'iisul wasaare Nur Cadde iyo isbahaysiga dib u xoraynta oo uu isna hor kacayay Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Shabelle.net
  11. Ra'iisul wasaaraha dowlada KMG Nuur Xasan xuseen Nuur Cadde ayaa sheegay in uu danaynayo in ciidamada Ethiopia ay sii joogaan gudaha dalka Soomaaliya inta laga keenayo ciidamo Caalami ah oo nabadda ilaaliya si ay u badalaan ciidamada Ethiopia. Nuur Xasan xuseen (Nuur Cadde) oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula hadlayay wakaaladda wararka Associated Press ayaa waxaa uu muujiyay sida uu u doonayo in ciidamada Ethiopia ay sii joogaan gudaha dalka Soomaaliya inta ciidamo Caalami ah laga helayo si ay u buuxayaan boosaska ay bameeyeen. Ra'iisul waraare Nuur Cadde waxaa uu ugu baaqay QM iyo Beesha Caaalamka in ay taageeraan dowladiisa oo haatan u muuqata mid sii liiceysa waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay in ay Soomaaliya u soo diraan ciidamo nabad ilaalin ah si marka ay Ethiopia u baxdo loo helo kuwa suga amaanka dadka Soomaaliyeed. Waxaa uu Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) uu mar kale soo hadal qaday kooxaha burcad badeeda Soomaalida isagoo beesha caalamka ka codsaday in ay wax ka qabtaan kooxahaasi maadaam uusan dalkiisa iyo dowladiisa ay la dagaalami karin oo aysan wax ka qaban Karin. Hadalka Ra'iisul wasaaraha dowlada KMG Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xili inta badan wadanka Soomaaliya laga hadal hayo ka bixitaanka ciidamada Ethiopia sida uu dhigayo heshiiskii Dalka Jabuuti ay ku wada gaareen dowlada KMG Soomaaliya oo uu horkacayeen Ra'iisul wasaare Nur Cadde iyo isbahaysiga dib u xoraynta oo uu isna hor kacayay Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Shabelle.net
  12. Maamulka Kismayo oo dabaq ka tuuray Samafale. Maamulka heysta Magaaladda Kismayo ayaa lagu eedeeyay inay Samafal u shaqeeynayay Hay'ada Himilo oo lagu magacaabo Cabdi Casiis Mohamed Diiriye Laylon ka tuureen dabaq,isagoo gacmaha iyo lugaha ka xiran,sida uu Waagacusub u sheegay Cabdi risaaq oo la dhashay ninkaas la dilay. "Walaalkeey kooxaha heysta Kismayo ayaa gurigga kala baxay kadibna isagoo gacmaha iyo lugaha ka xiran ayey ka tuureen dabaq dheer,waan la xiriiray waxayna ii sheegeen inuu madaxa iyo gacan ka jabay,haleey tuso ama dadka degaanka hala tuso raqdiisa ayaan dhahay,wayna diideen"ayuu yiri Cabdi Risaaq Mohamed Diiriye Layloon. "Ninka dabaqa laga tuuray waxaa la marsiiyay xukunka alle,wuxuu ka mid ahaa basaasinta Mareykanka ee Samafalka iska dhigayay" ayuu yiri Sheekh Cumar Cabdi oo u hadlay Maamulka Shabaabiyiinta ku sugan Kismayo. Cabdi risaaq Laylon oo wejigiisa murugo hareysay ayaa cod tiiraanyeysan ku cel celiyay" Walaalkeey ma noola way dileen,waxaana loo dilay qiyaas ahaan Aarsi beeleed" Kismayo waxaa Maamulkeeda awood Melleteri kula wareegay kooxaha sheegta Islaamiyiinta Somalia,waxaana dhawaan xabsiga la dhigay 30 ka tirsan Maleeshiyooyin u dhashay beesha ********* ka gadaal markii ay ka gadoodeen falal lagula kacay dad eheladoodaa. Islaamiyiinta Shabaab iyo Khaalid Bin Waliid waxay dadka dega Magaalada dekadda leh ee Kismayo ku tilmaameen guutooyin wato magac diimeedyo laakiin dhalasho ahaan u badan beesha ********. Si kastaba ha ahaatee,Magaaladda kismaayo ayaa maalmihii ugu dambaysay waxaa ka jiray ugaarsi iyo baaritaano lagu hayo shaqaalaha hay'adaha samafalka iyo Macalimiinta Waxbarashadda.
  13. I urgently needed a few days off work, but I knew the Boss would not allow me to take leave. I thought that maybe if I acted 'Crazy' he would tell me to take a few days off. > >> So, I hung upside-down on the ceiling and made funny noises. My co-worker (who's blonde) asked me what I was doing. I told her that I was pretending to be a light bulb, so that the boss might think I was 'Crazy' and give me a few days off. A few minutes later the Boss came into the office and asked, 'What in the name of good GOD are you doing?' I told him I was a light bulb.. He said, 'You are clearly stressed out.' Go home and recuperate for a couple of days.' I jumped down and walked out of the office... When my co-worker (the blonde) followed me, the Boss asked her, 'And where do you think you're going....? She said, 'I'm going home, too. You can't possibly expect me to work in the dark!?
  14. Residents belonging to up to 100 categories will not be given licences. These include nurses, cooks, carpenters, housemaids, watchmen, tailors, cafeteria waiters, unskilled labourers, gardeners and bakers. I'm sure Norf is not included in these ,,,
  15. loooooooooooooool@cadaan ,,, I'm sure you are better than lots of Somalis here on SOL ,,
  16. ,,, I think many of them are there but they remain silent and don't wanna talk about it ,,,,,,
  17. The coldest weather ?? ,,, -5 it was. Yes, in France last year. Here, i don't even bother to measure the climate. I just know it is cold and it is hot.
  18. Jacaylbaro

    slang

    Hayat, don't worry, he will not even understand what i said here ,,,,,, Look at him now googling the whole thing ,,
  19. Ngonge went for a shiisha session but can't come back as he got a good one from Dubai this time ,,,
  20. I'm sure it does Cadaan ,,, ,thanks for the tip.
  21. As said, it depends on the settings ,, i mean the private settings.
  22. I'm sure A&T and co. would like to comment ..... Actually it is interesting to see how world see this thing and they even argue openly about the size ........... I like the Indians ,,