
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
JB, You've opposed Alshabab from the Getgo. You have always believed that Alshabab were a threat to Somaliland. This notion that they are at war with SL didn't just show up. I do care about Somaliland and its future, even more so than you do. Adeer if you cared about Somaliland and its future welbeing you would have realized that the party you support so dearly (udub) are the worst enemy of the state. And write this down: If Alshabab provides better alternative government than what we have now, then I am all for it. Now copy that. Mukhtar abu zubeier iyo Ibrahim Zeylic miyaad ka xigtaa Somaliland. dee kama xigtid. Yaa yidhi tuugtan kala caloosha buuran ee Rayaale iyo waxii lamid ah ayaa Somaliland ilaahay ku aaminay. Ilaahay ninkii fiican ee uunoo soo diraba waan raacaynaa. Hadii uu maanta Somaliland inta uu yimaado uu rayaale iyo waxii lamid dabada xabad ka galiyo waan ku raacsanahay. Taas lasoco. Insha Allah khayr. Redsea, I oppossed the Al-Shabab from the beginning coz my allegation of them being a threat to Somaliland has been revealed by them on the 29th of October ......... Means i was right from the beginning and you were (and still) WRONG ... Udub is not more than a political party and will go by the vote ,, they didn't come by tanks and missiles. Same is Rayaale. I'm sure if ,,, ehem ,, your uncle is chosen to lead Udub your stance would change in a blink of an eye ,,, markaa naga daa bahasha ,,, Having said that, I'm not here for the tolka as you tried to label me sxb. I hate tolka and if Somaliland is for a clan i'm out. Markaa don't put me such labels ,, it might be Okey in your side but in my little world it is an INSULT. Now, you are still confused about Al-Shabaab thing. I'm sure you don't even know what they believe and how they work. You just support them coz you think they are fighting against Ethiopia. You need to do some research here before you hate them again.
-
Good Morning everybody and nobody ,,,,,,, It has been a great weekend ,, really.
-
Xildhibaan Wakiilada ah oo Dhaliilay Hadalkii Gudoomiyaha UCID ee Heshiisiinta Kooxaha Soomaaliya Boorama (Somalilandnation) - Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, ayaa ku dhaliilay gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, hadal soo jeedin ah oo uu sheegay gudoomiyuhu in la heshiisiiyo kooxaha Somalia taladeeda isku haya. Hadalkaas oo gudoomiyuhu ka jeediyay xaflad ka dhacday Hargaysa, taas oo ku taliyey in la taageero heshiiska Jabuuti, isla markaana xukuumadu Somaliland ka shaqayso dib u heshiisiinta Kooxaha Somaliya isku haysta. Qoraal uu arrintan kaga hadlayo ayaa waxa uu u qornaa sidan: "Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe wuu isgalaalay, wuuna cadaystay mawqifkiisa siyaasadeed, balse xisbiga Kulmiye ma cagaha ayuu ku jiidanayaa, marka uu leeyahay hadii xukuumadu ka shaqayn waydo heshiisinta kooxaha soomaaliya, waxaa ka shaqayn anaga iyo kulmiye! Waa goorma goorta uu leeyahay aynu ka qayb galo xal u raadinta Soomaaliya, waxaan leehay Faysalow taladini ma kaa cabsibaa ? mise waa kaa hungurayn siyaasadeed ? ma reer gubanaya ayaa reerkaaga lala furaa, mise waxaad ka rajo beeshay doorashooyinkii m/tooyada ee fooda inagu soo haya? Hadii m/weynaha dib loo doorto waa shan sano, shan sanana ma badna, mise waxaad ka doorbidaysaa in aad kursi ka raadsato baarlamaanka iyo xukuumadaas cusub ee la dhisi doono. Anigu waxaan qabaa shirkaa Jabuuti inuu yahay shirkii Goolagoolaha, natiijo laga gaadhayaana ayna jirin oo aan ahayn shirbaa loo qabtay Soomaali, waxaan la yaabanaa tiradii baarlamaankii hore ahaa, maantana waxaa iga sii fajicisay tirada la labanlaabay, taasna waxaan u arkaa islaantii xaabada qaadi kari weyday ee qaarna loogu sii daray. Waxaan ku soo gunaanadayaa qoraalkayga talo bixin aan u soo jeedinaya siyaasiyiinta Somaliland, in ayna xisbiyada qaranku nuglayn hanaanka iyo habsami u socodka Dawladnimada aynu haysano, isla markaana xisbiyada mucaaradku noqon kuwo mashquuliya xukuumada dhisan, balse ha la yimaadaan barnaamijkii Siyaasadeed ee ay ku bedeli lahaayeen dhaliisha ay tilmaamayaan, la socda nabadgelyada iyo nidaamka inoo dhisan."
-
Originally posted by COSTA: when ppl ask me where i am from i lie to them I feel your pain ................
-
Women and age ,,,, Hmmmmm I know this girl who is married and has been claiming to be 18 for the last three years ,,, she just turned to be 19, Yesteday ,,,
-
Now that "Way duushay" has been said, thank you all for your support, love and the some honest replies. Waar ninkan Ngonge indho fiiqanaaa ,,
-
C/Y CAMP ETHOPIA SHOULD STOP MEDDLING IN SOMALIA AFFAIRS
Jacaylbaro replied to Qudhac's topic in Politics
And what da hell is she doing with A/Y ?? ,, she never been in an agreement with him. She should talk to the old man and blame him of Brining Xabashi to his country ...... Cantarabaqash.com -
Beenin Iyo Cambaareyn War Been Abuur Ah Oo Ku Soo Baxay Shabakada Waaga Cusub Warkaas Oo Sheegaya "Shabaabka Oo U Jawaabay Somaliland." Aniga oo ah Cumar Maxamed Faarax kana mid ah suxifiyiinta Somaliland, isla markaana ah wakiilka shabakada Ramaasnews.com ee Somaliland, waxan si weyn u cambaareynayaa war been abuur ah, isla lagu magac dilayo sharaftayga shakhsi maantana ku soo baxay Website-ka Waagacusub. Warkaas Waaga cusub qorey waa been abuur aan sal iyo raadtoona lahayn, waxaanan ka codsanayaa ururada saxaafada iyo xukuumada Somaliland in maamulka waagacusub ay igala qeyb qaataan sidii sharciga loo horkeeni lahaa. Maaha markii ugu horeysa ee shabakadani war been abuur iyo magac dil qaawan ah ku sameyso suxufiyiinta Somaliland, waxaana uu ahaa kii ugu dambeeyey been abuurkii ay ku sameeyeen e-mailka Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Mustafe Cabdi Ciise (Shiine). Ugu dambeyntii waxan ka dalbanayaa shebakadan waagacusub caddeyn ku saabsan warkan ay ku qortay macageyga. Allaa Mahad Leh Cumar Maxamed Faarax Hargeysa-Somaliland
-
Bye Bye tfg and Cheerleaders!!!!!!!!!! Bye Bye indeed .............. Let's see the turn of the nationalism now. The old man is saying it is one clan meeting that is happening in Djibouti. ,,,
-
Ilaalada gaarka ah ee Madaxweyne kuxigenka Puntland ayaa maanta 28 Nov 2008 waraaqo uu ku dalbanayo in xabsigana lagu dhigo labo musharax oo kala ah Saleebaan Wajixaad iyo Musharax C/raxman Xersi Urbeyte ka soo saarey xafiiskiisa. Warku wuxuu intaa ku darayaa in Gen. Cabdisamad Cali Shire uu ciidamadaasi dib u celiyay una shegay iney been tahay waxyabihii lagu soo eedeyey, musharaxiintan oo ahaa in ay ka qeyb galeen kulamo ka dhacay Asmara, kuwas dib ugu laabtey halkii laga soo diray. Musharax C/raxman Xersi ayaa saxaafadda u xaqiijiyay imaanshaha ciidamada ka socday Madaxda Puntland, wuxuuna isagoo ka hadlaya uu yiri "waxaa noo yimid ciidamo waraaqo wata oo la soo qalday, laguna soo amray inaan aniga iyo Musharax Saleebaan Wajixaad shirka ka qeybgeli karin shir madaxtooyada ka socdey oo nala celiyo, waxaana bulshada u sheegeynaa inaan musharax nala mid ahi uusan sugi karin amaanka Musharaxiinta iyo casimada Puntland". Horay ayaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland uu xeer ilaalinta guud u gudbiyay eedeymo ka dhan ah Musharax Saleebaan Wajixaad oo uu u eedeeyay inuu Puntland ka wado burburin. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo musharaxiintaan ayaa kasoo wada jeeda gobolka Sool iyada oo wararka sheegayaan in xubnahaan sumcad xoogan ku leeyihiin beelaha daga gobolkaas. Xigasho:Radio Garowe,Garowe.and Garoweonline.com.
-
AYI Kwei Armah, Abdullahi Yusuf, the askari's in Somalia and Sheikh Sharif
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
What a story yaa A&T ........ Believe me, Sh. Sharif will be escorted by Xabashis very soon. He will even scream and say "Way baxayaane daaya, intay joogaan bay i ilaalinayaane" ,, -
..... Thank you for the laugh.
-
Waar ninku is showing his good side now ..... Look at the Faysal lovers from the south and how they turned to shower their insults on him when he did this ,,,,,,,,,
-
It is just the excerpts of what the old man said isn't it ??? ,, not obsession at all. The Col is the one repeating the word not Suldaanka. So the supposedly President is not turning to be a clan leader eh ?? ,,,
-
Al-Shabaab Was Behind the Suicide Bombs in Hargeisa
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Maqiiqane.com .... adiga waxaagu waa ohine iska aamus sxb. We will not bring Xabashis to kill our own people anyway ,,, so chill. -
Al-Shabaab Was Behind the Suicide Bombs in Hargeisa
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ururka xag jirka ah ee Al Shabaab ee ka dagaalama Koonfurta Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay qirtay in iyagu ka danbeeyeen qaraxyadii 29 October ka dhacay Caasimada Hargeysa. Gudoomiyaha Ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Godane oo kaga hawl gala shabakada Al-Shabaab oo uu weheliyo Ibraahim Xaaji Meecaad (Afgaan), ayaa maalintii shalay sheegay in ay kooxda Al-Shabaab ay ka danbayay qaraxyadii ka dhacay dhawaan Hargeysa ee ay ku dhinten in ka badan 24 qof dhawr iyo soddon qofn aay ku dhaawacmeen. Godane oo kula hadlayay magaalada Janaale ee gobolka Shabeelda Hoose boqolaal ka tirsan kooxda AL Shabaab ayaa isaga oo tix raacaya warbixintii ay maalintii khamistii soo bandhigtay Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland waxa uu sheegay in dhamaan Lixdii nin ee iyagu gaystay weeraradii isqarxinta ahaa ee ka dhacay Hargeysa ay yihiin Ehlu Janno. Arintan ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xilli wasiirka arimaha Gudaha ee Somaliland u qabtay shir saxaafadeed kaas oo uu ku sheegay in weeraradii loo gaystay Somaliland ay ka danbeeyeen kooxda Al-shabaab isagoo si gaar ahna farta ugu fiiqay saddex nin oo kamid ah ururkaasi. Hadaba arintan kooxda Al-Shabaab e ay ka gaysteen magaalada Hargeisa ee xarunta Somaliland ayaa waxa ay tahay arin ay si wayn uga hadleen Besha caalamka oo dha iyadoo ay dhamaanba wadamada caalamku ay si gooni gooni ah uga hadleen arinkaasi iyagoo ku tilmaamay arin waxashnimo ah oo aan loo baahnayn. Afnugaal News Desk -
Sow dabayl-xagaa maaha dee ,,,,
-
Good evening everybody ..... what is up ? It has been a good Friday today ,,, yes was good ,,
-
Actually she should appreciate ,,, i was meaning to talk to her about the issue ,,, but ,, ehem ,, u know ,, ehem ,,,
-
and last time when i opened the other thread i thought that qurbaani of bollywood is there ,,
-
It is not her or him to listen to you ,, you just need to tell what you think is right and move on.
-
FAADUMO C/LAAHI MAANDEEQ OO LAGU SOO DHOWEEYAY HARGEYSA Hargeysa (HWN):- Fanaanada weyn ee Faadumo Cabdilaahi Kaahin [Maandeeq], ee ka caanka ah dhulka Soomaalidu degto ayaa saaka si balaadhan loogu soo dhaweeyay madaarka caalamiga ah ee Egal International ee Magaalada, iyada oo ka soo kicintintay Cariga Ingiriiska oo ay degen tahay, isla markaana ay socdaalkeedan ku soo martay Dalka Jabuuti. Fanaanadan waxa ku soo dhaweeyey Madaarka Hargeysa Wasiirada caafimaadka iyo Shaqada Somaliland Cabdi-Haybe Maxamed, Wasiirka Qoyska Faadumo Suudi Xasan, Wasiir Kuxigeenka Maaliyada Cabdinuur , Xog-hayaha Guud ee Xisbiga UDUB Maxamed Ismaaciil Bulaale,Fanaaniin aad u tira badan, boqolaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan Caasimada iyo marti sharaf kale. "Waxaan ilaahay inooga baryayaa inuu cadowga inaga dul qaado dalkeenii ayaa la qarxiyay ee waxaan ilaahay inooga rajaynayaa inaynu isku duubnaano." Ayey tidhi Faadumo Cabdilaahi Kaahin. Fanaanta, waxay sheegtay inay tahay fanaanad qaran oo saddexda xisbi siyaasadeed KULMIYE, UDUB iyo UCID ee Somaliland u siman yihiin, waxaanay aad ugu mahad naqday dadweynihii iyo madaxdii dhaweeyay. "Aniga dareenka maanta igu jiraa waa dalkaygii oo cadow qarxiyay, Madaxweynaha Somaliland iyo Marwadiisu siday ii soo dhaweeyeen iyo xisbul xaakimka UDUB waan uga mahad naqayaa, waxaanan is ogaaday inaan maanta ahay dawlad. madaxda dambena ilaahay sidan oo kale ha inooga dhigo."ayay tidhi Faanaanadu. Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq waxay shaacaka qaaay inay ka guud ahaaanba ka fadhiisatay Fankii ay mudada badnayd ku jirtay, waxaanay tidhi "Hooyo 7 sanadood masrax ismaan taagin, waxaan sitaa kitaabo quraan ah waxaan ku xisaabtamayaa weynaantayda, haddii aanan dhalinyaradii fankii uga bixin dhagax bay igu dilayaan, fanaaniintii iga yar yaraa Khadra Daahir Cige, masaajidka kama baxdo, Faadumo Haldhaa Masaajidka kama baxo oo weliba way xijaaban tahay iyadu oo ay na dheer tahay, Samriye iyo Hibo Maxamed-na masaajidka kama baxaan, markaa haddii aanaan masaajidka gelin waa mushkilad." "Fanku wuu na niyad jabiyay askariga maanta labada alif leh ayaa todobaadyo dhan taariikhdiisa la wadaa, annaga odayaashii fanku meeye Timo Cadde mee? Cali Xuseen Mee? Guroon Jire Mee Cabdi Iidaan Mee?, Guduudo Carwo Curyaamad weeyaan oo sariir ayaa 11 sanadood kaadida lagaga qaadaa Hargeysa cidi ma oga, markaa maxaan fanka ku sii joogaa, ilaa 1960-kii ayaan taagnaa fanka oo ku jiray"Ayay intaas ku dartay Marwo Maandeeq. Fanaanada oo la weydiiyay siday u aragto in qaar ka mid ah Heesaheedii ay fanaaniin yar yari dib u qaadaan waxaanay tidhi "Waanu u fasaxnay oo waxaanu nidhi waxay ka helayaan ha ka helaan ha ku qaataan." Fanaanadaasi oo ka soo kicitintay dalka Ingiriiska waxay ammaan u soo jeedisay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo ay tilmaantay inay aad u jecel yihiin shacbiga Somaliland oo uu taageero weyn u fidiyay markii Somaliland la qarxiyay. Xog-hayaha guud ee Xisbiga UDUB, Md. Maxamed Ismaaciil Bulaale, ayaa sheegay inuu soo halkan ku soo dhaweynayo Fanaanada Caanka ah, waxaanu yidhi "Waxaanu soo dhaweynaynaa oo aanu halkan u nimid oo sharafta ay leedahay iyo qiimaheeda halkan madaarka ugu soo baxay Faadumo Cabdilaahi Kaahin [Maandeeq] oo ah boqoradii Codka Jamhuuriyada Somaliland, waxaanan kugu soo dhawaynaynaa dalkaagii aad halganka dheer u soo martay iyo dadkaagii aad tacabka lama ilaawaanka ah ku lahayd, ayaa ku soo dhawaynaya." "Dadkan ku soo dhawaynayaa oo kuu soo baxay xisbigaagii UDUB, ee aad socdaalka kaga maqnayd"ayey tidhi Faadumo Cabdilaahi.
-
It is an official trip Ibti ,,,,, It is not a summer vacation.