Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. CL, How da hell can you forget the S..... ehem ,, bank ,,, Come on , i need some info ,,,
  2. Is CL still working in that Bank ?? ,,,
  3. Norf, i told you to drive slowly and be careful beri hore ,,,, meeshu waa khatar cadiim ,,,
  4. loooooool@qalinbiire ,,,,,, Waar ****-gariir baan qaaday niyow ilaa shalay ...
  5. It is time all the crazy ppl gather here to discuss some mental issues ,,,,,,,,, Hello everybody and anybody but nobody ,,,,, I'm going to be assessed tomorrow ,,, I can't wait to see my annual performance rate ,,, wadnahaa i dhugdhug leh ,,,,,
  6. NOW IT IS AMISOM Saraakiisha Ciidamada AMISOM ayaa waxaa ay sheegeen in aysan haysan ciidamo ku filan oo ay ku badelaan boosas ay baneeyaan Ciidamada Ethiopia ee ku sugan Soomaaliya. Taliyaha ciidamada AMISOM ee dalka Soomaaliya Francis okelo oo xalay wareysi siinayay idaacada shabelle ayaa waxa uu sheegay in ciidamada AMISOM aysan ****oli Karin bahida ciidan ee ka jirta dalka Soomaaliya hadii ay faarujiyaan dalka Soomaaliya ciidamada Ethiopia oo lahadal hayo in ay isaga baxaan dalka Okelo ayaa waxa uu shaaca ka qaday in ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya aysan gareynin ilaa iyo 8-kun oo ciidan islamarkaana aysan suura gal aheyn in AMISOM ay ****osho baahidi ciidan ee dalka Soomaaliya hadii Ethiopia ay ka baxaan dalka Soomaaliya Francis okelo mar wax laga weydiiyay xiliga ay suurto gal tahay in ay soo dhameystirmaan ciidamada AMISOM ayaa waxa uu sheegay in aanu dhihi Karin waqtigaasi ayey soo dhameystirmayaan maadaama ciidamadaasi ay yihiin kuwa laga kala keenayo wadamo isku dhaf ah Hadal taliska ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaliya ayaa kusoo aadaya xilli mudooyinkii ugu dambeeyay lahal hayay in ciidamada AMISOM ay isaga baxayaan dalka soomaaliya iyo xili Raiisul Wasaaraha Ethiopia Meles Zanawi uu sheegay in dhawaan ciidamadiisa uu kala baxayo Soomaaliya
  7. FIRST IT WAS NUR CADDE Ra'iisul wasaaraha dowlada KMG Nuur Xasan xuseen Nuur Cadde ayaa sheegay in uu danaynayo in ciidamada Ethiopia ay sii joogaan gudaha dalka Soomaaliya inta laga keenayo ciidamo Caalami ah oo nabadda ilaaliya si ay u badalaan ciidamada Ethiopia. Nuur Xasan xuseen (Nuur Cadde) oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula hadlayay wakaaladda wararka Associated Press ayaa waxaa uu muujiyay sida uu u doonayo in ciidamada Ethiopia ay sii joogaan gudaha dalka Soomaaliya inta ciidamo Caalami ah laga helayo si ay u buuxayaan boosaska ay bameeyeen. Ra'iisul waraare Nuur Cadde waxaa uu ugu baaqay QM iyo Beesha Caaalamka in ay taageeraan dowladiisa oo haatan u muuqata mid sii liiceysa waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay in ay Soomaaliya u soo diraan ciidamo nabad ilaalin ah si marka ay Ethiopia u baxdo loo helo kuwa suga amaanka dadka Soomaaliyeed. Waxaa uu Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) uu mar kale soo hadal qaday kooxaha burcad badeeda Soomaalida isagoo beesha caalamka ka codsaday in ay wax ka qabtaan kooxahaasi maadaam uusan dalkiisa iyo dowladiisa ay la dagaalami karin oo aysan wax ka qaban Karin. Hadalka Ra'iisul wasaaraha dowlada KMG Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xili inta badan wadanka Soomaaliya laga hadal hayo ka bixitaanka ciidamada Ethiopia sida uu dhigayo heshiiskii Dalka Jabuuti ay ku wada gaareen dowlada KMG Soomaaliya oo uu horkacayeen Ra'iisul wasaare Nur Cadde iyo isbahaysiga dib u xoraynta oo uu isna hor kacayay Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Shabelle.net
  8. Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in la nabad galiyo gaadiidka Gurmadka deg deg ah ee shalay lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha golaha Abwaanada Soomaaliyeed eek u sugna magaalada Muqdisho Abwaam Abshir Nuur Faarax Bacadlle Ayaa ku baaqay in aan la xanibin isla markaana aan la dhibaateeyn gaadiidka Gurmadka deg dega ah ee ay shalay ku soo bandhigeen magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay Bacadlle in gaadiidkaasi loogu tala galay in wax loogu qabto dadka dhibaatada ay ka soo gaarto dagaalada isla markana si deg deg ah lagu gaarsiiyo goobaha caafimaad,cidii hor istaagtana ay u arkayaan in ay Dhuun qabaneeyso ummada Soomaaliyeed. Sidoo kale Abwaanka waxaa uu sheegay in loo baahan yahay wax waliba oo ummada Soomaaliyeed wax loogu tarayo in la amman galiyo isla markana gaadiidkani ay qeyb ka yihiin howlaha ummada Soomaaliyeed wax loogu tarayo. Hadalka Abwaan Bacadlle ayaa waxaa uu ka danbeeyay kadib markii shalay magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay illaa 5-gaadiidka Gurmadka deg dega ah kuwasi oo loogu tala galay in ay ****olaan baahida ay shacabka Soomaaliyeed u qabeen Garida goobaha Caafimaadka xiliyada ay dagaalada ka dhacaan magaalada isla markana qasaare dhimasho iyo dhawacyo dad rayid ah ay ka dhashaan.
  9. ,, Inaalillaahi ,, ma waxaasoo geed ah ?? ,,
  10. People don't need past memories when the place is burning right now. Dabka ha la bakhtiiyo first then you can go back to memories anytime.
  11. There are no emergency call numbers here .... Hospitals have some ambulances though.
  12. Somalia: Islamist groups clash in central region, 2 dead GURI EL, Somalia Dec 2 (Garowe Online) - Islamist groups fought against each other in central Somalia Tuesday afternoon in a fierce battle that killed two fighters and wounded six other people including civilians, Radio Garowe reported. The violence sparked around 5pm local time between fighters loyal to al Shabaab and another Islamic group, called Ahlu Sunnah Wal Jamee'a, a government official said. Ali Sheikh Mohamud, the mayor of Guri El town in Galgadud region, told reporters that the two groups are fighting over court-related issues but he did not elaborate. It was the first round of violence among Islamist groups in Galgadud in history, according to local officials and residents. The situation in Guri El town was calm but tense Tuesday evening, with locals worried about renewed violence. Since 2006, Somalia's Islamic groups have fractured into rival camps and engaged in direct attacks against each other in at least three separate incidents.
  13. which one ,, the first or the second ??
  14. Good point Ayoub ,,,,,, Yes, from the day they arrested and disarmed the Yey's personal guards, i realized it is afgebmi.
  15. Waar niyow kii A&T ha la raadiyo bal .... baafinta BBC da ha laga sii daayo sidani si maahee ,,
  16. To survive in Ethiopia you have to become a registered TPLF voter and officially we were told that membership is now in tens of millions. New college graduates have no chance to get a job without being a member and survival depends on getting membership certificate.
  17. Dr. Merara Gudina, the leader of Oromo National Congress(ONC) on Addis Dimts Radio( Nov. 22) said that together with his friends are trying their best to stop TPLF/EPRDF from being in power for long time that was declared to the public few years ago, do not dare life without TPLF. Dr. Merara said that TPLF/EPRDF wants "opposition" parties just to give it a touch of democracy for outsiders and it made it clear that power will never be shared with any one for years to come, forty plus years according the estimate. According to Dr. Merara and his friends, they have no choice but to do their best while beaten and jailed to "organize" and ask support from the Ethiopian people. To that goal he said he is joining others on how to form a united front and challenge TPLF/EPRDF on the coming election in 2010. On his interview he admitted that he and others like him have no choice except to do what he is doing now even if the outcome of any so called "election" is clear for him and his friends. This is what I do not understand or should have been a follow up question. Why people like him do not resign and let TPLF do whatever is doing than be a tool for the regime year after year in participating in fake elections ? Dr. Merara and others like him in parliament are in business where they are sure will break even and never try to make any profit because they know that there will not be any profit but also sure that they will never lose money. However, for poor Ethiopians the politics of business is deadly beyond losing livelihood. To survive in Ethiopia you have to become a registered TPLF voter and officially we were told that membership is now in tens of millions. New college graduates have no chance to get a job without being a member and survival depends on getting membership certificate. If Dr. Merara and his friends chose to be paid for showing up in parliament, it will be hard for ordinary Ethiopians to follow them because they have no money to pay and without TPLF they themselves will be out of business. What we have in Ethiopia is a regime that officially declared to stay in power for many years to come and so called opposition parties like Merara's party who have nothing to give for the people they claimed representing but give a cover for the regime in power for times to come by participating in all fake elections. This is the peaceful or the safe struggle Dr. Merara has chosen for the last eighteen years and willing to continue for the coming years. One thing must be also clear, however, to Dr. Merara that as long as he chose to be a cover for the regime he is not going to be free from the crimes committed by the regime he serves and willing to serve in future. web page
  18. ^ ^ ^ .. Yarku wuu yara dawakhsan yahay ,, tolow maxay kookaha ugu dareen , ??
  19. Memories doesn't help this time ,,,,, ppl need to fix this shyytt first then talk about memories ,, It is all about feel-good ,, not more.
  20. Maasha Allah ........ I hope those ambulances will not be targetter now by the Al-shabaab morons and the Xabashis and their butt-lickers ...
  21. Waa la faayaa Darawalkoow ,,,,,,, I don't think i'll be away from SOL though .... this place is driving me nuts ,,
  22. Last day of the week over here ,,,,, We're given a day off tomorrow if anyone wants to register ,, Will be back on Sunday Insha Allah then again off for 2 days Eid ,,,,,,, whohoooooooo
  23. It is just for a while dee ,,,,, i'm not sure if he will do it just for a while too ,,,
  24. It is just for a while dee ,,,,, i'm not sure if he will do it just for a while too ,,,