Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Sadax maalin ka hor ayey aheyd markii ciidamo ka wada tirsan ilaalada shirkadda ku howlan baarista kheyraadka Maamul Goboleedka Puntland ee Africa Oil ay ku dagaalameen gudaha Degmada Ufayn oo ah deegaanka uu ka socdo howlaha sahminta shidaalka, waxaana dagaalkaasi ku dhaawacmay mid ka mid ah ilaalada shirkadda. Sida ay inoogu warameen xubno ku dhow dhow xafiiska Africa Oil ee magaalada Boosaaso waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsan ilaalada shirkadda oo aan mudo labo bilood ah helin wax mushaar ah ay ku qaadeen weerar lama filaan ah shaqaalihii shirkadda xili ay ku guda jireen howsha shidaal baarista, waxaana shaqaalahaasi la weeraray ka mid ahaa Ajaaniibta ku sugan Boosaaso, iyadoo dagaalka mudo kadib uu qabooway. Arintan oo ka dhalatay dhaqaale la'aan soo wajahday ciidamada shirkadda Africa Oil, waxaana markii danbe arintan soo dhex galay xubno ka tirsan xafiiska shirkadda iyo maamulka Puntland gaar ahaan dad ku dhow dhow Madaxweyne Cadde Muuse oo arinta qaboojiyay. Warku wuxuu intaa ku darayaa in maanta ciidamada iyo shaqaalaha kale ee shirkadda ay heleen qeyb ka mid ah lacagihii ay ku doodayeen ciidamada ee dagaalka ka bilowday, iyadoo hal bil mushaarkeed ay heleen, waxaana mushaarka ciidamada midkiiba uu bishii xaq u leeyahay in uu qaato Labo Boqol oo Dollarka Mareykanka, inkastoo ay kala sareeyaan ciidamada hadana kala lacag badan yihiin, balse taasi ay tahay qeybta ugu yar ee ciidamada ay helaan. Radio Garowe
  2. Yaa waydiinaya isaga deee ,, ninku halkan maba joogo laakiin warqada soo *** hadii la yidhaa hadal ka keeeni maayo. Odayaasha horta ha la dhaafo ,,,,,,,,,, halkaasuu war joogaaye.
  3. He left Nairobi today ,, but he lost his way and landed in Garowe ,,,
  4. Madaxweynaha Dowlada kmg Soomaaliya Cabudllaahi Yuusuf Axmed Ayaa safara aan horay loo sii qorsheeyn oo Qarsoodi ah ku tagay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Madaxweynaha oo aan la shaacin cida ku wehlisa safarkiisa ayaa waxaa uu ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya oo uu dhawaanahani ku sugnaa waxana uu horay u sheegay in uu ka qeyb galayo wadahadalada ka soconaya magaalada Jabuuti ee wadanka Jabuuti lamana oga waxa xiligan ku soo beegay in safar aan horay loo sii shaacin uu ku tago magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntlanad wax war ahna weli kama bixin safarkiisa iyo sababaha uu u tagay halkaasi. Wixii warar ah ee ku soo kordha safarka Madaxweyne Cabudllaahu Yuusuf kala soco shabelle.net hadii uu illaah inoo Saamaxo.
  5. Wadahadaladii dhinacyada dowlada iyo isbahaysaiga dib u xoraynta garabka Jabuuti uga socda dalka Jabuuti ayaa xalay heshiis awood qeybo ah laga gaaray. Wadahadalaan oo maalintii shalay aheyd ay isku mari waayeen gudiyada siyaasadda qaabka loo qeybsanayo Awooda Barlamanka ay yeelantooda dowlada cusub ee ay wadaagayaan dhinacyada heshiiska uu uga socda dalka Jabuuti ayaa xalay waxaa magaaladaasi lagu gaaray heshiis balaaran. C/Raxmaan C/shukur Warsame oo ah hogaamiyaha xubnaha isbahaysiga dib u xoraynta uga qeyb galaya wadahadalada Jabuuti oo saakay aroor hore la hadlayay idaacada Shabelle gaar ahaan Barnaamijka Xulka wararka ayaa sheegay in qodabada lagu heshiiyay ay ka mid yihiin in 275-xubnood lagu kordhiyaa Barlamanka Hada jira oo 200-ay yihiin isbahaysiga halka 75-ta kalena ay noqonayaan Bulshada rayidka Ganacsatada iyo siyaasiinta qurba joogta ah. Xiligaasi kadib ayaa waxaa la sheegay in la isku keeni doono 275-xubnood oo ka socda Barlamanka KMG ee haatan jira iyo 275-ka socda isbahaysiga dib u xoraynta garabka Jabuuti kuwaasi oo la sheegay in ay soo dooranayan gudoomiyaha Barlamanka kaasi oo shaqeyn doona mudo labo sano ah. Barlamnakaasi ayaa la sheegay in uu yeelan doono madaxweyne kaasi oo soo magacaabi doona Raiisul wasaare,waxaana la sheegay in heshiiskaasi uu ku dhaqan gali doono mudo bil ah kadib. Sidoo kale C/raxmaan C/shakuur Warsame mar idaacada Shabelle ay wax ka weydiisay arinta ku aadan bxitaanbka ciidamada Ethiopia ayuu sheegay in heshiskii ay ciidamadaasi ku baxayeen uu wali sadiisii yahay islamarkaana ciidamada Ethiopia ay ka baxayaan gudaha dalka Soomaaliya. Dastuurka haatan u dagasan Barlamanka KMG ayaa la sheegay in gudi loo xil saaro doonao kaasi oo wax ka badalaya maadaama uu marxalad cusub galay,waxaana rintaasi loo xilsaara gudi ka shaqeeya oo wax ka badil doono mudo bil ah gudahood. Waxaa kale oo ka mid ahaa heshiiskii xalay in maxkamad loo xil saaro sidii ay u baari laheeyd dambiyda Caalamiga islamarkaana la qabto shir looga hadlayo arimahaasi,waxaana la sheegayaa in heshiiskani maanta barqadii si toos ah loo saxiixayo oo qalinka lagu duugo.
  6. Him ,,, they guy ,,, this one ,,, Inkaari ku dhacday ,,
  7. looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo oooooooooooooooooooooooooool@maalin dhow inaan is delete gareeyaan ka yaabi Waar ka daa ha is delete garayne ,,,,,,,
  8. send me some by DHL ..... i really need it.
  9. ...... waaban yaabay markaan arkay adigoo is quote gareeyay ,,,, Waar reerkii sow ma fiicna ,,,, shaqadiina sow dhagdhag maaha ?
  10. Coffee isn't working today .......
  11. The concern shown by various governments including the United States, regarding numerous acts of piracy in the Gulf of Aden, is a step in the right direction. However, in similar crisis situations, it seems that the West and other maritime interests would rather address a symptom of the problem instead of the root cause. There has not been a functioning government in Somalia since the collapse of the Siad Barre Regime in 1991. Needless to say that there is no way to address the social and financial problems of the struggling fishermen.The breakdown in law and order in the country has created a situation where piracy has become a viable means to support families and communities. So why have the western and other powers suddenly become galvanized to take action in this situation?Well, the numbers just happen to speak for themselves. In this calendar year, over 90 vessels have been seized in the Gulf of Aden . The payment of subsequent ransoms to free the hostages have netted the pirates an estimated US$ 150 million so far this year. Several nations have since deployed warships in an attempt to interdict this trade.We have heard that this is an attempt to solve the piracy issue, but what about the root causes? Recent reports further indicate that the Transitional National Government (TNG) is on the verge of collapse. Its influence has been degraded to the point that it only maintains power in both Mogadishu and Baidoa. So if the TNG collapses as many are assuming, what will be the next course of action? That is the question many analysts continue to ponder. In early 2009 the breakaway region of Somaliland will hold presidential and parliamentary elections. This region has had massive political campaign to show that it is the stable part of Somalia. The region of Puntland has been aggressively targeting the pirates as well. The Islamists are also in control of Southern Somalia as well, meaning that the "Old State" of Somalia may not return at all. If there is a solution that unites the perpetually clan driven politics of Somalia into a central government, that would be a welcome news. But it appears that the two year long effort to have the TNG restore legitimacy to Somalia is failing and could collapse in the near future. It is possible that if the TNG falls then the incidents of piracy could actually increase both in number and in the specific search of targets. Whether or not the TNG fails may not be a bad option. Having three regional governments (Somaliland, Puntland and the Islamist South) with strong central powers and appropriate international backing and/or aid, may be something that has to be considered. This could be the impetus for some form of intervention. Failure to address the situation now could have tan impact on the already volatile neighboring countries of Ethiopia, Kenya, Eritrea and Yemen. And this will not be a problem that could be easily solved by throwing money at it. This will require some nation building on a scale that is yet to be determined. So it appears that the easy answer is to have naval patrols in the Gulf of Aden. However, when will the real issue be addressed? Only time and the unfolding efforts of global actors in the region will tell.
  12. After 60 years of presence in the country, Shell Ethiopia has totally moved out of the Ethiopian market as of November 14, 2008, after Libya Oil Holding Ltd (OiLibya) finalised the purchase and sale agreement it entered with the former. OiLibya, a new trademark in the Ethiopian oil market, has thus started operations since Shell Ethiopia's departure from the market it has operated in for more than half a century. The official date that Libya Oil Ethiopia Ltd begun operations in Ethiopia, November 14, 2008, the de-branding of Shell Ethiopia as well as the re-branding of its 201 retail outlets across Ethiopia, which would be concluded within six months time also occurred on the same day, sources from OiLibya disclosed. A subsidiary of the Netherlands based Royal Dutch Shell Plc, Shell Company (Red Sea) Limited and Incorporated, was formed in 1929 in London. In October 1946, it bought depot facilities previously owned by Agip, the Italian based oil giant, and leased land from the government of Ethiopia on the premises of the current Akaki Depot, including some retail outlets in Addis Abeba. In April 1964, it was renamed Shell Ethiopia Limited. After it bought Agip's business in Ethiopia in 2000, it exited from the Liquified Petroleum Gas (LPG) business in 2004. Three years later, it sold some of its assets to Kobil Ethiopia Ltd, including a depot in Addis Abeba and 63 retail sites across the country. Marking its total exit, it has signed a purchase sale and agreement with OiLibya, which gives the latter 100pc ownership of Shell's down stream oil products marketing business share in Ethiopia. Its 142 employees have been retained by the new North African entrant. The last months of Shell Ethiopia's life had been characterised by the serious confrontation it had with the company's labour union over service benefit claims the employees demanded. With its demise in the country, the dispute now seems to have come to an end. OiLibya has entered the scene with hopes for its future business and for the employees it has taken over. "We are now employees of OiLibya and hope to work in a better environment," Fanuel Samson, president of the Labour Union told Fortune. In what Fanuel referred to as unexpected good news, OiLibya has already pledged a 15pc salary increment for the employees as of January 2009. "The superseding principle is that people on the ground are best placed to develop our business," Manar E. Sall, Corporate Planning Manager of OiLibya said during the Oil Fair held on November 14, 2008. The state-owned OiLibya, previously called Tamoil Africa, operates gasoline stations in African nations, including Egypt and Burkina Faso, and plans to build two pipelines on the continent, one between Kenya and Uganda and another to supply five countries with oil products from a Ugandan refinery. With the largest oil reserve in Africa within in its territories, Libya expanded exploration with the support of international companies, including BP Plc, Royal Dutch Shell Plc and Eni SpA after the US ended almost two decades of sanctions in 2004. Managed by the Libyan Investment Authority, a sovereign wealth fund that manages Libya's assets in other countries, including Libya Oil Holding and Tamoil SA, which owns three refineries in Europe and more than 3,000 filling stations on the continent, the North African giant has now expanded its business to Ethiopia. Following the agreement it signed with Shell Ethiopia in July, the company has discussed its future business with Girma Birru, minister of Trade and Industry (MoTI), Alemayehu Tegenu, minister of Mines and Energy, and Yigzaw Mekonnen, general manager of the Ethiopian Petroleum Enterprise (EPE). As a new company in the Ethiopian business environment, it has also registered at the MoTI. OiLibya has held further discussions with state-owned Ethiopian Airlines and the private construction company, Salini Costratori - the major customers of its predecessor. "The change of ownership in shares does not bring any change in terms and conditions of employment to all staff, as well as to ongoing supply contracts or other business relations entered with business partners at large," stated Bahru Temesgen, External Affairs manager of OiLibya. The Ethiopian oil market, which had for years been dominated by the foreign based Total, Mobil, Agip and Shell, has recently been penetrated by the Kenyan Kobil and the Sudanese Nile Oil, and now the Libyan OiLibya. With the exception of Total, all the earliest oil companies - Agip, Mobil and recently Shell - have left the market. Following a decision in October 2004, by the Ethiopian Council of Ministers to allow both local and foreign companies to operate in the retail of oil, two local companies - National Oil Company (NOC) and Yetebaberut Beherawi Petroleum (YBP) entered the market in November 2005 and May 2006, respectively. web page
  13. loooooooooooooool ,, hehehe ,,,, I didn't sleep well and i'm reading things upside down today. Sorry for that. Yes i do have 4 pages of TOR ..... There is a major change and a complete structuring change going on right now. I'll ba a communications Manager in a month IA. Now i have a higher post than that......
  14. looooooooooooooool ..... This is a family issue Inaabti. It has nothing to do with my occupation which also involves in managing people. (Not after December IA)
  15. Dahabshiil is doing a great job indeed. Isaguna wuu ka taajiray of course ,,,, Aniga iyo Xiddigo maalin dhow waxaanu furanaynaa mid la yidhaahdo Awdalshiil
  16. Subax wanaagsan ,,,,,,,, I slept only 5 hours (i think it is enough) ... and i'm back to work again. Ngonge, haa ninka waa laga quustay ,,, he is not helping me at all. Now i have to argue with Odayaal badan who will not accept this. Muran.com
  17. I was listening to the BBC this morning and they reported the issue. The Thai boat was hijacked by pirates and the captain and his crew were tied at the back. The Indian ship attacked and destroying thinking it is a pirate ship. One died and the captain was found six days after in the sea still alive ,,, he was wearing a live jacket.
  18. Yes it is ... and it happened many of their journalists were arrested different times.
  19. I received it by email about a month ago ,,,, YES it is funny.
  20. Hargaysa,(Qarannews)- Wargayska ugu faca weyn wargaysada ka soo baxa Jamhuuriyada Somaliland ee Jamhuuriyo ayaa maanta 17'toban jirsaday, wargayskaasi oo ah wargays madax banaan waxa uu soo maray maraxalado kala duwan isaga oo ah wargays madax banaan isla markaasna dhex ka ah siyaasda Somaliland, wargayskani oo intii uu jiray abuuray wariyayaal iyo tafatirayaal hana qaaday, kuwaasi oo ku kala baahsan badiba saxafadaha kala gadisan ee dalka, sidoo kale waxa uu ka midka yahay saxaafada sida joogtada ah uga hawl gasha gudaha iyo dibadaba isla markaasna akhristayaasha ku hadla afka Somaliga gaadhsiisa dhacdooyinka caalmka iyo kuwa geeska Afrika siiba wararka Somaliland, iyada oo wargayska xaruntiisu tahay caasimada Somaliland ee Hargaysa. Hadaba Wargeyska Jamhuuriya oo sanad guuradiisii 17-aad xsusay maanta, waxa ay shahaado sharaf gudoonsiiyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, sidaasina waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray afhayenka madaxtooyada Somaliland, warsaxaafdeedkaasi oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada Qarannews, warkaasi oo dhamaystirana waxa uu u qornaa sidan hoos ku xusan. Madaxweynuhu, hadal kooban oo uu munaasibadaasi shahaado sharafta kaga gudoomay Wargeyska Jamhuuriya ka jeediyay, waxa uu ugu mahad naqay Wargeyska iyo maamulayaashiisa garashada ay garteen in ay shahaado sharaf ay siiyaan. Waxa aan aad u rajaynayaa in horumar aad gaadhi doontaan , iyada oo aad tihiin Wargeyska ugu da'da weyn Wargeysyada ka soo baxa Somaliland, waxase aan idinku dar daarayaa in had iyo jeer aad noqotaan kuwo qoraalkiinu ku salaysan yahay Runta iyo xaqiiqada hadba jirta, waxaanan idiin rajaynayaa in aad noqotaan mustaqbalka Wargeys caalamiya oo adduunka meelo badan laga akhristo". Munasibadaasi oo ay ka soo qayb galeen Mulkiilayaasha, Maamulayaasha , Tifaftirayaasha iyo Weriyayaasha waxa ay shahaado sharafta ku qeexeen in uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu si sharaf leh u mutaystay hanaanka dimuqraadiyada, isaga oo ah Madaxweynihii ugu horeeyay ee doorasho xor iyo xalaal ah ka hir galiyay dalka.